Caawa oo meelo kala duwan laga xusayo munaasabadda 1da Luuliyo
Published on June 30, 2011 by admin · 13 Comments · 2,043 views

Munaasabado ballaaran oo lagu maamuusayo 1da Luulyo ayaa ka dhaceysa caawa gudaha dalka iyo dibadda.
Xarunta Madaxtooyada Qaranka waxaa ka socota munaasabad ballaaran oo ay ka qeyb galayaan madaxda dowladda iyo marti kale.
Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa sidoo kale ka socda munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayo maalintaan, taas oo ay ka qeyb galayaan dad magac ka leh dalka oo ay ku jiraan fannaaniin caan ah.
Gobollada dalka Dalka waxaa ka soconaya munaabado kale oo la mid ah kuwaan.
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...
sanadkan sanadkiisa samo iyo siyaado
calankeenu waa qurux badanyahay geesiyaal badana waa udhinteen illaalintiisa iyo madax bannaanidiisa waana loo halgamay sidii ummadda soomaaliyeed sharaf iyo karaamo ugu noolaan lahay,waxaan uleeyahay dhammaantood waxaad ku nooshihiin maanka iyo qalbiga wadaniga*ALLE ha unaxariisto dhammaantood.
ku wa hadda madaxda sheeganahaya oo xafiisyada iyo titladooda source of icome ka dhiganayana taariikhdu wey ogtahay dhagarqaba yaasha iimaan laawayaasha ah oo dhiiga shacbiga miirtay iya goo foowdada ka faa iideysanaya,maalinteeda ayaa laxisaabindoonaa ama wadaad ha is ku sheegaano ama awliyo lagama yeelayo ha’isku lugooynin booliyeeysi iyo isticmaar kalkaanimo ayaan leenahay
ILAAHOOW SIDII HORE KU SOO CELI XAMAR
Qaranka iyo Xorriyadii la Helay waa la quursadaye
Wax ku qooqay niman aan ogayn qaabka loo helaye
Qudhooda iyo Maalkaba raggii qiiradaw bixiyey
Waa kaa gidaarada ku quban qalin jabkoodiiye
( Waxaa tiriyey Xaaji Aadan Afqalloc)
Hambalyo dhamaan shacabka Soomaaliyeed
Maalin ku weyn dhamaan shacabka Soomaaliwen
Allaah dhibka inaga dulqaado
dhamaan waxa ugo baaqaya shacabka soomaliyeed inay midowbaan oo ay u istaagaan badbaadinta Qaranimadoda.
Waxan kacodsana Radio muqdisho in xaflada nosoduuwo oonosogiliyo barta internetka ee radiomuqdisho si an uguraxesano waxana leyahay hambalyo sanadguuro wacan
Asc alloow sanad kaan sanadka xiga gabi ahaan wadangeno hooyo alle nabad hanogo dhigo aamin aamin aamin
bismillah
waa maalin xiisa badan
xuriyada ummada soooooooooooooooooooommmmmmmmaaaaaaaaaaaaaallllllllllllllllllia somalia
hanoooooooooooooooolaaaaaaaaaato
hanoolaato ilaa iyo yoomul qiyaama
Hambalyo hambalyo waxaan cawa aad ugu faraxsanahay
waxaan leeyahay marka ugu horeeso umada somaliyeed ascm salaan kadib waxaan ugu han baliyeenaa munaasabada 1da luulyo eena tahay maalin aad uweyn sharf iyo qiimo uleh shacabka somaliyeed waxaana ilaah uga baryeenaa maalintaan maalinteeda kaleeto inoo ilaah nabad iyo barwaqo ku gaarsiiyo maadaama aan aragney dowladnimo wexee tahay iyo nabada macaan teeda maa daama aan ka mid ahay dhalinta kunool qurbaha qaasatn wadanka filand waxaan kaleeto aan ilaah uga baryaa inoo abaarta iyo colaada kuhabsato dhacabka iyo wadankaba inoo ilaah ugu bedelo barwaaqo iyo hormar
waxaan aad ugu faraxsanahay maalinta qiimaha ule umada soomaaliyeed anagana beri waxaan damaashaad kadhigi doonaa wadanka noorwey insha alaah
Allow Calankeena Ciseey, cadawga somaaliyeedna cagta ka hoosmari, Calankeena waa ciishoodaye allow maqaamkiisii soo celi , umadda somaliyeedna allow bogooda burcad isu mari, sanadkaan ka dhig kii ugu dambeeyay oo calool xamu lagau xuso sanadka dambana ilaahaw inoo kas Fagaarihii Prima Luliyo ee TRIBUUNKA iyadoo xooga dalka iyo damaashaadkii la yaqiinay loogu dabaaldagaaaaaaaaaaaaaa
Aaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiin allahayaw
Somalia ha noolaato , illaahna janadii ha galiyo dadkii ka soo shaqeeyay xurnimada aan maanta heesano , inkastoo ay dad dhaawaceen xurnimada , Hadana waxaan leeyahay sanadkaan sanadkiisa illaah hana gaarsiiyo anagoo dowlad awoodbadan leh , Aaamiin yaa rabi .