Calankeenna Quruxda Badan Oo Si Weyn Uga Dhex Muuqday Furitaanka Tartanka Olombikada Aduunka”SAWIRRO+VIDEO”
Published on July 28, 2012 by Jayte · 64 Comments · 20,914 views
Calankeenna quruxda badan ayaa si weyn uga dhex muuqday furitaanka tartanka Olombikada Aduunka oo ee lagu qabtay magaalada London ayadoo astaanta Calankeenana goobtaasi lagu garaacay.
Inkastoo astaanta calan ee dalalka ka qeybgalaya tartanka Olombikada Aduunka goobtaasi lagu garaacay hadana waxaa si gaar ah xusid u mudan iney tani ka dhigantahay sharaftii iyo heybadii aynu ku laheyn caalamka ee aan horey u burburinay ay soo laabatay maadaama 21 sano kadib aynu dib ugusoo laabanay fagaarayaasha Caalamka.
Dadka Soomaaliyeed meel walba oo ay dunida ka joogaan waxey isha ku wada hayeen shaanshadaha caalamka gaar ahaan kanaallada Sportiga baahiya ayaga oo dhowrayey iney mar uun arkaan Calankeenna quruxda badan oo calammada caalamka fagaaraha furitaanka Olombikada Aduunka ee London kala muuqda,astaantii qarankeenana la garaacayo.
Samsam Maxamed Faarax iyo Maxamed Xasan Maxamed oo uu dhiiragelinayo lana socdo orodahanka magaca iyo sumcadda Soomaaliya usoo hooyey ee Cabdi Bille Cabdi ayaa kasoo muuqday fagaaraha uu ka dhacayey hab maamuuska furitaanka tartanka Olombikada Caalamka waxaana xiliga ay socodka ku marayeen fagaaraha goobta looga garaacay astaanta calankeenna ayadoo telefishinnada caalamka oo idilna si toos ah looga daawanayey.
Waa mid muwaadin walba oo Soomaaliyeed dhaqaajineysa damiirkiisa marka uu Calankiisa ka arko shaanshado uu in mudo ah dalkiisu ka maqnaa shakina kuma jiro in dad badan oo aanay horey dareen gaar ah u geli jirin marka ay arkaan astaan dal calan oo loo istaagayo fagaare la mid ah fagaaraha furitaanka Olombikada ee London uu hada dareen galay kaasi oo lagu tilmaami karo iney ogaadeen iney kasoo jeedaan dal jira oo leh Dowlad.
Waxaa xusid mudan in baraha Internetka ee lagu kulmo sida Facebook iyo Twitter ay si aad ah durbadiiba ugu baaheen muuqaallada iyo sawirrada ka turjumaya halka ay heybadda iyo sharafta Calankeenna gaartay taasi oo ay dhamaanba dadku isugu hambalyeeynayeen.
waaan ilmeeyey wlh markan isha saaray calankeyga somaliya oo dhex hababaayo meel ay isugu yimaaden aduun weynaha badankiisa 22 sana ka dib wlh wax aan shego ma,aqaani aana ku hadlo ilma iga soo datay ma shalah guuuuuul alaow nala garab qabo geedi socodka nabad in shalah aamin
maashaa allah mashaa allah mashaa allaah allahu akbar alahu akbar allahu akbar waa guul waa guuuuuuuuuuuuuuuul wlhi aad iyo aad ayaan ugu farxay allaw naguuleey
maasha allaah waa wax lagu farxo walahi in calankeena meshaas istaago kuwa geeyayna aad iyo aad ayaan ugu mahdcelinaynaa guulaysta walhi xalay ayaan ku riyooday isaga oo wiilka guul fiican keenay marka guulayso walaal >>>>>>>> mida kale maxaa waaye Sawirka meesha ka muuqda oo sariiraha ??? ma caybaa mise ?
mansha mansha alah alahayoow nosoceli sharaftii aan lehen ada ween oo waxid eh calankena quruxda badan waligiisa ha jiro hane joogo cadawgiisane hadhoco radiomuqdisho waa mahadsantihiin
maashaa allaah waa wax lagu farxo maanta in aan ka muuqano fagaaraha ugu weeyn caalamka oo la isgu yimaado somalia guul waxaan rajeeynayaa in aan alle guul noogu soo dhiibo dadka noo metalaya somalia
ILLaaaaaaaahow guuuuuul na siiiiiiiiiii illaaaaaaaaaahow guuuul ilaaaaaaaaaaaaahowwwww umada soomaaliyeeeeed guuuuul siiiiiiiiiiii wlhi xiligaan aan qorayo fariiintaan xaadayda wey taagan tahay taasna waxay muujinaysaa sida aan ugu faraxsanahay in aan ka mid noqono ama calankeena lagu dhex arka goob ey kuwada kulmayaan wadama aduunka…………..
maantay waxaan taaganahay meel wanaagsan , sumcadii iyo maamuuskii aan dunida ku dhexlahayn ayaa dib u soo laabanay …..eebe wayne waxaan ka baryeeynaa in aan meeshaa aan taaganahay aanaan dib uga laabain
masha alah intaaan ayaaba guul noo ah oon bananka u soo baxnay 22 kadib guuusha ugu qiimaha badan waaa tan caawa aan arkeeno alaha noo siyaadiyo hadii aan kusoo guulesana waa guushii labaaad alaha inoo siyaadiyo gadaal alle inoma celiyo tafaraaruq dambo allaha naga haayo samsam and maxamed magaceeeda ayaad kor u qaadeen magaciina laaha kor u qaado cimrigiina alaha dheereyo cibaado suban laha idin kuugu daro aamin aamin
xalay oo dhan waan soo jeeday taraawiixdiina waan uga baaqday si aan hal mar isha ugu dhufto calankeena sharafta leh oo ka dhex muqda.ilmo ayaa iga imaaatay markaan arkay waxaana u rajeenayaa dalkayga guul gobanimo waarta nabad iyo barwaaqo. ilaahay kuwii sharaftooda iyo karaamadooda la soo noqda ha naga dhigo
masha allah masha allah xalay oo dhan waxa aaan u soo jeeday o tv indhaheyga uu ugu dhacayay waxa aaay aheyt in aaan mar qura arko calankeene suubana quruxda badnaaa o ka dul babanayo calamka alle waa uu itusay allow adaaa mahatleh somalia guul ayan u rajeynayaa insha allah dhalin yaradan inoo tar tameysana wa in aaaan u duceeynaa in uu alle guul garsiiyo cid walboo salaada tukatana 2bo sunno eh oo ha raaciso si aaay alle ugu baryaaaan
Aad ban u salamaa somali oo dhan hadi an kabaxsho fikirkey markan arkay calankena buluga oo dad madaxa u wada istagan hadana astantena la,garacay wan oo yay xadayda aya istagtay ani dhan wan isbalay wana qirowday da,badeyd farxad ayan isla celin wayay markan arkan kanal walba o calankena kamuqdo waxan hosta iyo korba ilah uga ducestay in gabadha iyo wiil gusha qadan ilahaw amin somali o dhane caloshoda is ku fur amin amin by
maasha allah aad ayan ugu faraxsanahay calankeyga oo aan ka dawado calamka asga oo suran ilaahna waxan ka baryena in ay guul inoo soo hoyan ilahna garab nagu siiyo ilaah cadilow guul noo soo hooy radio mogdisho aad ayad u mahadsan tihin adinkuna walahena oo ina dhiira galinaya aad ayad u mahadsan tihin insha allah guul <3<3
Waqtiyada socdaalka ah
Ayaamaha silsidda ah
Xilliyada bal suuree
Soojire haddaad tahay
Sadarrada dib ugu noqo
SOOMAALI WAA KUMA?
Sinnaantaan la magac ahay
Sanku-neefle ma oggoli
Inuu iga sarrayn karo
Anna garasho sogordohan
Sooryo ruux ugama dhigo
Ninna madax-salaax iyo
Kama yeelo seetada
Sasabada ma qaayibo
Sirta waxaan iraahdaa
Saab aan biyaha cellin
SOOMAALI BAAN AHAY
Inkastoon sabool ahay
Haddana waan sarriigtaa
Sacabada ma hoorsado
Saaxiib nimaan nahay
Cadawgayga lama simo
SOOMAALI BAAN AHAY
Socdaalkaygu waa meel
Sahaydaydu waa dacar
Soohdintaydu waa caan
Seeftaydu waa cudur
Naftuna geedka iga suran
Nin i sigay ma nabad galo
Nin i sugayna maba jiro
Libtaa weli ma sii dayn
Gardarrada ma saacido
Nin xaqlana cidi lama simo
SOOMAALI BAAN AHAY
Nabaddaan u sahanshaa
Colaaddaan ka selelaa
Sooma jeesto goobaha
Ninka nabarka soo sida
Gacantiisa kama sugo
Dabayshaan la socod ahay
Salfudeydna uma kaco
Waabay sunaan ahay
Marna samawadaan ahay
Samir baan hagoogtaa
SOOMAALI BAAN AHAY
Ninkaan taydu soli karin
Uma yeelo suu rabo
Sida dunida qaarkeed
Sandulaynta ma ogoli
Ninna kabaha uma sido
Ninka iga sed roonow
Siintaada magaca leh
Ogow kaama sugayee
Hana oran “sasabo badow”
Dareen seexda ma lihiye
SOOMAALI BAAN AHAY
Saan la kala jaraan ahay
Summadi ay ku wada taal
Rag baa beri i saanyaday
Anoo xoola soofsada
Xil midnimo anaa sida
SOOMAALI BAAN AHAY.
alaahu Akbar waxay ehed haben qiiro leh o ninki damiir wadanimo kujiraa dariimikara. calankena quruxda badan cirkaa u eg xidigta dhaxbartamaha kaga taalo o xlay kadhax muuqday aduunka.
waxaana rajenenaa iany nosohoyaan guuul taarikhi ah o somalikuwada farxaaaan. insha allah
hambalyo hambalyo hambalyo aad baan ugu faraxsanahay in calankeenii quruxda badnaa ka dhex muuqday caalamka isugu yimid wadanka ingiriiska ma cabiri karo farxdayda laakiin ma shaqeysan ilaa ay ka soo maraan samsam oo calanka waday maxamed xasan,halyeey cabdi bile iyo c/qaadir baarajab waxaan leeyahay soomaaliya meel kasta oo ay joogto inay noqdaan muwaadiniin calankooda iyo ciidooda iyo diintooda ku faana oona difaaca rag inay calanka kor uqaadaan qaarna ay hoos u dhigaan ma soconayso ee aan iska qabano kuwa aan rabin inay soomaaliya wax noqoto,tusaale tv-ga fiiriya wadan waxaa u maraya xafladda 600 anagana 2 qof war aaway caqligii ilaahey hana fahamsiiyo wanaaga iyo soomaalinimada.goosaar jeddah saudi arabia
sc aad ayaan u faraxsahay xalay oo dhana waan sugayay mar uun in aan arko calankeena cawaale bulugle dhalinyaradaasna waxaan ilaahay uga baryayaa in ilaahay soo guuuleeyo aamiin soomaaliyeey iska diida wax la yiraahdo calamo kale oo meelo laga taagtaago
Asc wr wb Dhamaantiinba Umada Somaliyeed meel walba aad kala joogtaanba waxaan mar kale idin leeyahay Ramadan Kariim kulu sana antum wabilqeyr.
Marka labaad Waxaa i farxad ah Calankeena Somaaliyeed oo Ka babanahaya Xarunta Olympickada London. England United Kingdom U K.. Waa Masha allah
Calanyahoow Waligaa Ha dhicin oo Ha dheeliyin Jiroow Waligaa Taagnoow anaga dhamaan waan ku Garab taaganahay ogoow Calankeena Cawaaloow Samada u ekoow Waa jiri doontaa waligaa ogoow..
Allow Dhawr Sumcada iyo Sharafta Dalkeena Amiin Ya Rabi .
ASC waan ku faraxsanahy in maanta la calankeenu uu heehaabo olympicada aduunka waa GUUL noo soohoyatey wan mahadsanyihiin dadkii ka shaqeyyey somalia ha nolaato
maashaa alaah maashaa alaah waa guul u soo hoyatay umada somaliyeed waana waxa lagu farxo maantay ma jiraan wax la dhoho somaliland, puntland iyo galmudug maantay soomaali waa mid maantay ee ilaahoow noo rumee somali weeyn
waa kulun qanaqsanahay walal
Wallaal fahad waad ku mahadsantahay, waana kuugu raacsanahay in eey jirto hal Soomaali oo mid ah oo calankaa buluugga ah oo qurxoon leh. Ee micnaheedu Soomaali waa mid..wax kaloo jira ma jirto
Masha allah cawa si ad aya u farxasanahay wa ni ra jana. Guul
Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuul wa huba ina
So badidundin
calanyahaw waligaagi sidan usurnaaw——–alow garabkoodi gal geesiyaashaan aamiin aamiin aamiin aamiin
Gu7uuuul
Zamzam iyo max,ed ilahy waxan uga baryeyna iney noqdan ku guul,wacan uso hoya wadankena aynu ku daysano amiiin
Calanyahow kolkaan ku eegaba kal gacal baa ii kordha kaama maar mi karaayee kow inaa tahay waa kuu hubaa kuwii kuu dagaalamay kor alaha ka dhigo
mshlah guul no so hoyatay
guul somalia xalay markaan calanka somalia indhaha saaray ilin ayaaba iiga timid zamzam & maxamed guul insha allah waxaan ilaah idiinka baryayaa in aad guul u soo hoyisaan somalia guuuuuuuuuuul
Masha Allah allow calanken kor ka dhir walahi markan ka dhax arkay calankena oo zamzam kor u sida waan iska ilmeyay farxad oowgeed
sc wax fiican ayaad sameyseen wana idin bogaadinaya
talooyinka dadka ha hilmaamina barniijyo cusub la imaada gaara an latashta ragii hore
waaan ilmeeyey wlh markan isha saaray calankeyga somaliya oo dhex hababaayo meel ay isugu yimaaden aduun weynaha badankiisa 22 sana ka dib wlh wax aan shego ma,aqaani aana ku hadlo ilma iga soo datay ma shalah guuuuuul alaow nala garab qabo geedi socodka nabad in shalah aamin
maashaa allah mashaa allah mashaa allaah allahu akbar alahu akbar allahu akbar waa guul waa guuuuuuuuuuuuuuuul wlhi aad iyo aad ayaan ugu farxay allaw naguuleey
walahi saaka waan ilmeeyay anigoo jooga cirifka aduunka o ah china markaan arkay dadkaygii oo umadaha dunida ka dhex muuqda
Mansha alah manshalaah wankufarxay calanken okadhaxmuuqda olobikada aduuka guul,,,,,,,,,,,,,,guul,
Masha Allah waxaan leeyay wali waxbaa dhiman sabatu waa hada calan bes ayaa muuqda waxaa noo haray in aan ku guulaysno ciyaarta soomaaliya ayaa ka badisay xul ???????????
maasha allaah waa wax lagu farxo walahi in calankeena meshaas istaago kuwa geeyayna aad iyo aad ayaan ugu mahdcelinaynaa guulaysta walhi xalay ayaan ku riyooday isaga oo wiilka guul fiican keenay marka guulayso walaal >>>>>>>> mida kale maxaa waaye Sawirka meesha ka muuqda oo sariiraha ??? ma caybaa mise ?
Maasha. Allaah run ahaaantii. Amtay masoo kobikaro dareeenkeyga wadananimo. Waxaa guul. Ween noo ah inmaantay caalamka aan wax laqeebsaneyno runtii waarajo ween. soomalia waatagtay markaan wixii. Kadaanbeya Waa israacday eebow noorumeey walalaha samsam imaxamad. Illaah guusha hasiiyo waaba. Kasiidarnaalehede wblaahi towfiiq
MASHA ALLAAH calan yohow ha dheeliyin ha dhantaalmin waligaa ZAMZAM ALAHA ku sharfo umada somaliyed baad sharaf taye
RUNTII MARKAAN ARKAY CALANKEENA OO LASII SAARAYO RUNTIII AAD AYAA XAADA II KACDAY ILINA WAY IGA TIMID ALLOOW NABAD WARTA INOOGA DHIG WADANKEENA HORMARKA YAR AAN HADA GARNAY SIDAN UGA DHEX MUUQANAY ADUUNKA WAAD UJEDAAN HADAAN NABAD WAARTA HELNANA ADUNKA OO DHAN AYAA NA ICTIRAAFSANAYA ILAHOW NABAD NASII OO WAARTA AAMIIN
somalida dhamaan waxa aan kacodsanaa in ey uduceeyaan in ey guuleystaan dhalinyada tartamaya illahow ku guley dadkeenu haisraacee amiin amiin amiin
wow
waxay ahay hben lama ilaban ah dhaman umada somalyed mel kasto ay jogan markan aragnay clankena kaso muqda fagaraha clamka allow nbad dalkeni hoyo
maxaan idiin sheegaa,
illaahay uunbaa garanaya qofwaliba niyadiisa / hadii shisheeye u istaaagay calanka baluuga ah ee sharafta badan anagoo soomaali ah maxaa na helay hadaan idin iraahdo waan ilmeeyey ma iga rumeysaneysaan soomaalaay/ allaahu aclam
soomaaliya guul iyo gobanimo midnomo amiin
masha allah guul somalia ilaahow sharaftii iyo karaamiadii noo soo celi oo qabiilka iyo naceybka iyo reer hebel naga saar.waxba na tarimeyso aakhiro iyo aduunba aan dhib iyo burbur ka aheyn.inta harteyna noo dhameystir.
mansha mansha alah alahayoow nosoceli sharaftii aan lehen ada ween oo waxid eh calankena quruxda badan waligiisa ha jiro hane joogo cadawgiisane hadhoco radiomuqdisho waa mahadsantihiin
guuuuuuuuuuuleeeeeeeesta samsam iyo maxamed alaha idinku guuuleeyo
maashaa allaah waa wax lagu farxo maanta in aan ka muuqano fagaaraha ugu weeyn caalamka oo la isgu yimaado somalia guul waxaan rajeeynayaa in aan alle guul noogu soo dhiibo dadka noo metalaya somalia
waa guul usoo hoyatay ummadda soomaaliyeed oo dhan qofkii dammiir lehna waa ogyahay taas laakiin caadaqaatayasha la yirado Alshabab oo loosoo adeegsado kaliya sidii ay dadkooda iyo dalkooda u dhibi lahayeen aan iska qabano walalayalow si aan xornimo iyo horumar u gaarno.SOOMAALIYA GUUUUUUUUUUUUUUUUUUL.
ILLaaaaaaaahow guuuuuul na siiiiiiiiiii illaaaaaaaaaahow guuuul ilaaaaaaaaaaaaahowwwww umada soomaaliyeeeeed guuuuul siiiiiiiiiiii wlhi xiligaan aan qorayo fariiintaan xaadayda wey taagan tahay taasna waxay muujinaysaa sida aan ugu faraxsanahay in aan ka mid noqono ama calankeena lagu dhex arka goob ey kuwada kulmayaan wadama aduunka…………..
asc dhammaan walalahayga soomaali waxa sharaf ii ah markaan arkay calankena quruxda badan oo dhex muuqda aduunka asago 21sano uu mid sida maroyinka okale lala dhaqmayey waa hubaal weyee inan jeceyl wadaninimo qaaday runti ani ma anan so arag dowladnimadini waxana 22sano lkn waxan ahay arday kunol dalka sudan gar ahan casimada khartoum dhigtana international university of africa wlh dowladnimadu waxay tahay markan sudan imid ayan ogaday waxan leyahay somaliyey isqabta ismaqla qabyalada daaya tartamayasha walalahey waxan idin rajeyna guul noolada weligina
waanku faraxsanahay ma aha mıd aan qıyaası karo dareenkeyga maanta waayo qofwalıba oo wadanı ah wuu daremı karaa meeshıı shalay aan ısdhıgnay ıyo maanta mıda kale waxaan leeyahay walalaheyga guul ayaa ıdıın rajeenayaa ınsha alaah
maantay waxaan taaganahay meel wanaagsan , sumcadii iyo maamuuskii aan dunida ku dhexlahayn ayaa dib u soo laabanay …..eebe wayne waxaan ka baryeeynaa in aan meeshaa aan taaganahay aanaan dib uga laabain
masha alah intaaan ayaaba guul noo ah oon bananka u soo baxnay 22 kadib guuusha ugu qiimaha badan waaa tan caawa aan arkeeno alaha noo siyaadiyo hadii aan kusoo guulesana waa guushii labaaad alaha inoo siyaadiyo gadaal alle inoma celiyo tafaraaruq dambo allaha naga haayo samsam and maxamed magaceeeda ayaad kor u qaadeen magaciina laaha kor u qaado cimrigiina alaha dheereyo cibaado suban laha idin kuugu daro aamin aamin
maasha alaah waxaa mahad leh allaah abxna wtclaa calankena wuu qurux badanyahay wadankeena waa hodan lkn dadkeena isfahmi la ilaah ha iskeena fahamsiiyo
xalay oo dhan waan soo jeeday taraawiixdiina waan uga baaqday si aan hal mar isha ugu dhufto calankeena sharafta leh oo ka dhex muqda.ilmo ayaa iga imaaatay markaan arkay waxaana u rajeenayaa dalkayga guul gobanimo waarta nabad iyo barwaaqo. ilaahay kuwii sharaftooda iyo karaamadooda la soo noqda ha naga dhigo
masha allah masha allah xalay oo dhan waxa aaan u soo jeeday o tv indhaheyga uu ugu dhacayay waxa aaay aheyt in aaan mar qura arko calankeene suubana quruxda badnaaa o ka dul babanayo calamka alle waa uu itusay allow adaaa mahatleh somalia guul ayan u rajeynayaa insha allah dhalin yaradan inoo tar tameysana wa in aaaan u duceeynaa in uu alle guul garsiiyo cid walboo salaada tukatana 2bo sunno eh oo ha raaciso si aaay alle ugu baryaaaan
mashallaha calankeen quruxda badanaa ilaahow guul ku rajnya ishalaha
waa guul waa guul calanyahow waliga kor ahow soomaliya soomali oo idil baa leh ee ku farxa
guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul akhristow ma aragtay dhulkii oo dhan in uu noqday astaantii calanka soomalia ALOW KORKAYEEL guulaysta dhalinyaro war maxaa ka wacan MIDNIMO MIDNIMO
Aad ban u salamaa somali oo dhan hadi an kabaxsho fikirkey markan arkay calankena buluga oo dad madaxa u wada istagan hadana astantena la,garacay wan oo yay xadayda aya istagtay ani dhan wan isbalay wana qirowday da,badeyd farxad ayan isla celin wayay markan arkan kanal walba o calankena kamuqdo waxan hosta iyo korba ilah uga ducestay in gabadha iyo wiil gusha qadan ilahaw amin somali o dhane caloshoda is ku fur amin amin by
maansha allah ilahoow somali isku toosi oo isku soo celi iyagoo cadalad iyo sinaan kuwada nolado
calanyahoow jir oo joog ilaahoow kadhig kuii calankooda oo sharaf leh soo noqda rabiyow somaalay anaga o dhan hadii aan si.yad funaan ah uwada taagero way soo badin dooaan inhaa alaa
maasha allah aad ayan ugu faraxsanahay calankeyga oo aan ka dawado calamka asga oo suran ilaahna waxan ka baryena in ay guul inoo soo hoyan ilahna garab nagu siiyo ilaah cadilow guul noo soo hooy radio mogdisho aad ayad u mahadsan tihin adinkuna walahena oo ina dhiira galinaya aad ayad u mahadsan tihin insha allah guul <3<3
Waqtiyada socdaalka ah
Ayaamaha silsidda ah
Xilliyada bal suuree
Soojire haddaad tahay
Sadarrada dib ugu noqo
SOOMAALI WAA KUMA?
Sinnaantaan la magac ahay
Sanku-neefle ma oggoli
Inuu iga sarrayn karo
Anna garasho sogordohan
Sooryo ruux ugama dhigo
Ninna madax-salaax iyo
Kama yeelo seetada
Sasabada ma qaayibo
Sirta waxaan iraahdaa
Saab aan biyaha cellin
SOOMAALI BAAN AHAY
Inkastoon sabool ahay
Haddana waan sarriigtaa
Sacabada ma hoorsado
Saaxiib nimaan nahay
Cadawgayga lama simo
SOOMAALI BAAN AHAY
Socdaalkaygu waa meel
Sahaydaydu waa dacar
Soohdintaydu waa caan
Seeftaydu waa cudur
Naftuna geedka iga suran
Nin i sigay ma nabad galo
Nin i sugayna maba jiro
Libtaa weli ma sii dayn
Gardarrada ma saacido
Nin xaqlana cidi lama simo
SOOMAALI BAAN AHAY
Nabaddaan u sahanshaa
Colaaddaan ka selelaa
Sooma jeesto goobaha
Ninka nabarka soo sida
Gacantiisa kama sugo
Dabayshaan la socod ahay
Salfudeydna uma kaco
Waabay sunaan ahay
Marna samawadaan ahay
Samir baan hagoogtaa
SOOMAALI BAAN AHAY
Ninkaan taydu soli karin
Uma yeelo suu rabo
Sida dunida qaarkeed
Sandulaynta ma ogoli
Ninna kabaha uma sido
Ninka iga sed roonow
Siintaada magaca leh
Ogow kaama sugayee
Hana oran “sasabo badow”
Dareen seexda ma lihiye
SOOMAALI BAAN AHAY
Saan la kala jaraan ahay
Summadi ay ku wada taal
Rag baa beri i saanyaday
Anoo xoola soofsada
Xil midnimo anaa sida
SOOMAALI BAAN AHAY.
Runtii Aad ayaan ugu farxay markaan Arkey calankeeni somaliyeey jir O joog
alaahu Akbar waxay ehed haben qiiro leh o ninki damiir wadanimo kujiraa dariimikara. calankena quruxda badan cirkaa u eg xidigta dhaxbartamaha kaga taalo o xlay kadhax muuqday aduunka.
waxaana rajenenaa iany nosohoyaan guuul taarikhi ah o somalikuwada farxaaaan. insha allah
hambalyo hambalyo hambalyo aad baan ugu faraxsanahay in calankeenii quruxda badnaa ka dhex muuqday caalamka isugu yimid wadanka ingiriiska ma cabiri karo farxdayda laakiin ma shaqeysan ilaa ay ka soo maraan samsam oo calanka waday maxamed xasan,halyeey cabdi bile iyo c/qaadir baarajab waxaan leeyahay soomaaliya meel kasta oo ay joogto inay noqdaan muwaadiniin calankooda iyo ciidooda iyo diintooda ku faana oona difaaca rag inay calanka kor uqaadaan qaarna ay hoos u dhigaan ma soconayso ee aan iska qabano kuwa aan rabin inay soomaaliya wax noqoto,tusaale tv-ga fiiriya wadan waxaa u maraya xafladda 600 anagana 2 qof war aaway caqligii ilaahey hana fahamsiiyo wanaaga iyo soomaalinimada.goosaar jeddah saudi arabia
aniga waxan qaway in lagu sharfo salan sarka calanka iyo sariida calanka ciyaryahankeena wayn cabdi bile cabdi
Calan waaye calankeena wiligiis ha jiro hana kor ahaado waxaana u rajeynaa walaalaha na matalayo guul taariikhda gasho
somali guul always illahow ramadanka fadligiisa wiilka mohamed hassan iyo zamzam u fududeey wax walba oo meshas eey kaga qeyb qaataan amiiin we love lovely zamzam and mohamed
ASC GUUL GUUL WALAHI WAAN ILMEEYAY MARKAAN ARKAY CALANKEENA QURUXDA BADAN EE KADHEXMUUQDA ADUUNKA 22 SANO KADIB AAN KUSOOLABANAY SXADA ADUUNKA GUUL
Masha allaaah, Somalia hanoolaato , waa wadanka aduunka ugu fiican .
Guuleysta ilaahoow
ha noo laado somalia guul inshaa alaah somalia way gulaysan doontaa
asc runtii xalay aad baan ugu farxay markaan arkay soomaaliya oo soo galeeysaa garoonka waa guul usoo hoyatay shacabkeena soomalia calankeena oo meesha yaalla ayaa wax waliba ka qiimo badan.. viva somalia guul baan u rajeeynaa..
Soomaali.. Soomaali….Soomaali baa ahay
maasha allah ilaahow dalkeena noo hagaaji walahi ilma iga timi dal l’an waa dhibaato ilahow noo soo celi qaranimadeni
sc aad ayaan u faraxsahay xalay oo dhana waan sugayay mar uun in aan arko calankeena cawaale bulugle dhalinyaradaasna waxaan ilaahay uga baryayaa in ilaahay soo guuuleeyo aamiin soomaaliyeey iska diida wax la yiraahdo calamo kale oo meelo laga taagtaago
asc. ad iyo ad ayan ugu faraxsan nahay bahda somalia mudo dheer ayan sugeeyni inaan arakno caleenkena somalia .guul guul somalia.
.” Wadani Puntlanders.”
Asc wr wb Dhamaantiinba Umada Somaliyeed meel walba aad kala joogtaanba waxaan mar kale idin leeyahay Ramadan Kariim kulu sana antum wabilqeyr.
Marka labaad Waxaa i farxad ah Calankeena Somaaliyeed oo Ka babanahaya Xarunta Olympickada London. England United Kingdom U K.. Waa Masha allah
Calanyahoow Waligaa Ha dhicin oo Ha dheeliyin Jiroow Waligaa Taagnoow anaga dhamaan waan ku Garab taaganahay ogoow Calankeena Cawaaloow Samada u ekoow Waa jiri doontaa waligaa ogoow..
Allow Dhawr Sumcada iyo Sharafta Dalkeena Amiin Ya Rabi .
Wabilaahi towfiq
Wcs wr wb
Balanteena Waa midnimo..!!!
ASC waan ku faraxsanahy in maanta la calankeenu uu heehaabo olympicada aduunka waa GUUL noo soohoyatey wan mahadsanyihiin dadkii ka shaqeyyey somalia ha nolaato
Waxaan salaaamayaaa umada somaliyeed meel kasta ay caalamka ka joogan anoo ku hadlaya magaca ardayda sooomaliyeed oo ku noool dalka turkiga waxaan leeyahay umada somaliyed guusha way bilaawatay aaa is qabsano aaan midowno aan walaal noqono waa taariikh lam ilaaw ah calnka quruxda badan ooo dhax bidaya calamada caalamka