Baarlamanka oo maanta codka kalsoonida u qaadaya R/wasaaraha cusub
Published on October 17, 2012 by Mowliid · 2 Comments · 1,299 views
Baarlamanka J.F.Somaliya ayaa lagu wadaa in maanta uu kulan ku yeesho xaruntiisa golaha Shacbiga ee Muqdisho.
Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud oo ka mid ah xogheynta Baarlamanka ayaa Radio Muqdisho u sheegay in ajandaha kulanka maanta uu yahay in codka kalsoonida loo qaado R/wasaaraha cusub ee J.F.Soomaaliya Prof. Saacid.
Sidoo kale xildhibaanka ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in mudanayaasha ay codka kalsoonida siindoonaan R/wasaare Saacid si uu usoo dhameystiro Xukuumaddiisa, waana suurtagal ayuu yiri in R/wasaaruhu khudbad ka jeediyo Baarlamanka ama isagoon jeedin khudbad loo qaado codka kalsoonida.
Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa Barnaamij Todobaadle ah waxaana ...
Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa laga ...
Munaasabad lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha maamulka gobolka Gal-gaduud ...
WAR HABEEN 24.05.2013
Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
War Duhur 24-May-2013
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
WAR SUBAX 24.05.2013
Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
WAR HABEEN 23 05 2013
Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
WAR DUHUR 23.05.2013
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
waa in la siiyaa codka loona duceeyaa in ilaahay xilkiisa la garab galo uunna guuleeyaa ilaahay dhamaantoodana aan u duceyna in ilaahay qeyrkooda dalka soo xijo shartoodana na dhinac mariyo aamin aamiin.
Waxaan rajeynayaa si fudud dhammaan xildhibaanada codkooda kalsoonida usiindoonaan sida ey horay badankooda u doorteen madaxweynaha mudane xasan sh. Maxamuud. Waxaan filayaa in xildhibaanadu ku xisaabtaan waqtiga loo baahanyahay in wasiirka 1aad mudane saacid kusoo dhiso golahiisa wasiirada si horay loogu socdo. WBT