Cabdi Qeybdiid Oo ku Guuleystay Doorashada Madaxtinimo Ee Maamulka Galmudug
Published on August 1, 2012 by Canab · No Comments · 3,102 views
Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa maanta Madaxweynaha cusub ee maamulkaasi u doortay siyaasiga Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo xilal kala duwan kasoo qabtay dowladihii KMG ahaa ee dalka soomaray.
Talihii hore ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed General Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa ku guuleystay doorashada xilka madaxtinimo ee maamulka Galmudug sadaxda sano ee soo socota.
Goobta ay ka socotay doorashada ayaa waxaa soo buuxdhaafiyay boqolaal dadweyne ah waxaana xilka madaxtinimo Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid kula tartamayay Madaxweyne ku xigeenkii hore ee maamulka Galmudug C/samad Nuur Guuleed.
Cabdi Xasan Cawaale ayaa helay 23 cod halka madaxweyne ku xigeenkii hore uu helay hal cod sidaa daraadeedna looga guuleystay xilka madaxtinimo ee maamulka Galmudug.
Gudiga doorashada ayaa shaaciyay in xilka madaxtinimo looga guuleystay C/samad Nuur Guuleed waxaana go’aanka kama dambeysta ah ku dhawaaqay guddoomiyaha maxkamada Sheekh Axmed Sheekh Yuusuf isagoona sheegay in doorashada uu ku guuleystay General Qeybdiid.
Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa Barnaamij Todobaadle ah waxaana ...
Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa laga ...
Munaasabad lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha maamulka gobolka Gal-gaduud ...
WAR HABEEN 24.05.2013
Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
War Duhur 24-May-2013
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
WAR SUBAX 24.05.2013
Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
WAR HABEEN 23 05 2013
Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
WAR DUHUR 23.05.2013
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...