Ciidammada Dowladda Ee Jubooyinka Oo Fashiliyey Weerar Ay Shabaab Soo Qorsheeyeen
Published on September 30, 2011 by Jayte · No Comments · 985 views
Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa fashiliyey weerar ay soo qorsheeyeen Maleeshiyada kooxda Shabaab kaasi oo kooxda loogu geystay Qasaare lexaad leh.
Iskudaygan Fashilmey ayaa waxa ay Maleeshiyada kooxda Shabaab kusoo qaadeen degmada Dhoobleey ee gobolka Jubada Hoose duhurnimadii maanta ayaga oo Ciidammada Dowladda ee ku sugan degmada Dhoobleeyna ay ku guuleysteen inay magaalada ka difaacaan dhibaatada ay kooxdu usoo maleegtay.
Saraakiil ka tirsan Ciidammada Xoogga Dalka oo ku sugan degmada Dhoobleey ayaa u sheegay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya in Ciidammadu ay gacanta ku dhigeen gaadiid dagaal iyo hub ay wateen Maleeshiyada Shabaab islamarkaana ay goobta ku dileen Maleeshiyaad ka badan Toban.
Mar sidoo kale aynu weydiinay Saraakiisha ku sugan degmada Dhoobleey inta uu gaarsiisanyahay cadadka tirada Maleeshiyada Shabaab ee goobta ay ku dileen ayey tilmaameen in qasaaraha kooxda soo gaaray aawgeed ay wadaan tirakoob ku aadan meydadka ay Shabaabku goobta kaga carareen.
Maleeshiyada kooxda Shabaab ayaa mudooyinkan waday qorshayaal ay ku doonayeen inay Ammaan xumo kaga abuuraan degmooyinka lagala wareegay ee gobollada Koonfureed balse weerarkan fashilmay ayaa qeyb ka ah qorshayaal ay horey u maleegeen oo ay Ciidammada Qalabka Sida ka hortageen.
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...