Thursday, May 17th, 2012

Wararka

Sawir Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Xiligan

Dhageyso Barnaamijka Daljir Ee Looga Hadlo Dhismaha Ciidammada Qalabka Sida Ee Soomaaliya

Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Todobaadleyaasha ah ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliya(SNTV) waxaana Barnaamijka looga hadlaa Dhismaha iyo taariikhda ...

More Wararka News

xuska-15may13

Suudan oo laga Xusay Sanad Guurada 69-aad ee Asaaskii Ururkii S.Y.L iyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed 15 May”SAWIRRO”

Published on May 16, 2012   ·   2 Comments  ·   1,241 views
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay oo ay ka soo qeeyb galeen Madax, Aqoonyahanno, Dhalinyaro iyo qeeybaha kala duwan ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Duhurnimo

Published on May 16, 2012   ·   No Comments  ·   620 views
WARKA DUHUR 16.05.2012
astaanta.qaranka-300x228

Mas’uuliyiin Ka Tirsan He’yadda Maareeynta Masiibooyinka Oo U Ambabaxay Sudan

Published on May 16, 2012   ·   No Comments  ·   460 views
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada iyo Sporiga iyo Hayadda Maareynta masiibooyinka ayaa faahfaahin ka bixiayay shir ay kaga ...
Dastuur-qabyo

Kulan Looga Doodayo Xuquuqda Uu Suxufiyiinta Siinayo Dastuurka Cusub Oo Muqdisho Ka Socda

Published on May 16, 2012   ·   No Comments  ·   704 views
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo arimaha xuquuqul Insaanka iyo xuquuda suxufiyiinta ayaa ka socda Muqdisho. Kulankan oo ay soo ...
maka maka

Gaadiidleyda Iyo Qeybaha kale Ee Bulshada Oo Soo Dhaweeyay mashruuca Lagu Hagaajinayao Waddooyinka Muqdisho

Published on May 16, 2012   ·   8 Comments  ·   3,518 views
Dadweynaha iyo  gadiidleyda  magaalada  Muqdisho ayaa soo dhaweeyay dhismaha iyo  nadaafadda ka socota waddooyinka Muqdisho. Iyadoo malmihii ugu dambeeyay olole nafaafadeed uu ...
Tarsan

Guddoomiye Tarsan Oo Afhayeen Cusub U Magacaabay Maamulka G/Banaadir

Published on May 16, 2012   ·   No Comments  ·   1,467 views
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta  magacaabay afhayeenka cusub ee Maamulkaasi, xilli Todobaadkan gudihiisa xilkaasi laga qaaday afhayeenkii hore ee Maamulka gobolka ...
1401

Kabakudukade iyo malleeshiyaad kale oo deegaanno ka tirsan Galgaduud isaga cararay

Published on May 16, 2012   ·   3 Comments  ·   2,760 views
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka mid ah gobolka Galgaduud, iyadoo dhinaca kale saraakiisha ciidammada ASWJ ay sheegeen in ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

Published on May 16, 2012   ·   No Comments  ·   675 views
WARKA SUBAX 16.5.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga ...
UN-235x300 (1)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo beesha caalamka ku ammaanay mooqifka Soomaaliya uga aadan

Published on May 16, 2012   ·   3 Comments  ·   1,444 views
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka doorka fir fircoon ee ay ka qaadaneyso taageerrada dowladda Soomaaliya, isagoo sheegay in ...

« Back    Waraarki hore »

Xulasho

Sawirka Maanta

astaanta.qaranka-300x228

Wararka Dunida

Keydka Sawirrada

CIMG1990

DAAWO SAWIRRADA:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Kormeeray Xero Ay Ku Jiraan Ciidammo Dhowaan Tababar Dhameystay

Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Hooyo Culumo Maxamuud Cubeyd Waxey Ka Timid Qurbaha Gaar Ahaan Norway Oo Ay Mudo 19Sano Ah Ku Nooleyd Waxeyna Hooyo Culummo Ayadoo Farxad La Ilmeyneysa Alle Ka Baryeysaa Inuu Dalka Nabad Ka Dhigo.....MAXEY KULA TAHAY INUU GAARSIISANYAHAY DAREENKA FARXADEED EE HOOYO CULUMO AYADOO DA'DAAN JIRTA KA ILMEEYSIIYEY??????

DAAWO SAWIRRADA:-Qurba Joogtii Ugu Badneyd Oo Jimcahan Ku Damaashaaday Xeebta Liido Iyo Goobo Dalxiis Oo Xeebta Laga Hirgeliyey

Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
DSC_0003

DAAWO SAWIRRADA:-Munaasabad Tababar Loogu Soo Xerayey Ku Dhowaad Kun Askari Oo Lagu Qabtay Ugandha

Munaasibada Tababarkani loogu soo xirayay ciidamada Xooga dalka ...
IMG_0098

DAAWO SAWIRRADA:-Madaxweyne Shariif Oo Si Weyn Looga Soo Sagootiyey Kuwait Iyo Calanka Jamhuuriyadeenna Oo Wadooyinka La Suray

Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
IMG_0034

DAAWO SAWIRRADA;-Madaxweyne Shariif Oo La Kulmay Jaalliyadda Soomaaliyeed Ee Kuwait,Safiirrada Afrika,Carabta iyo Hay’adaha Gargaarka

Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
DSC09656

DAAWO SAWIRRADA:-Maamulka Gobolka Banaadir Oo Dib U Dhisaya Jardiinooyinkii 20 Sano Ka Hor Caasimadda Ka Burburay

Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
IMG_9817

DAAWO SAWIRRADA:-Sida Madaxweyne Shariif Loogu Soo Dhoweeyey Kuwait Iyo Kulamadii Uu La Qaatay Madaxda Dalkaasi

Akhristayaasha Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
IMG_9646

DAAWO SAWIRRADA:-Shirka Lagusoo Xulayo Ergada Ansixineysa Dastuurka Oo Maanta Muqdisho Ka Furmay

Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
IMG_9532

DAAWO SAWIRRADA:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Maanta Kormeeray Xarunta Gaadiidka Booliiska Oo Dib U Dhis Iyo Qalabeyn Ballaaran Lagu Sameeyey

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...
CIMG0661

DAAWO SAWIRRADA:-Ciyaartoyda Gabdhaha Iyo Wiilasha Xulka Qarankeenna Oo Guullo Kasoo Hooyey Tartammo Ka Dhacay Jabuuti

Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gudbineynaa ...
DSC06978

DAAWO SAWIRRADA:-Sida Ay Shacabku Xili Roobaadkaan Ugu Damaashaadeen Xeebta Liido

Horey waxaad u daawateen Xeebta Liido oo dadku ...

Toos U Dhageyso Radio Mogadishu

TOOS U DAAWO SNTV

Dhageyso Wararka Raadiyaha

Warkii Subaxnimo – 08:00 AM
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Warkii Duhurnimo – 2:30 PM
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Warkii Habeennimo – 7:00 PM
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

HOOYO CULUMO IYO XEEBTA LIIDO(Wareysi Qiiro Leh)

Tubta Toosan

Aftida Raadiyaha

Muqdisho Waxaa Hada Lagu Qabanayaa Shirar Quseeya Aayaha Dalka Halka Markii Hore Shirarkaasi Lagu Qaban Jiray Dalalka Deriska Ah Sideed U Aragtaa?

View Results

Loading ... Loading ...

Polls Archive

Qabrigii Lamaanaha(Qiso Dhab Ah)

QABRIGII astaan sax ah

Dhageyso Qeybta 5-aad Sheekada Qabrigii Lammaanaha Radio Muqdisho

Akhirtistayaasha Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya, waxaan dooneynaa ...
QABRIGII astaan sax ah

Dhageyso Qeybta 4-aad ee Sheekada Qabrigii Lammaanaha Radio Muqdisho

Akhirtistayaasha Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya, waxaan dooneynaa ...
QABRIGII astaan sax ah

Dhageyso Qeybta 3-aad Sheekada Qabrigii Lamaanaha Radio Muqdisho

Akhirtistayaasha Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya, waxaan dooneynaa ...

Barnaamijyada

Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio ...
Sawir Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Xiligan

Dhageyso Barnaamijka Daljir Ee Looga Hadlo Dhismaha Ciidammada Qalabka Sida Ee Soomaaliya

Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Todobaadleyaasha ah ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio ...
syl

Barnaamij Xusuus Leh Oo Radio Muqdisho 1976Kii Ka Sameeyey Kaalintii Dhalinyarada Ee Xornimo Doonka”Dhageyso”

Keydka Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa waxeynu idinkaga soo xulnay Barnaamij gaar ah oo ku saabsan taariikhda ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio ...
Tarsan

Duqa Magaalada Muqdisho Oo Dhageystayaasha Gudaha Iyo Dibadda Su’aallo Uga Jawaabay”Dhageyso”

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa caawa marti ku ahaa Barnaamijka Bandhiga ...