Friday, July 11th, 2014

Dhageyso Wasiirka arrimaha gudaha oo ka qeyb galay barnamijka kulanka jimcaha”Sawirro”

Published on May 31, 2013 by   ·   1 Comment  ·   2,812 views

Barnaamijka kulanka Jimcaha oo ka baxa warbaahinta Qaranka ayaa todobaadkan looga hadlay arrimo ku saabsan sharuuc ay xukuumadu horgeysay Baarlamanka.

Barnaamijka kulanka Jimcaha oo todobaadkiiba maalinta Jimcaha ah ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa todobaadkan marti ku ahaa Wasiirka Arimaha gudaha iyo amniga Qaranka mudane C/kariim Xuseen Guuleed oo si faahfaahsan uga hadlay hindiso Sharciyeedyo uu wasiirka arrimaha guduhu hor geeyay Baarlamanka todobadkan,  kuwaas oo ka koobnaa Sadex hindiso sharciyeed oo kala ahaa. 1- maamul usameynta gobolada iyo degmooyinka dalka. 2-Sharciga xuduudaha iyo Federaalka 3- sharciga argagixisada.

Wasiirka ayaa sheegay in hindise sharciyeedkaasi ay soo gudbiyeen golaha wasiirada,   wuxuuna tilmaamay in sharcigaasi uu horgeeyay Barlamanka, isagoo rajo wanaagsan ka muujiyay in sharcigaasi uu hirgeli doono haddii Baarlamanku ansixiyo,waxana uu ugu baaqay mudanayaasha baarlamaanka inay dadjiyaan meel marinta hindiso sharciyedyadasi oo ah kuwo muhiim u ah dalka.

Dhanka kale mudadii uu socday Barnaamijku ayaa wasiirku su’aalo uga jawaabay dhageystayaal kala duwan oo kasoo wacay dalka iyo dibada, iyadoo  wasiirku uu aad ugu dheeraaday ka hadalka arrimaha amaanka, iyo la dagaalanka argagixisada wuxuuna hoosta ka xariiqay in xukuumadu diyaarisay istiraatijiyad wax looga qabanayo arimahaasi.

 

DSC00372

DSC00376

DSC00378

DSC00381

DSC00378

 

Photp By Qeys Cali Shire

 

Halkan hoose riix si aad u dhageysato barnaamijka kulanka jimcaha 31-05-2013

Dhageeyso barnaamijka kulanka jimcaha

 

 

Readers Comments (1)

  1. imman says:

    masha allah, waziirku si qiimo badan ayuu u hadlay,




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

dhagarqabe

DAAWO VIDEO:- Dhagar-qabihii fududeeyay Weerarkii Madaxtooyada oo waraysi lala yeeshay

Muuqaalka oo laga baahiyay Telefishinka Qaranka Soomaaliya ee ...
Tartan Cilmiyeedka

Tartamayaasha Degmada Goldogob oo caawa u soo gudbay wareegga labaad ee tartanka

Tartamayaasha degmooyinka Goldogob VS Guriceel oo ka kala ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
beyle 2

Soo qor fikir ama Su’aal Barnaamijka Todobaadka ee beri oo uu Marti ku yahay Wasiirka Arrimaha dibedda

Barnaamijka Kulanka Todobaadka ee berito waxa uu ku ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-HABEEN-10.07.2014.mp3"][/audio]
unnamed

Golaha Wasiiradda oo isku raacay in Wasaaradda Arrimaha Dibadu go’aan ka gaarto cida qaadanaysa Basaboorka diblomaasiga

Muqdisho, July, 10, 2014....Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
gobolka

Maamulka G/Banadir iyo Shirkadaha ka shaqeeya Nafaada oo shir yeeshay

Muqdisho July 10, 2014-Waxa maanta shir ku yeeshay ...
DSC03654

Dhagar-qabihii fududeeyay weerarkii Madaxtooyada oo lasoo bandhigay “Dhageyso+Sawirro”

8eedii  bishaan oo ku beegan habeen hore waxay ...
marwo sahro

Marwada madaxweynaha oo deeq lacageed gaarsiisay arday lixaadkiisa ku waayay qaraxii sayidka

Marwada madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya Sahro Cumar Xassan ayaa ...
jowhar

Saraakiisha Ciidanka Boliiska G/Sh/Dhexe Oo Sheegay inuu Isbedelay Amaanka Gobolka

Taliyaha qeybta booliiska ee gobolka Sh/Dhexe Qaliif C/lle ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WAR-SUBAX-10-7-2014.mp3"][/audio]
IMG_1668-450x300

Allaha U Naxariistee Marxuum Axmed Sh. Jaamac Oo Lagu Aasay Garowe (Sawirro)

Magaalada Garoowe ayaa waxaa ku geeriyooday wasiirkii hore ...
Tartan Cilmiyeedka

Tartamayaasha Degmada Ceeldheer oo si dirqi ah looga badiyay

Tartamayaasha degmooyinka Ceeldheer VS Waaberi oo ka kala ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-HABEEN-09.07.2014.mp3"][/audio]
astaanta.qaranka-300x228

Xukuumadda Soomaaliya oo 24 saac isbaddello waa weyn ku sameysay

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka jawaabeysa rabbitaanka shacabka ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421

War Deg Deg ah C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo loo magcaabay agaasimaha hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa si rasmi ...
TubtaToosan Logo

Ramadaanku waa Fursad Cibaado iyo Towbad Keen-DHAGEYSO

Waxaan ku jirnaa bisha barakeysan ee Ramadaan oo ...
astaanta_qaranka11 ok

Akhriso:- Fursado Shaqo oo ay soo bandhigtay Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka

JAGADA 1aad: ISKU-DUWAHA QARANKA EE DHANKA HESHIISKA XUQUUQDA ...
IMG_1430

Telefishin cusub oo uu yeelanayo Maamulka Puntland oo la hirgeliyay “SAWIRRO”

Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-DUHUR-09.07.2014.mp3"][/audio]
astaanta_qaranka11 ok

Gudiyada Golaha Wasiirada ee u xilsaaran Amniga iyo Siyaasadda oo kulan deg deg ah yeeshay

Gudiyada golaha Wasiirada ee u xilsaaran amniga iyo ...
Wasiirka Warfaafinta

Wasiirka Amniga oo la magacaabay, Taliyeyaasha Booliska iyo Nabad-Sugidda oo Xilalkii Laga Qaaday

Muqdisho, 09 July 2014, Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa ...
Tartan Cilmiyeedka

Tartamayaasha Degmada Garoowe oo xalay laga reebay tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan “Dhageyso”

Tartan CilmiyeedkaTartamayaasha degmooyinka Garoowe VS Heliwaa oo ka ...
dhuxulow

DAAWO VIDEO:- Wasiirka Warfaafinta oo Aqrinaya Isbadal Balaaran oo lagu sameeyay Hay’adaha Amaanka

R/wasaare Dr. C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa magacaabay ...
IMG_7301

Bisha Cas ee Imaaradka Carabta oo raashin Afur ah u qeybisay Qoysas danyar ah “SAWIRRO”

Bisha Cas ee Imaaradka Carabta ayaa shalay gelinkii ...
astanta warka

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WAR-SUBAX-9-7-2014.mp3"][/audio]
IMG_0045

Deg Deg:- R/wasaaraha Oo Magacaabay Wasiirka Amniga Qaranka Isbedelna Ku Sameeyay Laamaha Amniga (Dhageyso Shir Jaraa’id)

R/wasaare Dr. C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa magacaabay ...
Wasiirka warfaafinta

DAAWO VIDEO:- Shirka Jaraa’id Ee Wasiirka Warfaafinta Uu Caawa Qabtay

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
vlcsnap-2014-07-08-23h34m46s168

DAAWO VIDEO:- Shirka Jaraa’id Ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Uu Caawa Qabtay

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Madaxad DFS

Madaxweyne Xasan Sheekh “dowladda Soomaaliya Shabaab goobahooda ayeey ku beegsaneysaa” (Dhageyso)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
cidanjaz1

Seddex nin oo argagixiso ah oo lagu toogtay Alaabka madaxtooyada

Ciidammada Ilaallada madaxtooyada Qaranka Soomaaliya, ayaa caawa ka ...
Magaalada-Beledweyne1-300x233

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Gobolka Hiiraan oo xukun tacsiir ah ku riday askari (Dhageyso)

Maxakamada ciidamada qalabka sida ee Gobolka Hiiraan ayaa ...
astaanta_qaranka11 ok

Wasaaradda Haweenka oo Muqdisho ka hirgelineyso xarumo looga hortagayo xadgudubyada xagga jinsiga

Wasaaradda haweenka iyo hormarinta xuquuqda Aadanaha ee Xukuumadda ...

Tubta Toosan

TubtaToosan Logo

Ramadaanku waa Fursad Cibaado iyo Towbad Keen-DHAGEYSO

Waxaan ku jirnaa bisha barakeysan ee Ramadaan oo ...
July

Islaamka iyo Waddaniyadda

Iyadoo loo dabbaaldegayo maalintii xorriyadda iyo Qarannimada Soomaaliya, ...
qarax-miino

AKhlaaqda Dagaalka iyo Diinta Islaamka

Diinteenna Islaamku waxay diiradda saartay nabadda, Erayga Islaam ...