Ciidamada Booliiska oo howlgal dad lagu soo qabqabtay ka sameeyay suuqa Bakaaraha
Published on December 7, 2012 by Mowliid · 2 Comments · 2,230 views
Ciidamada ammaanka ayaa baaris dad lagu soo qabqabtay ka sameeyay suuqa weyn ee Bakaaraha, kadib markii shalay Bam qasaare geeystay lagu tuuray qeybta Dahablaha ee suuqaasi.
Taliye ku xigeeenka ciidamada Booliiska ee suuqa Bakaaraha Gaashaanle Saciis Xasan Jimcaale ayaa Radio Muqdisho u sheegay in dhagarqabe ka tirsanaa Shabaab uu shalay Bam gacmeed ku tuuray qeybta haweenku dahabka ku iibiyaan ee suuqa Bakaraha.
‘’ Bumkaasi waxaa ku dhaawacmay 13 qofood oo mid kaliya uu ka ahaa wiil inta kalena waxeey ahaayeen haweenka iibiya Dahabka, ciidamaduna waxey markiiba soo qabteen Afar qofood oo sadex ka mid ah loo yaqaano in ay ka tirsanyihiin Shabaab’’ ayuu yiri taliye ku xigeenka rugta booliiska ee Suuuqa Bakaaraha.
Tliyaha ayaa intaa ku daray in fiidnimadii xalay Bam kale lagu tuuray isgoyska Aadan Cadde kaas oo aan geysan wax qasaare ah, isagoo rajo wanaagsan ka muujiyay in ay gacanta ku soo dhigidoonaan kooxaha Bamka tuuraya ee ka soo horjeeeda nabadgelyada.
WARKA SUBAX 18.6.2013
Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa boob u ...
Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa muddo Bil ah ...
Shirka dib u habeeynta waxbarshada dalka oo socon ...
Garsooraha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Xasan Wiish ...
Dadka soomaaliyeed ma yihiin dad la xukumi karo ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Madaxweynaha Cusub ee isbedel doonka ah ee Dalka ...
Dowlada Turkiga ayaa sheegtay in ay awood milatari ...
WAR HABEEN 17-06-2013
Ardayda jaamacadda Plasma ayaa maanta lagu talaalay xarunta ...
Iyadoo tartanka CECAFA Kagame Club cup lagu wado ...
Kulankan wadatashiga ahaa oo ay soo qaban qaabisay ...
Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Midowga Afrika ...
war duhur 17.06.2013
Wafdigan uu hogaaminayay madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xasan ...
Taliayah hogaanka socdaalka iyo jinsiyadaha ee dowlada Soomaaliya ...
Mas’uuliyiin ka titsan maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta ...
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee soomaaliya ...
Shirkii Hogaamiyaaha wadamada G8ka oo maanta ka furmay ...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Koonfur Afrika iyo Haweenka ...
Wasaaradda Horumarinta iyo Adeegga Bulshada Xukuumadda Soomaaliya oo ...
WARKA SUBAX 17.6.2013
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Ciimada ammaanka ee dowlada ayaa saaka howlgalo dad ...
Mudanayaal ka tirsan Baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo ku ...
Waxaa Xalay Magaalada Denhaag ee wadanka Holland lagu ...
Ururka ay ku mideysan yihiin guddiyada Olombikada wadamada ...
Qaraxyo ah oo loo adeegsaday gawaari laga soo ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Rabshado cusub ayaa ka qarxay magaalooyinka Ankara iyo ...
WAR HABEEN 16.06.2013
Ardayda iyo macalimiinta Jaamacadaha Dalka, Cuuryaamiin,Haweenka Soomaaliyeed,Ururrada Bulshada ...
Wafuud isugu jirto wasiirro iyo aqoonyahano ka kala ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...
Sanadkii 1963 ayaa magaalada Addis Ababa ee xarunta ...
KU. RADIO MOGDISHU STUFF …. waxaan khaati katayaganahay always waxaa la qarxinaa ama dad aaladilaa ha,ahaa daaan shacab wariyaal ama madax dilka ka dib ama qaraxa ciidanka waxuu bilaabaa baaris waxaa la sooqabtaan maqalnaa tv aalaga soo saaraa waxay leeyihiin dadkaan soo qabanay qaar wax danbi waan ku weynay ku aan ku helnay maxkamada aan hor keeyneeynaa then where hell are they now maxaan u arki weeynay makii ku waas aan inoo naxeeynin na dhameeyay maxaan u arki weynay xukunka lagu ridaayo mise dib baa loo deeyaa what is going on manaxaneey maxaa loo diliwaayay markii laqabto hadii uu danbi ku cadaado marka wariyaasha somaliyeed waxaa in aad arintaas dabagashaan aad weydisaan ku sare ee ciidanka ah dadka eey aad u raadsadaan waa indika saxafada marka kii laqabta ha kaharina ilaah xukunka ku dhaco ku kale hadii ay arkaan saxiibatoda meesheey mareen waa cabsanla haayeen waxaan lagu shaqeeysanaayo waa caruur aan naxeeynin marka kii laqabto hala xanuujiyo kan kale waacabsanaayaa walaahi waxaan in aan wadankeeyga ku soo laabto iwas verey happy wadankeeyga nabad uu noqday sheydaamiintii laga saaray hada qarax iyo dil aan maqlaey niyadaa iga jabtay so please hadii laqabto shirciga halagu qaato ee ine hebal haleeyka dhaafo ama ku qabanaayo ayaa lacag qaadanaayo dib u sii deynaayo
xaqiiqdii illaa ay dowladu amar kasoo saari wayso waxaan mahagaagayaan waayo maleeshiyada alshabaab majoojinayso arinkaan waayo waa ay barteen mana joojinayaan marka midkii laqabtaba haladilo hadiikale umada soomaliyed sidaan ayey usii dhabargooynayaan illaah kuwaan naga qabo dhiiga dadka islaamka ah iska baneystay
midkastoo iyaga katirsan markii laqabto waxa uu dhahaa waan qaldanaa yaanan ladayn maxaayeelay saxan san kugud waaye midkii laqabto hala dilo si ay uyaraato howsha ay bulshada soomaliyeed ka dhaxwadaan