Thursday, October 30th, 2014

Barnaamijka Fanka iyo Fannaanka. Laashin Axmadey Cabdi gaashaan, Dhagayso.

Published on May 18, 2011 by   ·   11 Comments  ·   5,853 views

Halkaan Waxaan idinkugu Soo gudbinaynaa Barnaamijka Fanka Iyo Fannaanka ee ka baxa Radio muqdisho, Waxaana Usbuucaan Marti noogu ah LAASHIN AXMADEY CABDI GASHAAN, Laashinku wuxuu ka hadlayaa Taariikhda fanka uu ku soo biiray, Waxaana Soo jeedinaya Wariyaheena Maxamed Abuukar Axmed (MA’DA)

Dhagaysi Wacan.

 

BARNAAMIJKA FANKA IYO FANNAANKA. May 14, 2011

Readers Comments (11)

  1. asc waad mahad san tihiin waxan idin ka cod sanaa barnaa mijka mahan sanid

  2. Bile Cumar says:

    abwaan Axmadeey Cabdi Gaashaan waa Laashin weyn misna Mu’allif weyn ee riwaayadaha loogu jeclaa Somalia kuwooda ugu badan ninka Allifay ayuu ahaa maasha Allaah aad ayaan ugu mahad celinaa bahda fanka iyo fannaanka ee Radio Muqdisho.

  3. S/C LAASHIN WAA KU SALAMAY WAXAAD I XASOOSAY DHUL AAN KU DHASHAY AAN KU SOO BARBAARAY KU SOO WAX BARTAY ANN HILMAAMI KARIN SIDEEN ULA XARIRI KARAA LAASHINKA IDINKO MAHADSAN S/C

  4. BUSLO IYO BUCOROW BALGURI IYO RAQAYLE MAREERAY IYO MORDIILE SAGAALAAD GALWARE CUMAR BEERE IYO MAGUURTO BALGURI SIIGAALE WAANJEELE DAMALEEY DAAFTEEDA KURAALE JAMBALUUL JIINKI AFGOYE JEEROW JIQDI KU TAAL IYO BALOW BULALOW AMBANAALE KAXAROW BULALOW DOON AW SUURE DOON DHEERE DHAAN RER AFGOYE CAALAA RAASI WAA SALAMANTIHIIN GAAR AHAAN LAASHIN AXMADEY CABDI GAASHAAN S.C

  5. nuradiin abu says:

    axmadeey cabdi gaashaan waankusalaamay waxaan kuurajeeynaa ilaah cimrigaada hadheereeyo waxaa tahay abwaan qaali ah meeshaa joogtana ilaah hakuugu nabadgeliyo adiga iyo reerka oo dhan.. inkastoo aniga aan aad uyaraa xiligii aan somaliya ay nabada kajirtay.. laakiin waxaa rubaayada aad abwaanka ka aheyd i geynjiray aabaheey oo gacanta i qabanjiray sikastaba ha’a haatee aadban u gu farxay codkaagii markaan maqlay iyo taariiqdaada xiisaha badan….

  6. jamaaludiin says:

    asalaama calaaykum dhamaan shaqaalaha raadiyo muqdisho aad baad u mahadsan tihiin runti ummadda soomaaliyeed meel walbo oo eey joogaan aad ayeey ugu arwaaxeen barnaamijyadiina qaasatan waxan aad ula dhacney barnaamijka fanka iyo suugaanta gaar ahaan laashin axmadeey cabdi gaashaan wareeysiga aad la yeelateen runti waxan xasuustaa yaraanteena inaan aad u jecleen ruwaayadihiisa laashanka sida shan uyar ha ii sheegin ,kibirkii beerta aa karfan saarey jaceeylka waxaan halkaan ka salaameeyaa laashinka runti waxan jeclaan laheyn si aan ula xariirno in talefankiisa noo soo raacisiin mahadsanidiin

  7. Liban Amour says:

    Ahmadeeeey Abdi Gaashaan thanks for in 1987 (Diiq maxaas yiri cook cook dooro maxaay tiri kaak kaak)

  8. Yusufeey says:

    ASC LAASHIN AXMEEY CABDI GAASGAAN WA ABWAAN SOOMAALIYEED OO HORMARIYAY FANKA BANAADIRIGA. SU’AASHA WA “ABWAAN” KALE OO FANKA BANAADIRIGA MASO BIXI DOONA..??
    MAJIRTA MEEL LAGA HELI KARO GABAYADA IYO MURTIDA LAASHIN AXMADEEY CABDI GAASHAAN..??
    PLZZ QOFKII HAAYO HA’IISO SHEEGO MAHADSANIDIIN

  9. abdi says:

    asc waxaanrabaa in aan ahmadey u rajayo in uu ilahay si fudud uga bogsaday dhawiciisa get well soon ahmadey .

    fadlan hala caawiyo qof walba wixii awoodo

    mahadsanidin

  10. cabdisamad says:

    asc dhaman wariyasha radio mogadisho adban idinkaga mahad celina sida gesi nimada leh ad nogu so gudbiseyn tarikhda lashinka axmadey cabdi gashan waxan leyahey alaha dhowro asagana adban ugahela ruwayadahisa




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

astaanta-warka16

Dhegeyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

  [audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/warka-duhur-30-10-2014-ok.mp3"][/audio]
wasiirka warfaafinta

Wasiirka Warfaafinta oo ka qeybgalay kulan Dhalinyarada lagu wacyigelinaayo oo Muqdisho lagu qabtay

Kulankan  ooh al ku dhiggiisu ahaa xal u ...
SAM_4729

La heystayaal Afar sano u afduubnaa Burcad badeed oo ku soo wajahan Muqdisho

Garoonka diyaaradaha ee degmada Dhuusamareeb ayaa goor dhaweeyd ...
shabaab

Dad Beeraley ah oo maleeshiyaad ka tirsan Shabaab ku dilay tuulo ka tirsan Mahadaay

Maleeshiyaad ka tirsan Shabaab ayaa lagu dilay tuulo ...
Xasan-sheekh

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo xalay gaaray magaalada Abu Dhabi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Mxamuud ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-30-10-2014.mp3"][/audio]
IMAG0966

Wasiirka arrimaha dibadda oo khudbad ka jeediyay Shirka la dagaalanka burcad badeedda (Sawirro)

Dubai, October 30, 2014- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo ...
IMG_12681

Arday Soomaali ah Oo Deeqo Waxbarasho Lagu Gudoonsiiyey Xarunta Jaamacada Mount Kenya University Ee Magaalada Thika “SAWIRRO”

Xarunta ay Jaamacada Mount Kenya University ay ku ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-HABEEN-29.10.2014.mp3"][/audio]
astaanta-Puntland

Bulshada Rayidka ah ee Puntland Oo Soo Saaray Qodobo Ku Saabsan Dimuqraadiyaynta

Maanta oo ay taariikhdu tahay 29 October 2014 ...
xasan sheekh

Madaxweyne Xasan Oo U Ambabaxay Dubai

Safarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh ...
Ban ki Mon

Madaxda sare ee dalka oo kulan la qaatay Ban-Ki Moon iyo madax kale

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan ...
astaanta_qaranka11 ok

Digreeto Madaxweyne oo garsoorayaal shaqada looga joojiyay “Daawo Video”

Digreeto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdsiho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-DUHUR-29.10.2014.mp3"][/audio]
Luuq dagaal

Maleeshiyada Shabaab oo jab loogu geystay dagaal xalay ka dhacay duleedka Ceel Garas

Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa AMISOM ayaa ka ...
AU FORCES/REUTERS

Dowladda Uganda oo ciidamado gaar ah u soo direysa Soomaaliya

[caption id="attachment_213902" align="aligncenter" width="640"] AU FORCES/REUTERS[/caption] Ciidamada dowladda Uganda ...
banki1

Ban Ki-moon iyo Madaxweynaha Bankiga Adduunka oo taageero u ballanqaaday amniga iyo horumarinta gobolka

Muqdisho, 29ka Oktoobar 2014 – Xoghayaha Guud ee ...
Wasiirka boostada

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo la kulmay Madaxweynaha Rwanda

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta mudane Maxamed Ibraahim oo ...
Banki Moon

Banki Moon oo goor dhaw soo gaaray muqdisho

Wafdi uu hoggaaminayay Xoghayaha guud ee Q.midoobay Banki Moon ...
show

Islaamka & Xiriirka Caalamiga ah

Islaamku waa diin caalami ah oo ku socota ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-29-10-2014.mp3"][/audio]
burcadbadeed1

Shir looga hadlayo arrimaha burcad badeedda oo ka furmaya Dubai

Shir looga hadlayo arrimaha burcad badeedda ayna ka ...
Madaxweyne_Xasan_Sheekh_Maxamuud

Madaxweynaha “Walaalaha weli ka maqan shirka waa in loo dhega nuglaadaa”

Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Sir

Ciidammada Nabad-Sugidda oo howlgal  muhiim ah ka sameeyey Muqdisho

Ciidammada hey’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka Soomaaliyeed oo ...
astanta-warka-150x150

Dhageyso warka habeennimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/war-habeen-28-10-2014.mp3"][/audio]
IMG_9472

Madaxweyne Xasan oo ka qeybgalay xuska 91 guurada aas aaska Jamhuuriyadda Turkiga “SAWIRRO+VIDEO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan ...
qalab

Dekadda Muqdisho oo lagu qabtay Kunteenar ay ku jiraan qalab loo adeegsado qaraxyada “SAWIRRO+VIDEO”

Ciidamada booliska ee dekadda ka howlgalla ayaa gacanta ...
muqdisho_1

Wafdi ka socda dowladda Turkiga oo kormeeray xaruntii hore ee Wasaaradda Arrimaha gudaha.(DAAWO MUUQAAL)

Wafdi ka socda Wasaaradda arrimaha gudaha dowladda Turkiga ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-DUHUR-28.10.2014.mp3"][/audio]
cadale

Deeq raashin ah oo la  gaarsiiyay bulshada ku nool degmada Baraawe. (DAAWO MUUQAAL)

Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ah ee Xukuumadda ...
IMG_9332

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay shirka dhisidda Maamul u sameynta Koonfur Galbeed ee dalka “SAWIRRO+VIDEO”

Madaxwayanaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya  ayaa maanta  ...
astaanta_qaranka11 ok

Shir looga hadlayo sameynta qorshaha horumarinta Qaranka oo lagu qabtay Muqdisho.(DAAWO MUUQAAL)

Wasiirka qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ah ee xukuumadda ...

Tubta Toosan

show

Islaamka & Xiriirka Caalamiga ah

Islaamku waa diin caalami ah oo ku socota ...
Qarac

Dilka Rayidka Diintu maxay ka qabtaa?

Maleeshiyada Alshabaab tan iyo markii la dilay hoggaamiyahoodii ...
Tadaruf

Xag-jirnimada maxaa laga dhaxlay? Dhageyso

Xag-jirnimada aad ayay uga digtay Shareecada Islaamku, waxa ...