Ciidamada ku sugan gobolka Baay oo loo bilaabay qaadashada mushaarka
Published on January 3, 2013 by Canab · 5 Comments · 2,220 views
Wasaaradda gaashaandhiga Soomaaliya ayaa bilaawday bixinta mushaarka ciidamada dowladda ee ku sugan gobolka Baay.
Mudane C/xakiim Fiqi iyo saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda oo muddo laba maalin ah safar ku joogay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa maanta u bilaabay ciidamada ku sugan gobolaasi bixinta mushaarka xili uu kormeer ku tagay xero tababar loogu soo xiray ciidamo ka tirsan dowladda oo ku sugan gobolkaasi.
Wasiirka Difaaca dalka iyo wafdigii la socday oo booqday deegaanka lagu magacaabo Goofgaduud oo qiyaastii 30 KM u jirto magaalada Baydhabo halkaas oo ay ku sugan yihiin ciidamo ka tirsan dowladda oo dhowaan loogu soo xiray tababar.
Taliyaha ciidamada XDS oo hadal u jeediyay ciidamada ayaa sheegay in looga baahan yahay sidii ay goobaha yare ee ka tirsan dalka ciidamadaasi uga qeyb qaadan lahaayeen sidii ay uga xoreyn lahaayeen maleeshiyada kooxda shabaab.
Wasiirka iyo xubnihii la socday ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, waxaana wasiirka markii uu ka soo dagay garoonka uu ka warbixiyay safarkiisa isagoona sheegay in uu ku soo dhamaaday guud.
wafdi uu hoggaaminayo wasiirka ayaa mudo laba maalin ah safar ku joogay magaalada Baydhabo halkaas oo ay kulamo kala duwan kula qaateen mas’uuliyiinta maamulka, saraakiisha ciidamada, waxgaradka iyo shacabka ku dhaqanka gobolkaasi waxaana ujeedka socdaalka uu yahay u kuurgalida xaaladda gobolkaasi.
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
WAR SUBAX 24.05.2013
Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
WAR HABEEN 23 05 2013
Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
WAR DUHUR 23.05.2013
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
WARKA SUBAX 23.5.2013
Iska hor imaad geystay qasaaro iskugu jira dhimasho ...
Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dalalka South Africa ...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
WAR HABEEN 22.05.2013
Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
YA RASULULAH YA XABUBULAH MA QURXANTAHAY SAAN SOOMALI ???????????????
MAANSHA’ALLAH WAA GUUL U SOO HOYATAY SHACABKA SOMALIYEED OO AY SOO HOOYEEN
CIIDAMADA XDS KOR ALLAH IDINKA DHIGO
ILLAH HADINLA GARABGALO AAAMIIN
waan kufaraxsanhy mushaarka loo bolaabay cxds maxaayelay shaqo wanaagsan bey qabteen well done guys.
maashaaAlaah walaahi waxeey u qalmaan maanta mushaar laba jibaaran balse waa gaari doonaa geesiyaalow hoosha sii wada
Musharka cidanka xgd smliya oo labilaway tasi waxay dhira gilin ku sameynesa holqabadka ee ka hayan goboloda smliya