Ciidammada Nabad Sugidda Qaranka Oo Caawa Degmada Shibis Ku Khaarijiyey Dhagarqabe Doonayey Inuu Wax Dillo
Published on July 14, 2012 by Jayte · 20 Comments · 4,602 views
Ciidammo ka tirsan Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliyeed ayaa fiidnimadii caawa ku khaarijiyey qeybo ka tirsan degmada Shibis ee gobolka Banaadir dhagarqabe ka tirsanaa Maleeshiyada Al-Qaeda oo daanayey inuu wax dillo.
Taliyaha Ciidammada Nabad Sugidda gobolka Banaadir Khaliif Axmed Ereg oo wareysi siiyey Radio Muqdisho ayaa tilmaamay in dhagarqabahan oo ku hubeysnaa bastoolad ay ciidammada Nabad Sugiddu khaarijiyeen xili ay ciidammadu howlgallo amni xaqiijin ah ka wadeen caawa degmooyinka Boondheere iyo Shibis.
“waxa uu isku dayey inuu baxsado waxaana uu ciidammada kusoo riday rasaas balse markii dambe waa la toogtay dhibaatadii uu umadda u maleegayeyna Alle wuu nagu guuleeyey inaan ka hortagno,bastooladiisiina gacanta ayaan ku heynaa” ayuu yiri Corneyl Khaliif Axmed Ereg.
Ugu dambeyntii taliyaha Ciidammada Nabad Sugidda Qaranka ee gobolka Banaadir ayaa xusay in howlgallada xiliga habeenkii ah ee lagu xaqiijinayo ammaanka Caasimadda ay sii wadi doonaan ciidammada Nabad Sugidda Qaranka waxaana uu dhanka kale shacabka ku booriyey iney sii wadaan wadashaqeynta ay la leeyihiin hay’adaha ammaanka.
Talaabadan ay Ciidammada Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka ku khaarijiyeen dhagarqabe ka tirsan Maleeshiyada Al-qaacidada Soomaaliya ayaa qeyb ka ah talaabooyin ay hay’addu uga hortagtay dhagarqabeyaal usoo tafaxeytay leynta shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan dadka waxgalka ah ee Bulshada indhahooda balse mudooyinkan dambe waxaa ay hay’addu kordhisay tallaabooyinka lagu xaqiijinayo amniga taasi oo keentay in ammaanka caasimadda Muqdisho uusoo wanaagsanaado.
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA +17124327760
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Ciyaar Saxiibtinimo ah oo kubadda Koleyga ah ayaa ...
WAR HABEEN 18 05 2013
(Muqdisho, 18 May 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...
Akhristeyaasha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineyna ...
war duhur 18.05.2013
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya ayaa maanta ka hadlay arrimaha ...
Wasiirka Warfaafinta Isgaarisiinta iyo Gaadiidka ayaa kulan la ...
Wafdi ka socday Jaamacada Carabta oo uu hogaaminayay ...
Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayay xarunta degmada ...
Ra’iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa qaabilay ...
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdi Faarax laqanyo ayaa kormeer ...
Wafdigan oo maanta ka ambabixi doona magaalada Muqdisho ...
Warka Subaxnimo Sabti 18-05-2013
Ganacsatada degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud ayaa ...
Kulankan oo lagu qabtay degmada Caabudwaaq ee gobolka ...
Xukuumadda Soomaaliya ayaa beenisay warar been abuur ah ...
Mas’uuliyiin kasocotay safaaradda Soomaliyeed Ee dalka Koonfur Africa ...
Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho ...
Waxaa maanta magaalada Cadaado ee xarunta maamul goboleedka ...
Barnaamijka Imaqashii Imadadaali waxa uu ka mid yahay ...
Muqdisho, 17, May, 2013..... Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Barnaamijka Kulanka Jimcaha waa Barnaamij Todobaadle ah oo ...
Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayey iskaashi cusub ...
WAR HABEEN 17.05.2013
Kulankan oo ahaa mid ay albaabadu uxiraayeen ayuu ...
Maamulka dagmada Deyniile ee gobalka Banaadir ayaa ku ...
WARKA SUBAX 17.5.2013
Waxaa si aad ah u sii kordhaya mudooyinka ...
Ciidamada qalabka sida ee Somaliyeed oo ku sugan ...
Waxaa saaka daggan xaalada deegaano ka tirsan gobalka ...
Hogaamiyihii ururkii burburay ee Xisbul Ismaan Xasan Daahir ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
War Habeen 16-May-2013
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...
dila o dabku rida duliga
eeba mahada leh ilaahey hadhowro ciidamadeena aan ku lidno
Ilaahay hadin kuguuleeyo shaqadaahaysaan siiwada guul ayaa u soohoyatay shacabka somaliyed good job keep doing
dila oo meydkiisa guba xaaraanta diidan inaan dunida la sinaano
Walaahi Radio Muqdisho been meydaan sheegin ceesaantii mas iyo good madax shabeel leeftaa malageedi baa galay hala dillo dhagar qabaha Ciidammada Nabad Sugida sida ay howshooda ugu taaganyihiin waan ku amaanayaa waxaan leeyahay sii wada idinka ayuu dadku idinku hurdaa
asc. ha noolaato ha guuleytaan ciidamadeena har iyo habeen u taagan ka hor taga dhagarqabayasha nabad diidka ah ee ka hor tga cadwga nuuc walba uu yahay waxaan leehay guuleysta nin lagu seexdoow ha seexan.
dila dila dial dial dial oo dab ku rida dcanaa ku yaale
allaha ayaa mahadala waxa ku amanaya ciidanka nabadasugta waad mahadasantihiina guuuuuuuuuuuuuuuuuul illahay haidinkuguleeyo hushiina
wow wuu ku wanagsan yahay in la dilo maxa yelay qof islama ayuu donayey in uu dilo waliba waxa wanagsanay in la qabto daamur kulul lagu rido isago nool ilahay cadab kugu rid
Masha alaaaah cidamada ilaahey garabkooda hagalo wixi dhib wado ilaahey hanaga qabto
rageeedi waaye ciidamada nabad sugida waliba waxaan dhihi lahaa degmo kasta iyo xaafad kasta ee ka kooban tahay in ciidamo badan ladhigo xaafad xaafad wixii shacabka leynayp kaqabta oo guba sidii qoryaha u shida viva ciidamada qalabka sida
Ascw Wan idinla shaqeyneynaa waliba siweyn
dila o dabar goya wana dhiben kuwas shacabga
nabad uma raban cidanka alaaha idn guleyo dadka iyo dalkaba wa no nabadeysen dadka qurba jogane waxey helen daley kuso labtan dalan dalkaga ahen wa darenku joga kuwas ayako nol hala gubo habarki shacabka ayaku dhacay wale xarakatul sheydan waqtikini wa
dhamaday iso dhiba haragi harayow dalkibey qariben o kawanki dadka laku qalayey ka dhiken tas waxa naga dul qaday ale iyo cidankeyna alow cidanka no dhow o no xafid duliga meshadku araktan guba o guba sheydaminta
Aad ayaan ugu faraxsanahay nabad sugideen shaqada ay dalka U haayaan
Waa mahad Illaaheey. Marka xiga ciidankeena nabadsugidda waxaa idiin laheey guul…guuul.oo weliba howsha fara kama qodna ee xaafad kasta guri ka guri haloo baaro hana lagubo meedkooda ama iyagoo nool saliid kulul opo barmiil kujirta lagu rido, sabatoo ah nabaddii ayuu u diidey Shacabkii masaakiinta aheeyd ee muslinka ah .. marka waa in lagubaa.
Ex Coln. Kaariste: waxaan leeyahey guul Ciidankeena nabadsugidda, waa in si naxariis la`aan loola dagaalamaa ninkii diida nabadda, waa mufsid waa in loola dagaalamaa si xun.
Asc marka hore dila shar wadaha manaxa ah ee la six ray waa sixran yihiin dadkaanu maskadu majoogto tahliil baas ayaa lacab sii yay maa noolashaan fican soo raacaan maxaa dadka kareebay haday sixranayn haladilo bakhtiga waa balaaya qabe
waxas aya namarayo masha allah dila ee medkiisa shacabka halodhibo hajiidane nabad sugida wlhi casimada wax badan ayad ka badashen sida aad bakaaro ka dhikten ka dhigo casimada dhan masha allah manta farxad viva nabad sugida waligin jira wcs
asc wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww wagul gul viva dowlada somaliya adi waxan raba wadan kayga oo robod ijojayo inan imado aaaaaaaaaaaaaaaaa ilohow nokas qiyaray wadankena aan mal gashano
Dadkoo dhan waxey leyihiin dila haladilo tasi ma ahan mid ey ku sii dageyso xalada dadlka, qofka wa somali evaryboddy o laqaban laha hadii ladilo ki laga shakiyo ladilo wa in lahubsada qofka waxan ogahay o ad ogtihiin dad badan o hubsino la,aan loo dilay taasina nabadgalyo kuma soo dag dageyso dadoow haleskudayo in aad heshaan figrad aan dila aheen lasocda qof bilaadan ah in uu dhinto masahlana nafta hadey kabaxdne ma loo so celin karo …………………