Thursday, June 20th, 2013

Ciidammada Xoogga Dalka Oo Howlgal Qorsheysan Ka Fuliyey Xerada Congo Ee Duleedka Magaalada Jowhar

Published on December 7, 2012 by   ·   12 Comments  ·   4,088 views

Howlgal qorsheysan oo lagu khaarijiyey Maleeshiyaad ka tirsan kooxda argigixisada ah ee Al-Shabaab ayaa waxaa laga fuliyey xerada Congo ee duleedka magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelada Dhexe.

Howlgalka ayaa waxaa fuliyey ciidammo ka tirsan Xoogga Dalka Soomaaliyeed duhurnimadii maanta waxaana qorshihiisu ahaa iney Ciidammadu bur buriyaan hub kooxda Al-Shabaab u yaalay xerada Congo iyo maleeshiyaadkii halkaasi ku sugnaa ee la khaarijiyey.

Sarkaal ka tirsan Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaanna saraakiishii hogaamineysay howlgalkii maanta ayaa u sheegay Radio Muqdisho in howlgalkaasi ujeedkiisu ahaa barta lagu qaaday oo ah xerada Congo oo qiyaastii 7KM duleedka Koonfureed kaga beegan magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelada Dhexe.

Howlgalkaasi waxa uu socday waqti kooban waxaana lagu dilay ku dhowaan Toban ka tirsan Maleeshiyada kooxda Argigixisada ah ee Al-Shabaab ayadoo Ciidammadii howlgalkaasi fuliyeyna ay gacanta ku dhigeen hub farabadan.

Howlgalkan qorsheysan ayaa waxa uu yimid waxyar kadib markii ay sidoo kale Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay howlgal qorsheysan ugu qaadeen fariisin ay duleedka garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar ku leeyihiin kooxda argigixisada Al-Shabaab halkaasi oo kooxda qasaare lexaad leh lagu gaarsiiyey.

Saraakiisha Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxey ku tilmaameen howlgallada noocan ah kuwo si dadban loogu daciifinayo awooda Jowhar ay argigixisadu ku leedahay islamarkaana hada si aad ah loo daciifiyey oo dhowaan magaaladaasi ay soo geli doonto ganacta Umadda Soomaaliyeed.

Readers Comments (12)

  1. jamal007 says:

    waso dhaweynya howlgalka nocaasa Xoogga Dalka Ilaah ha quweeyo hagana dhigo kuwa amaanka dalka la wareego waqtiga dhow insha Allah

  2. abdi wahaab says:

    waa in la qabtaa magaalada si loo dhiso noolasha dadka reer jowhar aan helin mudo dheer dib u dhis iyo noolal inta ay haysteen alshaaab dalku waa dowlad. dowladuna waa dadka

  3. wadani says:

    mansha allah gala gala yahuuda al shabab nooga saara magalada barakeysay o wili uusan dagalka ka dhicin ee jowhar shabab waa yahuud umada masaakiinta dhiigooda baneysatay

  4. qaliifo abdi says:

    masha alah alaha qabto cadawga cidamada xoga dalka somaliyeed waxan rajeyha jowhar waxa mamula cidamada dowlada somalia amankeduna wa mid lesku haleey karo lkn males weydiyay shabab mesha eey adi donan welwel badana iyo maxad marki hora uga firsan ilahow cali dhere iyo godane adaan iga dhigin alx

  5. jura says:

    Fadlan. Waxan. Kacodsaneynaa. Sarakisha. Hadi laqabto. Jowhar. In ciidanka. Ladajiyo. Wado. Kasto. Oo. Soo. Gasho. Magalada. Oo aan. Shacabka. Wax. Loo. Dhimin. Thank. You. Cxd

  6. C/qadir muclin maxamud says:

    Farax + faraxad wan sodhawenayaa holgalka noocaan ah ee bambalyo bambalyo ciidamada qaranka somaliyed geesi yaalka sharf leh ilahow idiinku guuley aamiin aamin

  7. C/qadir muclin maxamud says:

    Guul guul waraaxada qalbiga wadaniga togashada alshabaab

  8. masay says:

    goormaa idinkugudanbaysay haybada ciidankaa intakusoobarbaartaay

  9. Alahu akbar alsheydaan hoos

  10. Sadaam says:

    Aniga waxaan ka mid ahay dhageystayaasha radiomuqdisho waxaana jeclahay inaad isoo dhaweysaan

  11. somane says:

    kooxda Dadqalatada ah insha allah waa laga guuleysanayaa ciidanka xoogana waxaan leeyahay waxyar baa idiin haret




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

madiina_hosbital1

Xaalada Caafimaad Ee Dhaawacyadii Shalay La Dhigay Cisbitalka Madiina Oo Soo Hagaageysa

Waxaa ka soo reyneysa xaalada Caafimaad ee dadkii ...
mareykanka calan

Mareykanka Oo Cambaareeyay Weerarkii Argagixiso Ee Shalay Lagu Qaaday Xarunta Hey’adda UNDP

Dowladda Mareykanka ayaa si Kulul u cambaareysay weerarkii ...
Boqashada_baarlmaanka_belgium

Gudoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Iyo Wafdigiisa Oo Booqday Xarunta Baarlamaanka Dalka Belgium “SAWIRRO”

Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee golaha Baarlamaanka Federaalka ...
IMG_9525

Riwaayad lagu wacyigalinayey dadka Muqdisho oo la soo bandhigay “DAAWO VIDEO+SAWIRRO”

Riwaayada oo magaceedu uu ahaa “qarsataye ma adin ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
sawirka wasiirka

Maamulka Puntland oo Cambaareeyey Weerarkii Argagixisadu ay ka Geysteen Xarunta Hay’adda UNDP

Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo shir ...
DSC04640

Madaxweyne Xasan: Al Shabaab Waxey Dhib ku Hayaan Shacabka Mana Naga Leexin Karaan Howlaha Nabadeynta–WARSAXAAFADEED

Muqdisho, 19 June 2013 – Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka ...
ban-ki-moon

Ban ki Moon oo Cambaareeyay Weerarkii argagaxiso ee Maanta Lagu Qaaday Xarunta Q.M ee Muqdisho

Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay Ban Ki Moon ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeenimo ee Radio Muqdisho

WAR HABEEN 19.06.2013
IMG_7735

DAAWO SAWIRRADA:-Shirweynaha Qaran ee Waxbarashada oo Maanta Galay Maalintiisii Labaad

Shirweynaha qaran ee dib u habeynta waxbarashada dalkeena ...
DSC06099

DAAWO SAWIRRADA:-Weerarkii Argigixisonimo Ee Ay Maanta Fashiliyeen Bartilmaameedkiisa Ciidammada Qalabka Sida

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
IMG_0633

Ra’iisul Wasaare Saacid “Qaraxyada Fulaynimada Ah Nagama Hor Istaagayaan Dib U Soo Celinta Nabadda.”“SAWIRRO”

Muqdisho, 19, June, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
kay

Qaramada Midoobay oo Cambaareysay Weerarkii Argagixiso oo Maanta Lagu Qaaday Xarunta Q.M ee Muqdisho:-WARSAAFADEED

Mogadishu, 19 June 2013 – Wakiilka gaarka ah ...
Annadif

Midowga Afrika oo Cambaareeyay Weerarkii Argagixiso ee Maanta Lagu Qaaday Xarunta Qaramada Midoobay ee Magaalada Muqdisho.

Wakiilka gaarka ah ee midowga afrika u qaabilsan ...
DSC05683

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Q.M Uga Tacsiyadeeyey Weerarkii Argigixiso Ee Maanta…. WARSAXAAFADEED

Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

WAR DUHUR 19.06.2013
saacid

Ra,iisulwasaare Saacid oo Cambaareeyay Weerarkii Argagaxisada ahaa ee Maanta Lagu Qaaday Xarunta UNka ee Magaalada Muqdisho

Ra’iisulwasaaraha xukuumadda soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ...
Sequence 06.Still008

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka oo Faahfaahin ka Bixiyay Weerarkii Maleeshiyaadka Shabaab ku Qadeen Xarunta UNka ee Magaalada Muqdisho

Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda soomaaliya ...
DSC01626

Mashaariic Ururka Iskaashiga Islaamka uu ku Dhisayo Iskuulo oo Maanta Muqdisho Laga Bilaabay“SAWIRRO”

Mashruuc ururka iskaashiga islaamka ee OIC uu ku ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421154

War Deg Deg ah:-Ciidamada Qalabka Sida oo Soo Gabagabeeyay Howlgalkii Xarunta UNka.

Ciidamada qalabka sida ee soomaaliya  ayaa goor dhow ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421

War Deg Deg ah:Ciidamada Qalabka sida oo Gudaha u Galay Xarunta UNDP

Ciidamada qalabka sida  ayaa gudaha u galay xarunta ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421

War Deg Deg ah:Qarax Goor Dhow ka Dhacay Xarunta ay UNDP ku Leedahay Agagaarka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku ...
Galgaduud

Bulshada Ku Nool G/Galgaduud Oo Soo Dhaweeysay Shirka Looga Hadlayo Aayaha G/Dhexe

Iyadoo uu socdo shirka looga hadlayo aayaha gobolada ...
IMG_7595

DAAWO SAWIRRADA:- Shir-weynaha Qaran Ee Waxbarashada Oo Maalinitii Labaad Ka Socda Muqdisho

Akhristayaasha Sharafta Leh waxan halkan idinkugu soo bandhigeynaa ...
Galmudug-Logo

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Galmudug Oo Deeq Lacageed Gaarsiisay Caruur Habeen Ka Hor Aabihii Dhalay Uu Dilay Hooyadood

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
astaanta-warka1

Dhageyso Warka Subax

WARKA SUBAX 19.6.2013
astaanta_qaranka13

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Qaban-qaabineysa Shir-weyne Qaran Oo Looga Hadlayo Ammaanka Dalka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Dhalxa5

Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamanka F.S. Oo Qaahira Uga Qeybgalaya Shirka Baarlamaannada Carabta

Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
shir qaran

Shir-weynaha Qaran Ee Waxbarashada Oo Galay Maalintiisii Labaad

Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...
DSCN6079

Arday Soomaaliyeed Oo Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Dalka South Africa”Sawirro”

Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada ...
US-Taliban

Maraykanka iyo Taliban oo Wada Hadalo Nabadeed oo Fool ka Fool ah ku yeelanaya Dalka Qadar

Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
RadioMogadishu_logo

WARGELIN:-Dhageysiga Tooska Ah Radio Muqdisho Ee Internetka Oo Dib Loosoo Celiyey

Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
DSC01330

DAAWO SAWIRRADA:-Shirweynaha Qaran ee Looga Hadlayo Waxbarashada Dalkeena oo Maanta Ka Furmay Magaalada Muqdisho

Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...

Tubta Toosan

TubtaToosan Logo

Barnaamijka Tubta Toosan Hal-Abuurnimada Soomaalida

 Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
TubtaToosan

Sidee loo heli karaa saxaafad xor ah oo mas’uul ah?

Soomaaiya  sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
TubtaToosan1

Barnaamijka Tubta Toosan talo ka dhiibo-DHAGEYSO

Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...

*