Barnaamijka Hambalyada Ciidda Iyo Soomaalida Caalamka Oo Uu Ka Qeybgalay Mudane Farmaajo(Dhageyso)
Published on August 30, 2011 by Jayte · 10 Comments · 3,992 views
Barnaamijka Hambalyada Ciidda iyo Soomaalida Caalamka oo ah Barnaamij ay kawada qeyb galayaan intabadan dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalalka Caalamka islamarkaana ay kusoo gudbisanayaan dhambaaladooda la xiriira hambalyeynta Munaasabadda Ciidul Fidriga islamrkaana aan horey umadda Soomaaliyeed ugu ballan qaadnay ka qeybgalkiisa ayaa ah mid u dhacay sidii aynu ugu tala galnay ayadoo inta badanna dadkii nambaradooda soo gudbiyey aynu wacnay.
Barnaamijka marka laga soo tago dadka Soomaaliyeed ee dalalka Caalamka ee hambalyada isku diraya ayaa waxaa sidoo kale ka qeybgalay shaqsiyaad magac iyo maamuus ku dhex leh bulshada Soomaaliyeed dhexdeeda oo isugu jira Siyaasiyiin iyo Fanaaniin waxaana xubnahaasi kamid ah Ra’isulwasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo,abwaanka kooxda Qaylo dhaan ee ka dhisan dalka UK Abwaan Cabdi Shire Jaamac (Ciyaar Jecel) iyo Feynuustii Fanka Soomaaliyeed Faadumo Qaasim Hilowle ayadoo sidoo kalena dadkii nambaradooda suu gidbiyey ay ka qeybgaleen badankood.
Hadaba Halkan Hoose Ka Dhageyso Barnaamijka Hamblayada Ciidda iyo Soomaalida Caalamka ee Radio Muqdisho.
Barnaamijka Salaamaha Ciidda iyo Soomaalida Caalamka Qaybta Koobaad
Barnaamijka Salaamaha Ciidda iyo Soomaalida Caalamka Qaybta Labaad
FG:- Waxaa Xusid Mudan in Walaalaha Soomaaliyeed ee isa soo diiwaan geliyey ay farabadnaayeen balse intii aan kari karnay aan aqrinay warqadahooda,nambaradoodana aan wacnay balse waxaan kusii dadaali doonnaa inaan Barnaamijyo kale oo kuwan la lamid ah sameyn doonno haduu alle Idmo.
Mahadsanidiin
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...
Ciid Wanaagsan ilaahey ummadda Soomaaliyeed haka dul qaado dhibaatada ay ku jirto oo Sannadkan Sannadkiisa Dalka oo Nabad iyo Barwaaqa ah kuwa ku ciida farxad iyo reyn-reyn ilaahey ha nooga dhigo Haddana ummadda soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan waxaan leeyahay ku ciida nabad iyo farxad inshaa-allaah ifafaalo nabadbaa muuqaneysee bishaaro ku ciid sidoo kale mas,uuliinta iyo shaqaalaha Raadiyo Muqdisho waa muteysateenee ku ciida nabad iyo caafimaad.
Ciid wanagsan dhaman u mada somaliyeed mel walba ad jogtaan asxaabta radiyo muqdishana ciid wanagsan ayaa ina leeyahay madax wenaha somalia si qas ahna mudane farmajo ayan u salamayaa bye
Raadiyo muqdisho
Ciiid wanagsan shacbak soomaliyoodooow meel kasata aad joogaan qaasan shacabka gudaha jooga
ciida wanaagsan dhamaan umada soomaaliyeed meel walbaa joogtaan waxaan idin leeyahay markale ciid wanaagsan dhanka kale waxaan halkaan aan uga hanbalyeeynayaa familkeeyga oo kunool dalka iyo dibadaba waxaan leeyahay ciid wanaagsan waxaan kusoo af jaraa ciid wanaagsan radiyo muqdisho
ciid wanaagsan raadiyaha qaranka soomaaliyeed
Asc bahda radio muqdisho waxan raba inan halkan salamo walidin teyda okala ah hoyadey maryan sh. Axmed habaryartey salado sh. Axmed xalimo sh.axmed iyo abt sh.xusen} cabdulhi sh. Axmed iyo walahey c/nasir nur qasin
ciid wanaagsan dhamaan umada islaamka ah gaar ahaan umada soomaaliyeed waxaan leeyahay sanadka sanadkiisa ku gaara baraare iyo barwaaqo wxn ilaaheey ka baryayaa in umada soomaliyeed uu ka saaro abaaraha kana yeelo dad qani ah oo dhulkooda kasoo sarta qayraadka,allow dullinimada shacabkeena ka qaad.
aad baad u mahadsantihiin shaqaalaha iyo masuuliyiinta wasaarada warfaafinta howsha aad qaranka u haysaan waana idiin salaamaya ciid wanaagsan ayaan idiin leeyahay ilaahayna wxn ka baryayaa in uu libinta siiyo umada soomaliyeed iyo calankeeda ciidamada xoog dalka na wxn leeyahay noolaada oo cadowgiina u noolaada guul insh’allah
Aad iyo aad
ciid wanaagsan dhamaantin