BISHAARO BISHAARO:-Wargeyska Dalka Wixii Hada Ka Dambeeya Ka Akhriso Websiteka Radio Muqdisho
Published on January 28, 2013 by Jayte · 4 Comments · 2,977 views
Wargeyska Dalka oo ah wargeys todobaadle ah islamarkaana ay soo saarto Wasaaradda Warfaafinta,Isgaarsiinta iyo Dekedaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa wixii hada ka dambeeya waxey shacbiga Soomaaliyeed si toos ah uga daalacan karaan Websiteka radiomuqdisho.net meel walba oo ay caalamka ka joogaan.
Tallaabadan ayaa ka dambeysay kadib markii ay shacbiga Soomaaliyeed gaar ahaanna Soomaalida ku nool qurbaha ee aanay wargeysku si fudud ku gaari karin soo codsadeen in loo suurtageliyo iney si fudud ku heleen goob ay ka daalacdaan Wargeyska Dalka amaba ay ka aqristaan.
Agaasimaha Warbaahinta Qaranka C/raxmaan Yuusuf Cumar (Al-Cadaalla) ayaa yiri “annaga oo ka jawaabeyna codsiga faraha badan ee ka yimid shacbiga Soomaaliyeed ee ku aadan in Wargeyska Dalka uu si fudud ku gaaro muwaadin walba meel kasta oo dunida kaga noolyahay,islamarkaana ay waajib nagu tahay inaan daboolno baahida muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dhanka Warbaahinta ayaan go’aansannay in wargeyska bog u gaar ah oo ay dadku mar walba ka daalacan karaan looga dhex sameeyo bogga radiomuqdisho.net”
Hadaba hadii aad dooneysid inaad si toos ah mar walba u daalacato Wargeyska Dalka waxaad ku geli kartaa bogga u gaarka ah wargeyska Dalka dhinaca midig ee Websiteka adigoo ku dhufanaya meesha ay ku qorantahay Wargeyska Dalka “RIIX HALKAAN” wuxuuna ku geynayaa bogga wargeyska Dalka oo aad ka heli karto dhammaanba cadadyada kala duwan ee wargeyska Dalka uu ka koobanyahay.
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan ...
(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
WAR DUHUR 23.05.2013
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
WARKA SUBAX 23.5.2013
Iska hor imaad geystay qasaaro iskugu jira dhimasho ...
Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dalalka South Africa ...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
WAR HABEEN 22.05.2013
Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Bandhig dhaqameed ay kasoo qeyb galeen in kabadan ...
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ...
WAR DUHUR 22.05.2013
Deeq Raashin gargaar ah ayaa maanta loo qeybiyay ...
Bukaannada ku jira Isbitaalka Keysaney ee duleedka magaalada ...
Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka ...
Wasiirka gaashandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji ...
War Subax Arbaco 22-05-2013
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wasiirka beeraha iyo xaanaanada xoolaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ...
Booqashadaan oo ay gudoomiyaha gobolka Hiiraan mudane Cabdi ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Aad iyo aad ayaa u mahadsantiheen dhaam shaqalaha wabsitekan iyo waxaan qaas ahaan ugu mahad celanaa agasimaha warbahinta qaranka c.raxman yuusuf cumar [alcadala]
WAA IN LA XOOJIYAA WADDA JIRKA UMMADDA SOMAALIYEED SI LOO HELLO MID NIMO WADDA JIR CADAALAD SIN NAAN NABADANE LA SUGO OO LA ADEEYO SI AAN LOO HELIN DU DULEELO KUWA CADWGA UMMADA SOMAALIYEED LANE XAQIIJIYO AMMAANKA DALKA OO DHAN WABILAAHI TOW FIIQ MALAQA SOMAALIYEED
WAA WAX LAGU FARXO MAGAALADA MUQDISHO OO UMMADDA SOMAALIYEED KU SII QUL QULEEYSO SIDA MAREKAN AMMA YURUB OO KALE ALLAA MAHAD U SUG NAATAY WAXAAN ILLAAHEEY KA BAR YAA YAA IN XAMAR LOO SOO SHAQO TAGI DOONO ILLAAHOOW IIGA AJIIB DOCODEEYDA IIGANA AQBAL AAMIIN AAMIIN AAMIIN YAA RABI MALAAQA SOMAALIYEED
Aad ayaan ugu faraxsanahey iney dhagaheyga maqlaan waxaa mardhaw la aqrisandoonaa Wargeyska Dalka, waana calaamad muu jineysa hormarka dhinacwalba ah uu dalka iyo dadkaba ku sii tilaabsanayo…
Dalkeenii Burburey diiftiyo iyo dagaalada diloodeen
Da,yar u Doqobow Xilligii lagaaree
u istaaga Hormar ka dulQaada Daashii
ku Dadaala Wadaniyad……….