Ciidammada dowladda oo kaabiga ku haya Bardaale
Published on February 22, 2012 by Feysal · No Comments · 1,674 views
Malleeshiyaadka kooxda Al-Qaacidda ayaa isaga baxay degmada Bardaale ee gobolka Baay kadib markii ay kaabiga soo saareen ciidammada dowladda Soomaaliya oo shalay la wareegay deegaannada Yurkud iyo Bohol Bashiir.
Wararka uu saakay Radio Muqdisho ka helayo degmada Bardaale ee gobolka Baay ayaa sheegay in malleeshiyaadka Al-Qaacidda ay halkaasi isaga baxeen kadib markii ay cabsi uga timid dhanka ciidammada dowladda Soomaaliya oo ku soo wajahan gudaha degmada Bardaale haddana Kaabiga ku haya.
Dad hoobjoogayaal ah ayaa inoo xaqiijiyay in la arkayay malleeshiyaadka Al-Qaacidda oo degmada Bardaale uga baxaya dhanka magaalada Baydhabo oo ah beegsiga koowaad ee ciidammada dowladda, waxaana magaalada ay ka qaateen malleeshiyaadka dhammaan sahnaddii u taallay.
Saraakiisha ciidammada dowladda Soomaaliya oo aan la xiriirnay ayaa inoo sheegay in xalay ay ku baryeen meel 5km u jirta degmada Bardaale, saacadaha soo socdana ciidammada dowladda lagu arki doono gudaha degmadaasi.
Cudada ciidammada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya ciidammada dowladda Itoobiya ayaa ah kuwa la rajeenayo in maalmaha soo socda ay si buuxda ula wareegeen magaalada Baydhaba oo ka mid ah magaalooyin ugu Istaajiyadsan gobollada dalka.
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA +17124327760
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...