Friday, August 1st, 2014

Ciidamada oo maanta Howlgal Amaanka Lagu Sugayo Dadna Lagu Soo Qabqabtay ka sameeyay B/weyne

Published on June 23, 2013 by   ·   No Comments  ·   949 views

Howlgal balaaran oo ay  si wada jir ah u fulinayaan Ciidamada booliska.Nabad Sugidda,iyo Milatariga ku sugan magaalada b/weyne ayaa waxaa looga gol leeyahay xaqiijinta amaanka guud ee magaalada b/weeyne.

Howlgalladda ayaa maanta  inta badan waxaa laga fuliyay hoteeladda iyo xaafadaha magaalada B/weeyne.

Taliyaha Saldhigga booliska ee magaalada b/weeyne Gashanle Dhexe Cali Dhuux Cabdi mahad alle ayaa sheegay in howlgalladan ay sii socon doonaan,isagoo sheegay in howlgalladan ay ku soo beegmayaan xili ay soo dhawyihiin loona diyaar garoobayo xuska munaasabadaha 26ka June iyo 1da Luuliyo.

Cali dhuux Cabdi Mahad alle ayaa sheegay in howlgalkan uu yimid ka dib markii ay milkiilayaasha hoteelada ugu baaqeen inay soo diiwaan galiyaan dadka degan hoteelada ku yaala magaalada b/weeyne laakiin aysan ka soo bixin baaqii loo jeediyay.

Cali Dhuux ayaa intaasi ku daray in howlgalka maanta ay soo qabqabteen dad gaaraya ilaa 200 oo qof,isagoo sheegay in la baari doono dadkaasi la soo qabtay si look ala saaro.

Howlgalladan ayaa waxa ay qeyb ka yihiin dadaallada ciidamada ku sugan magaalada b/weeyne ay gudaha magaalada uga sifeynayaan haraadiga maleeshiyaadka Al-shabaab ee doonaya inay dhibaateeyaan shacabka ku dhaqan gobolkaasi

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

WAR CALI PK.Still005

Ciidamo Tababar Loogu Soo Xiray Muqdisho “Sawirro”

Munaasabadani tababarka loogu soo xirayay 250 askari oo ...
unnamed-9

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Maanta booqasho ku tegay Garbahaareey:-War-Saxaafadeed+Sawirro

Muqdisho, 31 July 2014- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
vlcsnap-2014-07-31-22h12m04s195

Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida Oo Mar Kale Xukun Ku Riday Dhagar Qabayaal “Sawirro”

Maxkamadda Sare  ee  Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-HABEEN-31.7.2014.mp3"][/audio]
4

Golaha Wasiirada oo Warbixin ku aadan Ammaanka dalka ka dhageystay Taliyayaasha Ciidamadda “Sawirro”

Mogadishu, July 31, 2014—–Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
Madaxweyne Xasan

Madaxweynaha Dalka Oo Goor Dhaweyd Muqdisho Ku Soo Laabtay Kaddib Howlo Shaqo Uu Ku Tagay Garbahaareey

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
DSC04183

Daawo Sawirada:-Munaasabad Lagu Taageerayay Heshiiskii Maamul u Sameynta Gobolada Dhexe oo Dhuusamareeb Lagu Qabtay

Akhristayaasheena sharafta leh waxa aan halkan idinkugu soo ...
10300322_1481702595401828_5867803989243491602_n

Duqa Magaaladda Muqdisho oo soo Bandhigay qorshaha Xasilinta Caaasimadda“SAWIRRO”

Guddomiyaha G/Banaadir Ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Xasan Maxamed ...
IMG_4755

Madaxwaynaha Maamulka Puntland oo maanta Xariga kajaray Buundada Middigar ee Sunujiif Gobolka Nugaal “SAWIRRO”

Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ...
Calanka-Mareykanka-

Dawlada Mareykanka oo soo dhaweysay heshiiska laga gaaray maamul u samaynta Gobollada Dhexe ee Soomaaliya:-War-Saxaafadeed

Ku simaha Ergeyga Gaarka ah ee Dowlada Mareykanka ...
Gudoomiye Jawaari Trondheim (5)

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Khudbad Ka Jeediyey Shir Looga Hadlayey Dardar gelinta Dimuqraadiyeynta Soomaaliya “SAWIRRO”

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed ...
bayle

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Guddiga Arrimaha Dibadda ee Baarlamaanka oo shir wada qaatay “SAWIRRO”

Mogadishu, July 31, 2014-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta ...
Dumar

Alshabaab iyo Laynta haweenka

Maleeshiyada Alshabaab ee xag jirka ahi, waxay gabood ...
indhoolayaal_thumb

Marwada Raysul Wasaaraha Soomaaliya oo Deeq Raashin ah gaarsiisay Dugsiga indhoolayaasha

Marwada Ra’isul Wasaaraha Marwo Fartuun Axmed Diiriye oo ...
DSC06872

Wasiirka Warfaafinta oo ardey Indhoolayaal ah xarunta wasaaradda kulan dhiiragelin ah ugu sameeyey (Daawo Sawirro)

Kulankan dhiiragelinta ah ee uu wasiirka Warfaafinta Xukuumadda ...
Hassan Sheikh Mohamud

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka oo gaaray Garbohaarrey

Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ...
howlgal

Ciidamada Ammaanka Oo Howlgallo Baaritaanno Ah Saaka Ka Wada Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Ammaanka iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM, ...
Nicholas-Kay

Nicholas Kay Oo Taageeray Heshiiska Maamul U Sameynta Gobolada Mudug Iyo Galgaduud

Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada ...
heshiis

Bulshada Ku Nool Degmada Dhuusamareeb Oo Soo Dhaweeysay Heshiiska Maamul U Sameynta G/Mudug Iyo Galgaduud

Bulshada ku nool degmada Dhuusamareeb ayaa soo dhoweeysay ...
astaanta-warka16

Warka Subax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WAR-SUBAX-31-7-2014.mp3"][/audio]
IMG_4708

Amb Cali Ameriko oo Maanta Booqday oo Deeq Lacageedna Gaarsiiyay Xarun Lagu Xanaaneeyo Gabdhaha la Kulmo Tacidiyadaha La Xiriira jinsiga “Sawirro”

Safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Amb ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
shir way

Madaxweynaha Iyo Ra’isul Wasaaraha Dalka Oo Si Isku Mid Ah U Soo Dhaweeyay Hishiiska ay Gaareen Maamulada Gobolada Dhexe “Sawirro”

Muqdisho, 30, luuliyo, 2014... Ra’iisul Wasaare Xukuumadda Federaalka ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WAR-HABEEN-30.07.2014.mp3"][/audio]
IMG_5593

Heshiis Maamul loogu dhisayo Gobollada Dhexe Oo Maanta lagu saxiixay Muqdisho “Sawirro”

Munaasabada heshiiskani lagu kala saxiixanayay oo lagu qabtay ...
gaashaandhiga

Wasaaradda Gaashaandhiga Oo In Ka Badan 24-sano Kaddib Maanta Ku Shaqo Bilowday Xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga Ee Deyniile

Wasiirka Wasaaradda gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Gen Maxamed ...
Sequence 97.Still001

Maxkamadda darajada Koowaad ee ciidamada oo xukunno dil iyo xabsi daa’in ku riday Shabaab “Dhageyso+Sawirro”

Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-DUHUR-30.07.2014.mp3"][/audio]
howlgal

DAAWO VIDEO:- Ciidamada amniga oo toogasho ku dilay dhagar qabeyaal ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta aga ...
20140727_115323

Mataanno isku dhegan oo caafimaad dibadda ah loo raadinayo “SAWIRRO”

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda ...
IMG_4427

Dr Cabdiweli Gaas oo shahaadooyin guddoonsiiyay carruur da’yar ah “SAWIRRO”

Madxwaynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdiwali Maxamed ...
vlcsnap-2014-07-29-07h08m58s183

Gudoomiyaha Baarlamanka Maamulka Puntland Oo Booqanaya Deegaanno Hoos Yimaada Maamulkaasi

Wafdi uu hogaaminayey guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Puntland Siciid ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WAR-SUBAX-30-7-2014.mp3"][/audio]

Tubta Toosan

Dumar

Alshabaab iyo Laynta haweenka

Maleeshiyada Alshabaab ee xag jirka ahi, waxay gabood ...
ليلة القدر 1

Laylatul Qadriga iyo Axkaamta Fidrada

Tobanka maalmood ee ugu dambeysa bisha Ramadaan waa ...
images (12)

Ramadaanka & Daadinta Dhiigga

Waxaan ku ku jirnaa tobankii dhexe ee bisha ...