Saturday, December 20th, 2014

Daawo”Sawirrada”Ciidamada Amisom oo Beledweyne tababar ugu furay maleeshiyaad ka mid noqonaya ciidamada dowlada

Published on January 24, 2013 by   ·   No Comments  ·   9,059 views

 

 

Tababarkan oo aan si rasmi ah loo sheegin mudada uu socon doono ayaa maanta inkabadan 1000 askari oo ka tirsan ciidamada xooga dalka waxaa looga furay magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan.

Tababarkan oo ay bixinayaan ciidamada AMISOM gaar ahaan ciidamada dowlada Jabuutie e Kusugan magaaladaasi ayaa waxaa munaasabada lagu furayay ka qeybgalay mas,uuliyiin Katirsan maamulka gobolka oo uu horkacayay gudoomiyaha gobolkaasi iyo saraakiil katirsan Ciidamada amisom.

Taliyaha ciidamada amisom ee kusugan magaalda Beledweyne ayaa sheegay in ciidamo Farabadan ay horay tababar ugu fidiyeen si ay uga faa,iideeyaan aqoonta ay dheeryihiin Maadama arkeen ciidamo Soomaaliyeed oo diyaar u ah inay aqoon kororsadaan.

Gudoomiyaha gobolka Hiiraan mudane C/Fataax Xassan Afrax oo goobta kahadlay ayaa kula Dardaarmay ciidamadan cusub ee tababarka maanta loo furay ka faa,iideystaan casharada ay Siinayaan walaalhooda AMISOM si ay wax ugu qbataan dalkooda iyo dadkooda isagoo si gaar Ahna ufaray inaanay dhayalsan casharada.

Ciidamada Jambuuti ee kusugan Beledweyne ayaa horay dhowr jeer u tababaray ciidamo Soomaali ah oo isugu jiray kuwa howlo shaqo ka haayay gobolka Hiiraan iyo maleeshiyaad Kamid noqday ciidamada dowlada kadib markii la tababaray.

C/Shakur Cusmaan Cali 

Beledweyne

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

IMG_0734

DAAWO SAWIRRADA:- Xuska ciidanka booliska Soomaaliyeed

Akhristayaasha sharafta leh ee Radio Muqdisho, waxaa halkaan ...
Madaxweynaha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jabuuti kula kulmay Madaxweynaha Maamulka Somaliland

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan ...
xukun1

Maxkamadda darajada koowaad oo xukunno kala duwan ku riday eedeysanayaal

Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee ...
astaanta_qaranka11 ok

Soomaaliya oo laga caawin doono xagga dib u dhiska

Eng, Nadiifo Cismaan Sii hayaha Wasiirka Wasaaradda Howlaha ...
vlcsnap-2014-12-20-15h28m24s0

Munaasabadda xiritaanka sanad dugsiyeedka Dugsiga agoonta Rajo oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Munaasabad lagu maamuusayay xiritaanka dugsiga agoonta Rajo ee ...
Danjiraha Somalia ee Talyaaniga

Safiirka Soomaaliya ee Talyaaniga oo Hambalyo u diray ciidanka Booliska

Rome.20.December..2014.Sabti,, Safiirka Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka ...
Cawad

Baarlamaanka oo ka hadlay wax ka badal lagu sameeyo Hindise sharciyeedka Guddiga Xuduudaha

Kalfadhiga Shanaad fadhiisa 20aad ee maanta waxaa shir ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WARKA-DUHUR-20.12.2014.mp3"][/audio]
ATAM

Dowladda Soomaaliya oo soo dhoweysay go’aanka Golaha Ammaanka ee QM oo liiska cunaqabateynta 1844 loooga saarayey Sheekh Atom

Mogadishu, 20 December 2014 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ...
Taraafiko

Taliska Nabad gelyada Waddooyinka ee taraafiko oo xusay aas aaska ciidanka booliska

Taliska Nabad gelyada Waddooyinka ee taraafiko ayaa maanta ...
gudon

Booliiska Malta oo wali wada baaritaanka meydka gabar Soomaali ah oo ku geeriyootey dalkaasi

Guddoon Cabdulaahi Xasan waxay ahayd gabar yar oo ...
unnamed

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay “SAWIRRO”

Mogadishu, 20 December 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
astaanta-ciidanka-boliiska

Sanad guurada 71 aad ee Boliiska Soomaaliya oo maanta laga xusay Muqdisho iyo qaar kamid ah gobolada dalka

Munaasabad balaaran oo lagu weynaynaayay maalinta Ciidanka Boliiska ...
IMG_4725

Dowladda Soomaaliya oo soo ceshatay Xubinnimadii Machadka Qorsheynta Carabta ”SAWIRO”

Xarunta Machadka Qorsheynta ee wadamada carabta ee Dalkan Kuwait ...
IMG_30321

Arday Soomaali ah oo Qeyb ka Ahaa Arday Maanta Ka Qalin Jabisay Jaamacada Kenyatta ee Nairobi:-MUUQAAL+ Sawirro

Munaasabad balaaran oo ay ku qalin jabinayeen dufcadii ...
Kenyatta

Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo Maanta Saxiixay Sharciga Muranka Dhaliyay ee Ammanka Dalka

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta qalinka ...
unnamed (6)

R/Wasaare Cumar C/rashiid iyo qaar kamid ah wakiilada beesha caalamka oo Muqdisho ku kulmay “Sawirro”

Ra’iisul wasaaraha magacaaban ee Somalia, Cumar C/rashiid Cali ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/war-habeen-19-12-2014.mp3"][/audio]
ddd

Isbitalkii deegaanka Godinlabe oo dib loo howlgaliyay”sawiro”

Munaasabadda dib loogu furayay Isbitalka deegaanka Godinlabe oo ...
Ahmed1eca

Agaasimaha Guud ee Boostada iyo Isgaarsiinta oo ka qeybgalay shir ka dhacay Addis-ababa

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane ...
Qurba-joog

Mu’assasada Al-minhaaj ee Galdogob oo kulan u qabatay qurbajoogta ka soo jeeda deegaanadaasi (Sawiro)

Mu’assasada Alminhaaj  degmada Galdogob ee gobolka Mudug ayaa ...
astaanta-warka1

Dhegeyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WAR-DUHUR-JIMCO-TABIYE-DACAD-19.12.2014.mp3"][/audio]
wfp

WFP iyo UNHCR oo sheegay in ay dib u soo celiyeen Raashiinkii Qaxootiga horey ugu jareen

Iyadoo bishii November ee sanadkan ay hay’adaha Qaramada ...
20141218_225049

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay Ra’isul Wasaare ku Xigeenka Dalka Turkiga”sawiro”

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Mudane ...
beyle 2

Sii-hayaha Wasiirka Arrimaha dibada oo maanta ka sagootiyay shaqaale Wasaaradaasi ka tirsan oo Turkiga u aaday Siminaar

Sii-hayaha Wasiirka Wasaarad Arrimaha dibada mudane C/raxmaan Ducaale ...
DIGITAL CAMERA

Barnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay magacaabista R/wasaaraha (Sawirro+Dhageyso)

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho ...
Astaanta-booliska

Ciidamo ka tirsan booliiska Soomaaliya oo tababar loogu soo xiray dalka Djibuti.

Ciidamo ka tirsan booliiska Soomaaliya oo tiradoodu gaareysay ...
xasan sheekh

Madaxweynaha J. F. S. oo xalay ka qeybgalay kulan looga hadlayay amniga dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WAR-SUBAX-TABIYE-CABDI-MAHAD-19-12-2014.mp3"][/audio]
DSC01578

Munaasabad Lagu Tageerayay Ra’iisu l wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Oo lagu Qabtay Galkacyo “Sawirro”

Munaasabad lagu tageerayay magacaabista raysal wasaaraha cusub ee ...
image7

R.Wasaaraha Magacaaban Cumar C/rashiid oo la kulmay Wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya Amb. Maman S. Sidikou “SAWIRRO”

Muqdisho, 18 December 2014 –Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Shabaab

Ciidamada Booliska Dalka Kenya oo Magacaabay Labo Horjooge oo Ka Tirsan Maleeshiyaadka Al-Shabaab

Ciidamada booliska ee dalka Kenya ayaa shacabka ka ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WARKA-HABEEN-18.12.2014.mp3"][/audio]

Tubta Toosan

dagaal

Ma bannaantahay in lala dagaallamo dowladaha? Dhageyso

Dalal badan oo ay Soomaaliya ka mid tahay ...
download

Akhlaaqda Dagaalka iyo aragtida Islaamka Dhageyso

Toddobaadyadii  la soo dhaafay  maleeshiyada Alshabaab waxa ay ...

Naxariista iyo Fudeydka Islaamka-DHAGAYSO

Diinteenna Suubban ee Islaamku waa diin naxariiseed, waxayna ...