Carwo Lagu Soo Bandhigayey Muuqaalka Muqdisho Shalay Iyo Maanta Oo Nairobi Lagu Qabtey
Published on June 6, 2012 by Mowliid · 6 Comments · 4,752 views
Carwada lagu soo bandhigayay Muuqaaladii Hore ee Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho waxaa ka soo qayb galay Raisal Wasaaraha Dowlada Kmg ee Soomaaliya Dr Cabdiweli Mohamed Cali wasiirada Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta Cabdulqadir Husein Mohamed, Wasiirka Dastuurka iyo Dib u heshiisiinta Cabdullahi Xoosh Jibriil iyo wasiirka Iskaashiga iyo Xiriirka Caalamiga ah Cabdullahi Goodax Barre iyo weliba Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mohamud Ahmed Nuur Tarzan,
Carwadan oo lagu soo bandhigay Xarunta taariikhaha lagu kaydiyo ee Magaalada Nairobi waxayn furnaan doonta sadexda cisho ee soo socda waxaana soo qaban qaabiyay Dhalinyaro Soomaaliyeed oo Qurbaawiyiin u badan oo taageero ka helaya Safaarada Faransiiska ee Dalalka Kenya iyo Soomaaliya,
Ugu horayn wasiirka Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Cabdulqadir Xuseen Mohamed (Jaahwayn) oo daaha ka rogay carwada ayaa ku tilmaamay mid taariikhi ah oo xilli hore loo baahnaa in la sameeyo wuxuuna wasiirku dhiirageliyay in dalka gudihiisa lagu sameeyay bandhigyo noocan oo kale si dhalinyarada Soomaaliyeed fikrad wanaagsan uga qaataan sida uu dalkodu ahaan jiray,
Raisal wasaaraha Dowlada KmG ss Soomaaliya Mudane Cabdiweli Mohamed Cali ayaa aad ugu riyaaqay bandhig carweedkan loo sameeyay muuqaaladii hore ee Caasimada Muqdisho wuxuuna tilmaamay in shacaba Soomaaliyeed ay jaanta ku hayaan sidii ay ula soo noqon lahaayeen bilicdii iyo karaamadii ay bulshada Caalamka ku dhex lahaayeen,
Wuxuu sidoo kale Mudane Cabdiweli Mohamed Cali ka soo qayb galayaasha la wadaagay taariikho ku saabsan yaraantiisii iyo xusuustiisa Muqdisho isagaa sheegay in dadaalka ay wado xukuumada Soomaaliyeed iyo shacabkeedu uu horseedi karo in mar labaad la soo celiyo doorkii wanaagsanaa ee aan ku lahayn
Sidoo kale waxaa isna bandhiga ka hadlay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mohamud Ahmed Nuur tarzan iyo xubno kale oo ka tirsan golaha wasiirada Soomaaliya waxayna dhamaantood soo dhoweeyeen bandhiga
Haddii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA +17124327760
WARKA SUBAX 26.5.2013
Ciidamada Amaanka dowladda Soomaaliya ee ka howlgala degmada ...
Wasaaradda Arrimaha dibedda Soomaaliya ayaa sheegtay in la ...
Oeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ayaa soo ...
Doodi kama taagna in dalkeennu muddo ka badan ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa ...
WAR HABEEN 25 05 2013
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Madaxweynaha dalka Kenya Uhura Kenyata ayaa sheegay in ...
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Shiiq Maxamuud ayaa ...
Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka ku dhaqan magaalada Kismaayo ...
War Duhur 25-05-2013
Waxaa ka socda caasimada dalka Kuwait qabanqaabada loogu ...
Wasaarada arrimaga gudaha iyo amaanka qaranka ayaa maanta ...
Hay,adda maaeaynta musiibooyinka qaranka ayaa maanta deeq raashin ...
Ciyaaraha Hidaha iyo dhaqanka, Raashinka ay Soomaalidu dhaqanka ...
WAR SUBAX I 25 05 13
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa ...
Hay'adda SYPD ayaa gar gaar lagu caawinayo dadkii ...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Stockholm ee ...
Shir looga looga hadlayo ganacsiga iyo maalgashiga waddankan ...
Kulan looga hadlayay dhibaatooyinkna soo wajaha haweenka soomaliyeed ...
Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa Barnaamij Todobaadle ah waxaana ...
Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa laga ...
Munaasabad lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha maamulka gobolka Gal-gaduud ...
WAR HABEEN 24.05.2013
Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
War Duhur 24-May-2013
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
WAR SUBAX 24.05.2013
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
maasha allah waa wax lagu farxo tarsan halkaa kahay howsha cadawgaguna ha jabo guuuuuuuul
tarsan iyo dhamaan intii shaqeesay iyo radiomuqsishowba ilaaheey heedinka abaal mariyo wanaagaad sameeseen aamiin waxaan leeyahay qofwalboo soomaaliya waajib ayaa kasaaran wadankiisa waxaan kutalin lahaa qofwalboow ka aruuri qashinka wadada ,gurigaada hertiisa nadaafatul minala iimaan
masha alah runti tar san wa mudane wadani ah nolow ayan le nahay hada nahay shacabka somaliyes
Tarsan oo kale ayaa lobahanyahay walalyaal mahadsanid mudane gudoomiye ahna duqa magalada muqdisho waxaan kalOo idin shegaa fadlan halasoshego ciddi aragtaa raga wax dhibateeya ee Aan wada naqano hdi sidaas lowada shqeyo sidhaqsi ah ayaan hormarka kugaari karnaa insha allaah ha is dhihin dowladan cid gaar ah ayaa iska leh adiga ayay dowlad kutahay aniga ayay itahay anaga ayay notahay nabada lahelaayo dhinacaada ayaa uga nolaneysaa insha alaah
masha alah mudane TARSAN run tii hol aad uwanagsan ayad noheysaa hadanahay umada somaliyeed waxana ilah kaga baryeynaa in uu kulagarabgalo howsha wanagsan iyo quruxda ad lajeceshahay wadan kena somaliyeed
Masha allah wey so noqon doonta muqdisho quruxdedii insha allah lkn somaliyey o dhaney an u wada istagno o kawada sheqeno wa caasimadeniye wan ku xisay xamar cadey 5 sano o an ka maqanahay insha allah wan ku so noqonaa ano askari ah o wanagada u hiilinaya