Ciidamada Gaashaan Oo Howlgalo Lagu Sugayo Amaanka Ka Bilaabay Ceelasha Biyaha
Published on June 25, 2012 by Canab · 6 Comments · 3,637 views
Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliyeed ayaa maalintii labaad Howlgallo Amaanka lagu sugayo ka wada Wadada dheer ee isku xirta Muqdisho iyo Afgooye iyadoo howlgalladaasina lagu soo qabqabtay dad lala xiriirinayo in ay la shaqeeyaan maleeshiyada al shabaab oo ay ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliyeed ay wiiqeen awoodaada.
Howlgalada lagu sugayo amaanka oo ay ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya gaar ahaa ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Gaashaan ay shalay ka bilaabeen inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye ayaa waxaa lagu soo qabqabtay tiro dad ah kuwaas oo lagu tuhmayo in ay lashaqeeyaan maleeahiyada Al-qaacidda Soomaaliya ee shabaab.
Howlgalka ayaa intiisa badan waxa uu ka socday deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho waxaana intii uu socday howlgalka ay ciidamada gacanta ku dhigeen tiro dad ah kuwaas oo qaar ka mid ah ay yihiin maleeshiyaad ka tirsan kooxda shabaab.
Goobaha ay sida gaarka ah u baareen Ciidamada ayaa waxa ka mid ah xaruntii Idaacadii Andaluus ee ku hadleysay afka kooxda shabaab, iyo guryo ay daganaayeen horjoogeyaal ka tirsan Al-qaacidada Soomaaliya halkaas oo laga helay qalab iyo Dukumiintiyo.
Taliyaha Ciidanka Nabad sugida gobolka Banaadir Khaliif Axmed Erag oo warbaahinta kula hadlay deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa sheegay in 30 ka mid ah maleeshiyada shabaab ay gacanta ku dhigeen kuwaas oo falal amnidaro ah ka waday wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye, waxa uuna intaasi raaciyay in ay jiraan dad lagu soo qabqabtay howlgalada oo lasiidaayay kadib markii lagu waayay wax cadeymo ah.
Sidoo kale taliyaha ayaa balan qaaday in howlgalka uu socondoono illaa laga xaqiijinayo amaanka wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye.
Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee golaha Baarlamaanka Federaalka ...
Riwaayada oo magaceedu uu ahaa “qarsataye ma adin ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo shir ...
Muqdisho, 19 June 2013 – Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka ...
Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay Ban Ki Moon ...
WAR HABEEN 19.06.2013
Shirweynaha qaran ee dib u habeynta waxbarashada dalkeena ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Muqdisho, 19, June, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
Mogadishu, 19 June 2013 – Wakiilka gaarka ah ...
Wakiilka gaarka ah ee midowga afrika u qaabilsan ...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh ...
WAR DUHUR 19.06.2013
Ra’iisulwasaaraha xukuumadda soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda soomaaliya ...
Mashruuc ururka iskaashiga islaamka ee OIC uu ku ...
Ciidamada qalabka sida ee soomaaliya ayaa goor dhow ...
Ciidamada qalabka sida ayaa gudaha u galay xarunta ...
Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku ...
Iyadoo uu socdo shirka looga hadlayo aayaha gobolada ...
Akhristayaasha Sharafta Leh waxan halkan idinkugu soo bandhigeynaa ...
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
WARKA SUBAX 19.6.2013
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...
Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada ...
Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...
Qas wade wixii ah qoorta halooga joogsado, lkn si taxader leh waa in ay tillabooyinka noocaasi ah ku dhacaan si ay mawaadiniinta aan waxba geysan loogu xad gudbin. Shacabkana wan kula dar-daarmayaa in ay cod dheer ku dhahaan “QAS MAYA”, “XAD-GUDUB MAYA”, “MUSUQ-MAASUQ MAYA” iyo wixii la mid ah.
Masha.allah alle ha garab askarika maanta u taakan wax u qabashada umada somaliyed alshabaab horer alle hajabiyo howlgalka yoo noqon laga caajiso ilaa laga xaqiijinaayo amaanka wadada waadna mahadsantihiin bahda radio muqdisho somaliyey meelkasta aad joogtaan ku dadaala sida aad iskaka xureyn laheedeen khawaariijda alsheydaaan hambalyo ayan dhamaan idinka wadaa dhalinta gedjaceyl wardhigley guul ayan idin leenahay meel kasta aad joogtaan
qaswade waqtigiisii waa dhamaaday ee ha la ciribtiro
aaaaaaaad ayaan ugu farax sanahay in aan arko dalkeyga hooyo oo aan mudo arag aniga oo kama qan ilaa hada balse waxaan daremayaa in ee somalia wadani ni madii dib kugu soo laba tay waxaana allah ka rajey nayaa in aan dal keyga dib ugu soo labto asagoo nabad ah iyo anigoo ku fanaya wadani nimo daad ka qas wada yasha ah nah allaha naga qabto waxaana ku boori nayaa ciidamada qalab ka sido iyo kuwa nabad sugida ba in ee si taxadar leh how galadooda u wadaan kana sifeyaan dalka alqacido iyo qabqable qabiil iyo qurux wixii wato oo dalka dhib ugey sanayo somalia ha nuu nato somalia ween ha is raacdo bye
ciidamada qalabka sida allaha ku guuleeyo howsha ay qaranka soomaalliyeed u hayaan
waxaan jeclaan lahaaa in fursadaan la siiyo ardayda dugsiyad sare dhameyeen si dalka ubadbaadiyaan