Ciidammada Badda Turkiga oo waqtiga loo kordhiyay iyo Burcad badeed Laba Dooni afduubtay
Published on January 27, 2012 by Feysal · No Comments · 580 views
Baarlamaanka dalka Turkiga ayaa isku raacay in muddo Hal sano ah loo kordhiyo howlgalka ciidammada Badda Turkiga ay ka wadaan Xeebaha Soomaaliya, dhinaca kale burcad badeed Soomaali ah ayaa shalay galinkii danbe afduub ugu geystay Xeebaha dalka Yemen Laba Dooni oo laga lee yahaya dalkaasi.
Baarlamaanka dalka Turkiga oo fadhi ka yeeshay arrinta ku aadan howlgalka Babdda ee ciidammada Turkiga ayaa dood dheer kadib isku raacay in muddo Hal sano ah loo kordhiyo ciidammada caalamiga ah ee dowladda Turkiga ka socda, si ay u xoojiyaan howgalka Atlanta ee ka socda gacanka.
Ciidammada Badda ee dowladda Turkiga ayaa lagu ammaanay in ay marar badan ka hor tageen weerarro ay kooxaha burcad badeedda ka fulin rabeen meelo ka baxsan Xeebaha Soomaaliya.
Howlgalka ciidammada Badda Turkiga ayaa ku ekaa 10-ka bisha February ee sanadkan, tan iyo markii ciidammada Turkiga ay ku soo biireen howgalka loogu magac daray Atlanta ayaa waxaa ay fuliyeen in ka badan 200 oo ka hortag weeraro burcad badeed Soomaali ah.
Dhinaca kale burcad badeed Soomaali ah ayaa shalay galinkii danbe Xeeba dalka Yemen ka afduubtay Laba Dooni oo laga lee yahay dalkaasi Yemem.
Labada Dooni ee ay burcad badeedda Afduubteen ayaa waxaa saarnaa Siddeed ka mid ah Badmaaxiyiinta dalka Yemen, iyadoo Doonidaasi ay afduuban tahay wax ka yar Siddeex iyo Toban ayaa sacadood.
Saraakiisha dalka Yemen ayaa warbaahinta u sheegay in aysan ka war hayn halka loola dhaqaaqay Doonida laga afduubtay Xeebahooda, iyadoo ciidammada Badda Yemen ay baadi goob ugu jiraan Doonidaasi ay saaran yihiin Badmaaxiyiinta reer Yemen ah.
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA +17124327760
Tartan kor loogu qaaday aqoonta Ardayda wax ka ...
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...