Thursday, October 2nd, 2014

Ciidamada dowlada oo Howlgal lagu qabqabtay inkabadan 60 ruux oo uu kujiro horjooge sare ka sameeyay magaalada Kismaayo

Published on February 22, 2013 by   ·   4 Comments  ·   11,518 views

Howlgalkan oo saameyn kuyeeshay dhaqdhaqaaqii gaadiidka iyo kan ganacsiga ee magaalada Kismaayo Ayaa ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa Amisom waxa ay waaberigii saaka ka bilaabeen Magaalada ksimaayo ee xarun goboleedka Jubad Hoose gaar ahaan xaafadaha Guulwade iyo Shaqaalaha Ee magaaladaasi.

Ciidamada ayaa la arkayay iyagoo guriguri ugalayaa xaafadaha magaalada si ay baaritaano ugu Sameeyaan iyagoo xiray dhamaan jidadka soogala goobaha uu bartilmaameedku ahaa qaar kamid ah Dadka reer Kismaayo ayaa warbaahinta qaranka usheegay in howlgalkani ahaa kii ugu cuslaa ee lagu Sugayo amaanka tan iyo markii ay ciidamada qaranku la wareegeen gacan kuheynta magaaladaasi.

Wariyaha Radiomuqdisho ee magaalada Kismaayo Aadan Maxamed Salaad ayaa kusoo waramaya in Howlgalkan lagu qabtay inkabadan 60 ruux oo lagu tuhunsanyahay inay katirsanyihiin kooxda Al-Shabaab iyo walxaha qarxa isagoo intaa raaciyay in sidoo kale ay ciidamadu gacanta kudhigeen gaari Nooca loo yaqaan UDga ah oo isagoo hub sida xalay soo galay magaalada inkastoo laga hortagay Islamarkaana gacanta lagu dhigay.

Intii uu socday howlgalkan ayaa waxa ay ciidamadu ku qabteen horjooge sare oo katirsan kooxda Al-Shabaab kaasoo gacanta lagu dhigay xili uu ka baxayay magaalada Kismaayo isagoo wata agari yar oo Nooca raaxada ah islamarkaan ku hubeysnaa Bastoolad.

Horjoogahan ayaa la tilmaamay inuu kooxda u qaabilsanaa dhinaca saadka iasoo geyn jiray tuulooyinka Howdka ah ee ay aragagixisadu ku dhuumaaleystaan iaydoo ay ciidamada qaranku baaritaano kuhyaan Horjoogahan iyo rag kale oo howlgalka lagu qabtay.

Readers Comments (4)

  1. Al xamdu lilaah waa alle mahadii hadii laqab qabtay cadowga umada somaliyeed waxan ka codsaneynaa ciidamadeena sharafta leh in ay sare u qaadaan howlgalkaan oo kale waliba xadla aan wax lafahmi karo ma ahan sidii horay loo sheegay waa dhilqe somaliyeey guul guuuulllll

  2. halgamaa says:

    manshalah guul ayan u rajayanay ciidanka qaranka ee ka howl gala kismayo ama baladwayn ama muqdisho iyo meelkastoo ay jooganba howsha qaranka ee ay hayaan waxan leenahay guulaysta cadowgiina ha jabo

  3. ibrahim says:

    s/c Waa talaabo fiican ay ciidamada dowlada qaadey ayna ku muujineyso awooda DOWLADNIMO waxa ya tahay kuwa is waal waalayo oo shir baan fureynaa iyo dowlada ka so horjeeda ee rabo dadka iyo dhulka in afduub ku qataan waa in laga qaado hubka ay wax ku boobayaan iley shabab hubkaas ayey wax ugu qaadi jireen waa in ay meesha ciidan dowlada ka socda uu jiro Raskanbooni iyo kuturi kuteen looguma baahna Radio muqdisho waxaan lee yahay raigeyga inuu soo daayo oo meesha laga tir tirin hadii kale waxaan u arkeynaa is caburin

  4. c.raxman says:

    asc wiriyasha naftod hurayasha ah inta kadib cidamada xoga dalka somaliyed waxa ugu hanbal yey naya gushi wanagsanen ey ga garen magalada kismayo taso lagu dhabar jibiyay koxda qabarijta ee lo yaqno dhigya cabka umada somaliyed kuwaso lagu so qab qabtay magalada kismayo cidamada qaranka somaliyed waxa leyahay mel kasto ey joganba wa c.rxmn maxamad maxamud o idin leh jira o joga




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

Xaj

Xujeyda Beytka Alle oo berri joogsanaya Banka Carafaat.

Xujeyda Beydka Ilaahey ee sanadkan gudanaya cibaadada xajka ...
Ciidamo ka tirsan Dowlada Soomaaliya iyo Kuwa Turkiga oo Wadajir U sugaya Amaanka

Wasaaradda amniga oo soo saartay awaamiir dhanka amaanka ah inta ciida lagu jiro “DAAWO VEDIO”

Afhayeenka wasaarada aminga Qaranka xukuumada federaalka Soomaaliya   Maxamed ...
astaanta-warka

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-DUHUR-KHAMIIS-02-09-2014.mp3"][/audio]
Jilib

Duqeyn ka dhacday degmada jilib iyo deegaano hoostaga

Diyaaradaha dagaalka ee dowladda Kenya ayaa lagu soo ...
shabaabaaa-620x330

Kaslsoonida shacabka iyo kurbada Al-Shabaab”Qormo Xiiso leh Akhri”

Tan iyo markii ay burburtay dowladii dhexe ee ...
astaanta_qaranka11 ok

Wasaaradda diinta iyo Owqaafta oo sheegtay in maalinta sabtida ah ay tahay Ciid kuna baaqday in laga faa’iideysto maalmaha cibaadada

Agaasimaha guud ee wasaaradda   Owqaafta iyo arrimaha diinta  ...
13214

Diyaarado duqeeyay fariisimo ay Shabaab ku lahaayeen Jilib

Diyaaradaha dagaalka ee dowladda Kenya ayaa dhinaca cirka ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-2-10-2014.mp3"][/audio]
abaanduulaha

Abaanduulaha ciidanka XDS oo ka hadlay howlgalka Badweynta Hindiya “DAAWO VEDIO”

Taliska ciidanka XDS ayaa faah faahin ka bixiyay ...
dhuxulow

Wasiirka warfaafinta oo sheegay in dilkii Godane ay fursad weyn u tahay shacabka Soomaaliyeed

Wasiirka warfaafinta dowladda federaalka Soomaaliya Mustaf Sheekh Cali ...
dubad 006

Dr. Beileh : “ waxaa ii muuqata yididiilo wanaagsan” (Sawirro)

  Mogadishu, October 01 , 2014- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyarada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Dekeda-Muqdisho

Isfaham La’aantii Ka Dhex Jirtay Muruqmaalka Iyo Maamulka Dekeda Muqdisho Oo La Soo Afjaray

Kulan ujeedkiisu ahaa dhameynta isfaham waa ka dhex ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-HABEEN-01.10.2014.mp3"][/audio]
DSC02628

Xubna Ka Socda Guddiga Farsamada Ee Maamul U Sameynta Mudug Iyo Galgaduud Oo Gaaray Cadaado “Sawirro”

Xubnaha oo ka kooban 13-xubnood oo gudiga farsamada ...
sheekh bashiir

Wargelin: Barnaamijka islaamka iyo Bulshada Ee Beri oo looga hadlayo fadliga Maalinta Carafo

Dhammaan Akhristayaasha Radio Muqdisho, waxaa lagu wargelinayaa in ...
gaas

Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Sheegay In Ay Shabaab Ka Saareen Gal-Gala

Madaxwaynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed ...
unnamed-8

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Q.M Oo Booqasho Ku Yimid Muqdisho “Sawirro+ VEDIO”

Muqdisho, 1 October 2014 – Ergeyga Gaarka ah ...
Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta sare

Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta sare oo la kulmay Madaxda Jaamacadaha Gobolka Benaadir “DAAWO VEDIO”

Wasiirka hidaha iyo tacliinta sare mudane Ducaale Aadan ...
tartan

Xaflad lagu soo gabo gabeynayay Tartan cilmiyeedkii bisha Ramadaan oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO+VEDIO”

Munaasabad lagu soo xirayay tartan cilmiyeedka bishii Ramadaan ...
Dagaal-1

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-DUHUR-01-10-2014.mp3"][/audio]
ciidanka

Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo la wareegay degmada Cadale

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed kaashanaya kuwa Nabad Ilaalinta ...
dhalinyaro

Dhalinyarada Soomaaliyeed oo codsaday in loo abuuro fursado shaqo

Munaasabad lagu soo bandhigayay xaaladaha ay ku suganyihiin ...
Sawir hore Ra'iisul wasaare Cabdiweli

Ra’iisul wasaare Cabdiweli oo Agaasimeyaasha guud ku booriyay tayeenta shaqaalaha”DAAWOVEDIO”

Kulanka dhexmaray Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane ...
DSC_0193

Wasiiro iyo Xildhibaanno garoonka ku sii sagootiyay arday ay Jaamacadda SIU u dirtay Jaamacadda Makerere “SAWIRRO+VEDIO”

Wasiiro iyo Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka ayaa garoonka ...
KIsmaayo

Kulan looga hadlayay doorka haweenka oo lagu qabtay Kismaayo

Kulan looga hadlayay doorka ay haweenku ka qaadan ...
raaga ceele

Saraakiisha ciidanka XDS oo kulamo la qaatay bulshada deegaanka Raaga-ceelle

Saraakiisha ciidanka XDS ayaa kulamo la qaatay odayaasha, ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-arbaco1-10-2014.mp3"][/audio]
2

Madaxweynaha J. F. S. oo gaaray magaalada Jidda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyarada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Somali-National-Army-1

Ciidammada Xoogga oo kaabiga ku haya Baraawe

Ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay wehliyaan ciidammada ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka habeennimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WARKA-HABEEN-30.9.2014.mp3"][/audio]
DSC03935

Ra’iisul Wasaaraha oo soo xiray shirka New Deal (Sawirro)

Muqdisho, 30, September, 2014……. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
1

“Sawirro”Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud oo u amba baxay dalka Sucuudiga

Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ...

Tubta Toosan

Xaj

Xujeyda Beytka Alle oo berri joogsanaya Banka Carafaat.

Xujeyda Beydka Ilaahey ee sanadkan gudanaya cibaadada xajka ...
TubtaToosan Logo

Mowqifka Islaamka & Is-miidaaminta

In qofku gooyo naftiisa waa dambi aad u ...
Nabad

Samaanta Nabadda & Xumaanta Colaadda Dhageyso

  Sida Shucuubta kale ee dunida ayay Shacabka Soomaaliyeed ...