Bogga Radio Muqdisho oo afti qaaday.
Bogga radio muqdisho.net Waxa uu bilaabay cod qaadis 29 apri Waxaana afti dadwayne aan u qaadnay Dad gaaraya 654 qof,.
Su’aasha ayaa waxa ay ahayd SEE U ARAGTAA IN DIB LOO DHIGO XILLIGA DOORASHADA ? Haa waxaa ku jawabay 84% oo ah dad gaaraya 550 qof oo dunida dacaladeeda jooga, Waxaana maya ku jawaabay dad gaaraya 17% oo ah dad gaaraya 108 qof,
Waxaan leeenahay Waad ku maahadsantihiin sida aad u dhiibateen fikirkiina, Mar kasta Radio Muqdisho waxa uu so dhawaynayaa aragtida shacabka Soomaaliyeed maadaama Radio Muqdisho uu yahay Milkiyadda Umadda Soomaaliyeed ee jooga Gudaha iyo dibadda ay shirkad ku yihiin,
Ugu dambayn waxaan soo dhawaynaynaa fikir kasta oo wax dhisaya, cidna aan si gaar ah loogu dhaleeceyn waxaana u aragnaa in qof kasta uu xaq u leeyahay in uu taladiisa ku darsado dhismaha Dalkiisa.
AFTIDA RAADIYAHA
SEE U ARAGTAA IN DIB LOO DHIGO XILLIGA DOORASHADA ?
- Waa taageersanahay. (84%, 550 Votes)
- waa diidanahay (17%, 108 Votes)
Total Voters: 654
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...

Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...