Barnaamij Gaar Ah Oo Ku Saabsan Waxqabadka Iyo Dhaliilaha Xukuumaddii Kacaanka(Dhageyso)
Published on October 22, 2012 by Jayte · 3 Comments · 5,546 views
Ayadoo maanta Taariikhdu ay ku beegantahay 21Octobar oo maanta oo kale sanadkii 1969kii ay Xukuumaddii Kacaanka talada dalka la wareegtay ayaa Radio Muqdisho waxa uu Barnaamij gaar ah ka diyaariyey Waxqabadkii Xukuumaddii Kacaanka ee mudada 21ka sano dalka xukumeysay iyo dhaliilaheeda.
Barnaamijkan oo xambaarsan ama aad ku dhageysan doontaan macluumaad u badan Khudbado laga soo saaray Keydka Radio Muqdisho waxaa inoosoo diyaariyey halkanna kasoo jeedinaya wariyeyaasheena kala ah Maxamed Abuukar Axmed (Ma’da) iyo C/salaan Cali Mataan (Daacad).
Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Qeybta Koobaad Ee Barnaamijka Gaarka Ah 21-Octobar
Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Qeybta Labaad Ee Barnaamijka Gaarka Ah 21-Octobar
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA +14156550815
Dowladda Mareykanka ayaa si Kulul u cambaareysay weerarkii ...
Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee golaha Baarlamaanka Federaalka ...
Riwaayada oo magaceedu uu ahaa “qarsataye ma adin ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo shir ...
Muqdisho, 19 June 2013 – Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka ...
Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay Ban Ki Moon ...
WAR HABEEN 19.06.2013
Shirweynaha qaran ee dib u habeynta waxbarashada dalkeena ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Muqdisho, 19, June, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
Mogadishu, 19 June 2013 – Wakiilka gaarka ah ...
Wakiilka gaarka ah ee midowga afrika u qaabilsan ...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh ...
WAR DUHUR 19.06.2013
Ra’iisulwasaaraha xukuumadda soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda soomaaliya ...
Mashruuc ururka iskaashiga islaamka ee OIC uu ku ...
Ciidamada qalabka sida ee soomaaliya ayaa goor dhow ...
Ciidamada qalabka sida ayaa gudaha u galay xarunta ...
Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku ...
Iyadoo uu socdo shirka looga hadlayo aayaha gobolada ...
Akhristayaasha Sharafta Leh waxan halkan idinkugu soo bandhigeynaa ...
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
WARKA SUBAX 19.6.2013
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...
Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada ...
Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
WAR HABEEN 18-06-2013
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...
Soomaaliya Allaha usoo celiyo qof MSB oo la mid ah, ama kasii fiican, amiiiiiin.
Aad iyo aad ayaan u tebay Soomaali badanna u tebtay hoggaankii Xisbigii Hantiwadaaggii Kacaankii Soomaaliyeed ee Marxuum Maxamed Siyaad Barre ee dalka Soomaaliyeed hoggaaminayey laba tobanlihii toddobaatameeyadii iyo siddeetameeyadii ee burburay horraantii sagaashameeyadii.
Waxaa uu ahaa talis ku suntanaa himilooyinkii dadweynaha Soomaaliyeed oo uu tibaaxay miigganaantoodii, hagaagsanaantoodii iyo hannaankoodii dadnimo. Taas oo dhammaan ambaday Siyaad Barre ka dib markii jabhadihii Itoobiya laga soo abaabulay tirtir la tiigsadeen dalka iyo dadka oo uu mid ba midka kale uga darnaa cadaawad ahaan.
waxaad modaa markaan in raadiyo muqdishu uu dhexdhexaad ka noqday arimaha dowladii maxamed siyaad.