Ciidamada Qalabka sida oo saaka howlgalo lagu sugayo ammaanka ka wada xaafado ka mid ah degmada Heliwaa
Published on January 28, 2013 by Mowliid · 4 Comments · 2,361 views
Ciidamada qalabka sida ayaa saaka howlgalo lagu sugayo amaanka ka wada xaafado ka mid ah degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir
Howlgalkan oo waaberigaa saaka ka bilowday xaafadaha Cadaala, Waxaracade ilaa Suuqa Xoolaha ayaa ahaa mid lagu sugayay amaanka, iyadoo gacanta lagu soo dhigay in ka badan Lix boqol oo qofood kuwaas oo isugu jira kuwo lagu soo qabtay burcadnimo iyo kuwo lagu tuhmayo in ay ka mid yihiin maleeshiyaadka Shabaab.
Taliyaha ciidamada Booliiska Gobolka Banaadir General Axmed Xasan Maalin ayaa Radio Muqdisho u sheegay in howlgalkani uu qeyb ka yahay dadaalada lagu xaqiijinayo amaanka caasimada Muqdisho, isagoo intaa ku daray in ciidamadu ay gacanta ku soo dhigeen in ka badan Lix boqol oo qofood oo hada baaritaano lagu hayo si loo kala saaro loona sii daayo cidii aan dambi laheyn.
Howlgalkan ayaa todobaadyadii ugu dambeyay si xowli ah uga soconayay xaafadaha kala duwan ee degmooyinka gobolka Banaadir kaas oo sare loogu qaadayo amaanka Muqdisho.
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Muqdisho, 19, June, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
Mogadishu, 19 June 2013 – Wakiilka gaarka ah ...
Wakiilka gaarka ah ee midowga afrika u qaabilsan ...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh ...
WAR DUHUR 19.06.2013
Ra’iisulwasaaraha xukuumadda soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda soomaaliya ...
Mashruuc ururka iskaashiga islaamka ee OIC uu ku ...
Ciidamada qalabka sida ee soomaaliya ayaa goor dhow ...
Ciidamada qalabka sida ayaa gudaha u galay xarunta ...
Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku ...
Iyadoo uu socdo shirka looga hadlayo aayaha gobolada ...
Akhristayaasha Sharafta Leh waxan halkan idinkugu soo bandhigeynaa ...
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
WARKA SUBAX 19.6.2013
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...
Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada ...
Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ...
Xaflad SI heer sare ah loosoo agaasimay oo ...
Hay’adda wada Hadalka Bulshada ee CCD ayaa xarunta ...
Kulankan oo ay ka soo qeyb galeen waxgarad,siyaasiyiin,aqoonyahano,haween ...
WAR DUHUR 18.06.2013
Ciidmada booliska Kenya ayaa magaalada Mombasa ku toogtay ...
Muqdisho, 18, June 20133…Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...
Sugida amaanka Magaalada Muqdisho waa arin muhiima taasoo loobaahan yahay kooxaha Alqaacidada Soomaaliya oo Milatari ahaan looga adkaaday in intalajanti ahaana loo ataago in loo baahan yahay iyaga iyo Burcada hubaysan ee Dowlada dariiskeeda sidata.
Ciidamada qalabka sidaahi oo howlgalkaasi intooda badan fuliyay waxaa looga baahan yahay in degmooyinka gobolka banaadir ay ku baahay sida tookiyada degmada Howlwadaag oo ay ku badan yahiin
iyada oo xogag saxa laga doonayo inay ku duulaan tagaan .
kooxahani oo gabaad ka dhiganaya shacabka ayaa xaafadaha magaalada guryo kareeysanaya loona baahan yahay Sirdoonka degmooyinka in la badiyo
halagu wado shabaab iyo tuugo waa isla mid
alaha garab galo ciidamada qalaba sida iyo doowladda soomaaliya kuwa qaldana alaha soo toosiyo dadweeynahana waa in ey a qeyb qaataan si loo sugo amaanka amaan la,aan waa nolal la ,aan
Asc marka hore Hanabalyo hayadah amanka muqdisho halwado holgalad kooxd qawaarijta waa dibceen hada xitaa naagti u qaabil saneed banbooyink inii kala gudbiso inii dhumatay xaafadi dagneed waa ka carara taya hada jan iyo cirib meel ii dhitay lama yaqaano ayada iyo labo naaga kale oo saaxib laha hoosha u qaabilsana waa guul u soo hoyatay hayadah amanka masha alaaha mida kale waxa u dhiman shaqo culus yii isdhihin waa nadifisen dhilqihii ku jiray magaalad muqdisho ha isdhiganini nimanka waa mucjisho hadi janis yar helan waa bas hada janis yar waa wayeen ayaga ku jiro gormeeh liila qabana kuwa hada ku haray qabo ka mid ah muqdisho mida kale labo dagmo warta nabada iyo holwadaag il gar ah hala socodo hal baaro halmar hal waax nah yaa laga tagin sida dagamoyinka kale loo baaraya waxa ku soo dhuntay hada kuwa ka soo firxaday dagmooyin kale waa arki doontan marka gashan guryah qaar waxa ku ariki doontan niman mudo dhuu dhuu manayay oo la raadi nayaya