Ciidammada Xoogga Dalka Iyo Kuwa AMISOM Oo Wadajir Howlgal Uga Fuliyey Leego
Published on December 4, 2012 by Jayte · No Comments · 2,065 views
Ciidammo ka kala tirsan Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa saakay wadajir howlgal uga fuliyey degmada Leego ee gobolka Shabeelada Hoose.
Howlgalkan ayaa saakay waxaa laga fuliyey degmada Leego iyo deegaanno kale oo hoos yimaada waxaana uu ahaa mid ay Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ku baadi goobayeen haraadiga firxadka kooxda argigixisada ah ee Al-Shabaab.
Abuukar Cabdalla Gudoomiyaha maamulka degmada Leego oo wareysi siiyey Radio Muqdisho ayaa sheegay in howlgalkii saakay ay Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM laga gaaray guul islamarkaana ay gacanta kusoo dhigeen Ciidammadu tiro ka mid aheyd Maleeshiyada Al-Shabaab oo hada baaritaan lagu wado.
Howlgalkan saakay ay Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ay ka sameeyeen degmada Leego iyo deegaanno hoostaga ayaa qeyb ka ah howlgallo guud ahaan lagu xaqiijinayo ammaanka oo ka socanaya gudaha dalka.
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa ...
WAR HABEEN 25 05 2013
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Madaxweynaha dalka Kenya Uhura Kenyata ayaa sheegay in ...
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Shiiq Maxamuud ayaa ...
Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka ku dhaqan magaalada Kismaayo ...
War Duhur 25-05-2013
Waxaa ka socda caasimada dalka Kuwait qabanqaabada loogu ...
Wasaarada arrimaga gudaha iyo amaanka qaranka ayaa maanta ...
Hay,adda maaeaynta musiibooyinka qaranka ayaa maanta deeq raashin ...
Ciyaaraha Hidaha iyo dhaqanka, Raashinka ay Soomaalidu dhaqanka ...
WAR SUBAX I 25 05 13
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa ...
Dadka xoolo dhaqatada ah ee ku nool deegaanno ...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Stockholm ee ...
Shir looga looga hadlayo ganacsiga iyo maalgashiga waddankan ...
Kulan looga hadlayay dhibaatooyinkna soo wajaha haweenka soomaliyeed ...
Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa Barnaamij Todobaadle ah waxaana ...
Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa laga ...
Munaasabad lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha maamulka gobolka Gal-gaduud ...
WAR HABEEN 24.05.2013
Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
War Duhur 24-May-2013
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
WAR SUBAX 24.05.2013
Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...