Friday, September 19th, 2014

Daawo”Sawirro”Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo maanta soo bandhigay rag Burcad ah oo hubeysan.

Published on January 27, 2013 by   ·   10 Comments  ·   5,290 views

Kadib howlgalo ay saaka ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ka sameeyeen Xaafada Taleex ee degmada Hodan ayeey ku soo qabqabteen 13 nin oo ku lebisan dareyska ciidamada dowlada kuwaasoo falal dhac ah ka sameynayay Xaafadaha degadaasi.

Ragan oo 7 ka mid ah ay ka tirsan yihiin ciidmada xooga dalka Soomaaliyeed halka labo kalena ay ahaayeen ciidamada Booliiska inta kalena ay ahaayeen shacab ayaa maanta Duhurnimadii waxaa saxaafada loogu soo badhigay xarunta hogaanka danbibaarista Booliska ee CID Waxaana ka soo qeyb galay soo bandhigidooda taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Shariif Shiikhuna Maye,taliyaha hogaanka Danbi baarista General Cabdulaahi Xasan Bariise  iyo saraakiil sare oo ka Tirsanaa ciidamada Booliiska Soomaaliyeed.

Taliyaha ciidamada Booliska Shariif Sheekhuna Maye ayaa warbahainta u Sheegay in marka laga soo tago ciidamada Mileteriga iyo Booliska lasoo Qabtay raga kale ay ahaayeen maleeshiyooyin burcad ah oo hubeysan kuwaasoo ka qowleysan jiray xaafadaha Taleex tarabuunka iyo goobo kale Oo katirsan isla degmadaasi Hodan.

Sidoo kale taliyaha ciidamada Booliska ayaa soo bandhigay 10 rag ah oo la Tilmaamay inay katirsanyihiin maleeshiyada Al-Shabaab kuwaasoo lagu soo Qabqabtay howlgalo ay ciidamadu ka sameeyeen magaalada muqdisho.

Ciidamada Booliska oo kaashanaya kuwa Nabadsugida iyo Mileteriga ayaa Maalmahan danbe laba laabay howlgalada lagula dagaalamayo burcada iyo Dhagarqabayaasha katirsan Al-Shabaab ee isku dayaya inay dhibaato Ugeystaan dadka Shacabka ah iyadoo intii ay socdeena gacanta lagu soo Dhigay boqolaal katirsan

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Readers Comments (10)

  1. cali says:

    scw waaguul ay u soo hoyatay shacabka soomaliyeed ee allaha u adkeeyo aamiin

  2. Mohammed says:

    Waa talaabo wanaagsan oo lagu talaabtay

  3. dadkaan dowladu waa ineey ciqaab adag marisaa waa in kuwa howlahaas kujiraa ku quus qaataan from muwaadin soomaliyeed

  4. said says:

    waa in lala xisaabtamaa talaliyaashoodii ilaa horin iyo urur waxaan waawaxa sumcada ciidamada dila markasta balfiiri midkaa calanka garabka kusita wasaq

  5. bilal says:

    ilahaayoow waxii muslimka dhiwayoo ciriib tiir kuwaa haween iyo malin utagan diifaaca dalka iyo daadkana guul inshaaAllaah

  6. Yellow man says:

    Waa goan wanaagsan, in xukumadda ay iskasoccaan kuwa sumcad daradda wadda!

  7. ali says:

    ascwrwb ciidamada shaqo fiican ay qabteen nimankaan idha adeega lasoo taagan oo dadwaynaha dhibaayo oo hadana dharkii ciidanka wataa wax faaiido ayleeyihiin ma jirto ee hala toogto hanala dhaafiyowaxayba wataan dharkii xooga dalka soomaaliyeed wscwrwb

  8. dadir says:

    ilaah baa mahad u sugnaatay kedib hambaliyo iyo bugaadin baa shabacabka somaliyeed hawada u barinyaa taasoo ay noo sababeen hormarka iyo nabadgalyada aya nasoo gaarsiiyeen dowlada somaliya

  9. Ganboole says:

    Great news masha alaah ilaah inta dhuumaa leysanesana in gacanta lagu dhigo hakaso aamiin. weldone wadaniyiinbaa tihiin anagana wan idiin imaan to help the rest insha alaah

  10. zacky says:

    asc wa arin aad loogu farxo haddi aa nahay shacabka ku nool dibadaha lakiin sida walkeey shegay war ha la ciqaabo




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

astaanta-warka16

Dhegeyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WARKA-DUHUR-19.9.2014.mp3"][/audio]
Muungaabb

Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo soo xiray tartan Isboorti oo lagu qabtay degmada Boomdheere

Munasabad ay ka qeybgaleen Masuuliyiin ka tirsan maamulka ...
Dib U Dhiska Muqdisho 18

Tababar loo qabtay qaar kamid ah howlwadeenada ee ka howlgala Muqdisho

Tababarkaani  oo loo qabtay kuwaad  50  ruux oo ...
DSC02205

Barnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay hirgelinta nidaamka fedelaaka (dhageyso+Sawirro}

Barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho ...
RW-Cabdiweli-sheekh-axmed-1245

R/wasaare C/weli oo ku sii wajahan dalka Norwey

Dr, C/weli Sheekh Axmed R/wasaaraha dalka  Cabdiweli Sheekh ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-SUBAX-19-9-2014.mp3"][/audio]
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyarada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
RW-Cabdiweli-sheekh-axmed-1245

Ra’iisul wasaaraha oo xaaladda dalka faah-faahiyey (Dhageyso)

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda  Federaalka Soomaaliya oo London ku ...
astanta warka

Dhageyso Warka habeennimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WARKA-HABEEN-18.9.2014.mp3"][/audio]
GG

“Daawo” Guddiyada Barlamaanka oo kulan muhiim ah yeeshay

Guddiga-joogtada ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya kulan ay maanta ...
523141 (1)

“Ciidammada Soomaaliya oo ammaanka waddanka la doonayo in ay la wareegaan”

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka, ayaa sheegay in dowladda ...
10494443_1545862778976816_1766700669839211650_o

Daawo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray Iskuulka Maxamuud Mire”Sawirro”

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xassan ...
vlcsnap-2014-09-18-16h46m30s63

Daawo Ardey u fariisatay imtixaanka Jaamacadda Umadda Warbixin”Sawirro”

  Halkaan waa xarunta dhexe ee jaamacda umada soomaaliyeed ...
_DSC3037

Daawo Kusimaha Ra’isul wasaaraha oo ka qeybgalay bandhiga tirakoobka dadka Soomaaliyeed”Sawirro”

Munaasabadan lagu daah furayay bilowga sahanka tirakoobka dadka ...
taliyaha asluubta

Daawo Taliyaha ciidanka Asluubta oo dhagax dhigay xarunta agoonta gabdhaha ee ciidanka Asluubta

Taliyaha ciidamada Asluubta Soomaaliyeed oo ay wehliyaan qaar ...
astaanta-warka

Dhageyso warka Duhur ee Radiomuqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WARKA-DUHUR-EE-RADIOMUQDISHO-18-09-2014.mp3"][/audio]
amaan

Ra’isulwasaaraha Soomaaliya yaa maanta furay shir looga hadlayo amaanka oo ka dhacaya UK

Kulankan oo  looga hadlayay dhismaha ciidamada qalabka sida ...
SONY DSC

Soomaaliya oo dalka Turkey uga qeyb-gashay Bandhig Ganacsi ( Sawirro)

Kulankan oo ahaa mid Bandhig carweed ah kana ...
Wanlaweyn+amison4

Kulan lagu taageerayay howlgallada ciidamada oo lagu qabtay Wanlaweyn

Kulan lagu taageeraayay howlgallada Ciidanka XDS ay ka ...
dhuxulow 3

Wasiirka Warfaafinta oo Ammaanay doorka hoggaamineed ee UK

London, 18 September 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-SUBAX-18-9-2014.mp3"][/audio]
jawahir baarqab

Kulan looga hadlayay doorka haweenka oo lagu qabtay Muqdisho

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga caalamiga ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
P1050508

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay xarunta Chatham House ee London(Sawirro)

Warsxaafadeed ....17,09,2014 ... Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa galabta waxaa ...
Rm

Wargelin: Barnaamijka islaamka iyo Bulshada oo berrito marti ku yahay Sheekh Cabdiweli Sheekh Rashiid Ibraahim

Dhammaan Akhristayaasha Radio Muqdisho, waxaa lagu wargelinayaa in ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-HABEEN-17.09.2014.mp3"][/audio]
vlcsnap-2014-09-17-16h40m03s60

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka oo tababar u soo xiray garsoorayaal “SAWIRRO”

Munaasabadaan tababarka loogu soo xirayay 50 garsoore oo ...
DSC05559

Dhalinyaro loo qabtay tababar kor loogu qaadayo aqoontooda “SAWIRRO”

Tababar kor loogu qaadayo aqoonta dhalinyarada, ayna soo ...
DSC01910

Dhibaatada burcad badeedda oo laga hadlay “SAWIRRO”

Kulankaan looga hadlayay aragtida dhalinyarada Soomaaliyeed ay ka ...
astaanta_qaranka11 ok

Akhriso: Wasaaradda Garsoorka oo soo bandhigtay fursado shaqo

Wasaaradda Garsoorka iyo arrimaha dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya ...
Jawaari

Guddoomiyaha baarlamaanka oo ku baaqay in laga qeyb qaato shirweynaha dib-u-heshiisiinta Koonkur Galbeed “VIDEO”

Guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Maxamed ...
astaanta_qaranka11 ok

Muqdisho: In la helo qorsho mideysan oo ay ku shaqeeyaan Wasaaraha oo laga shiray “VIDEO”

Agaasimaha Guud ee Wasaaradaha ee xukuumadda Soomaaliya oo ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WARKA-DUHUR-17.09.2014.mp3"][/audio]
Abaarta_Gedo

Muqdisho: Abaaraha ka taagan deegaannada Maamulka Khaatumo oo laga shiray

Kulan lugu tageraayay hogaanka maamulka cusub ee Khaatumo ...

Tubta Toosan

Sheekh Nuur Baaruud

Sheekh Nuur Baaruud: Xamaasad iyo Jaahilnimo diineed ayay ku sifoobeen Al-Shabaab

Guddoomiye ku-xigeenka Hay'adda Culimada Soomaaliyeed ahna afhayeenka hay'adda ...
Godane-150x150

Maxaa lagu xasuusan doonaa Axmed Godane ? Dhageyso

Toddobaadkii hore waxaa duqeyn diyaaradeed oo Mareykanku fuliyeen ...
Godane

Taariikhda Godane, Dhageyso oo akhriso

Shalay oo Jimco ahayd ayaa si rasmi ah ...