Sunday, May 19th, 2013

News By Raage

PIC_0682

Daawo’Sawirrada”Howlo dayactir ah oo maanta ka bilowday xarunta degmada Xamar Jab-Jab ee magaalada Muqdisho.

Iyadoo dalka Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho ay ka soo kabaneyso burburkii ka dhashay dagalada ka dhacay ayaa waxaa howlo dib ...
maryan qaasim

Wasiirka Horumarinta Iyo Adeegga Bulshada oo u ambabaxday Imaaraadka Carabta

Shirkani oo ka furmaya wadanka Isu Taga Imaaradka Carabta ayaa waxaa ka qeyb galaya wadamo ay ku mideysan yihiin ururka E.M.O ...
GAANI3

Wasiirka Warfaafinta Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

Wasiirka wasaaradda warfaafinta isgaarsiinta boostada iyo gaadiidka Mudane cabdullaahi Ciil Mooge Xersi  oo maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib safaro shaqo oo ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

Warka Duhurnimo Jimco Ah Tabiye Irshaad 25.01.2013 ok  
ceelwaaq

Maamulka dagmada Xudur ee gobalka Bakool oo dowlada Soomaaliya ka codsaday in gurmad lala soo gaaro dadka deegaankaasi.

  Maamulka dagmada Xudur ee gobalka  Bakool ayaa ka codsaday dowlada federaalka Soomaaliya iyo ha’adaha gargaarka in ay dhinacyada waxbarashada ,caafimaad iyo ...
doolar-300x300

Aqoonyahano ka digay hoos u dhaca sarifka doolarka iyo sare u kaca cunada qutul daruuriga ah.

Qiimo dhac aad balaaran ayaa ku yimid qiimaha lagu ka la sarifto lacagta doolarka iyadoo dhinaca kalana sare u kac uu ...
dayactir

Dib u dhis lagu sameeynayo wadooyinka magaalada Muqdisho oo si toos ah uga socda qeybo ka mid ah gobolka Banaadir.

Dhismaha marshabiyediyada iyo wadooyinkan oo haatan kasocda isgoyska  km-4 ilaa iyo akademiyada general  Kaahiye ayaa waxa kasocda howl isugu jirta bur ...
maxkamada

Maxkamadda magaalada Mombasa ee dalka Kenya oo dib u dhigtay dhageysiga dacwad loo heystay nin soo daabacay Baasaboorka Soomaaliga

Maxkamad magaalada mambaasa ayaa dib u dhigtay dhageysiga dacwad loo hesatay nin u dhashay wadanka hindiya kaas oo lagu eedeeyey  in ...
kenya-flag

Dowalada Kenya oo sheegtay in aysan wax gor-gortan ah la gali doonin Al shabaab.

Dowlada Kenya ayaa daboolka ka qaaday in aanay gorgortan la gali doonin maleeshiyada argigixisada ah ee Shabaab kadib markii ay maleyshiyadaasi ...
IMG_1780

Safiiradda Soomaaliya iyo mareykanka ee dalka Uganda oo ka wada hadlay xaaladaha ammaan iyo siyaasad ee dalka Soomaaliya.

Kadib kulan casuumaad ah oo ay safaarada Soomaaliya u fidisay maanta safiirka mareykanka  ee Uganda  ayeey kaga wada hadleen labadda safiir ...
DSC07822

DAAWO SAWIRRADA:-Ciyaartii Galabta Dhexmartay Xulka Qaranka Dalkeenna Iyo Kuwa Brundi

Aqristayaasha sharafta leh  waxaan halkan idinku soo gudbinayaa sawirada ciyaartii maanta dhex martay xulalka qaramada Soomaaliya iyo Burunid oo guushu ay ...
IMG_4490

In Ka badan 370-arday Soomaali ah oo ka qalin jabisay jaamacadda K.I.U ee dalka Uganda(Daawo Sawirada)

Aqristayaasha sharafta lahoow halkan waxaan isdunku soo gudbineynaa ardaydii ugu badneyd ee Soomaali ah oo sanadkani ka qalin jabisa Jaamacada Kampala ...
DSC02754

Xulka Qaranka Soomaaliyeed oo galay diyaargoowgii ugu adkaa iyo tababaro Culus(Daawo Sawirrada)

Xulka Qaaranka Soomaaliya oo dhawan soo gaaray dalka Uganda si uu uga qeyb qaato ciyaaraha bariga iyo bartamaha Africa oo sanadkani ...
533527_10151340739934363_1150689679_n

Iimaamikii masjidka ugu weyn ee Soomaalida Uganda oo Geeriyooday goor dhow

Inaalilaahi wa inaa ileyhi Raajicuu,waxaa xili dhow magaalada Kampala ee dalka Uganda ku geeriyooday Iimaamka Masjidka ugu weyn ee Soomaalidu ku ...
SANY0371

Ciyaartooyda xulka kubadda cagta Qarankeenna Soomaaliya oo xalay soo gaaray dalka Uganda.

Ciyaartooyda xulka kubadda cagta Qarankeenna Soomaaliya ayaa xalay ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Entebbe ee dalka Uganda waxaana halkaasi ku ...
SANY0238

Ku dhawaad 100-arday Soomaali ah oo ka qalin jabiyay jaamacad ku Taal Dalka Uganda. Daawo Sawiradda)

Ku dhawaad 100-arday Soomaali ah ayaa ka qalin jabiyay jaamacad ku Taal Dalka Uganda iyadoon la gudoosiiyay shahaadooyin iyo abaalmarino kala ...
01

Kulan loogu baroordiiqayay saxafiyiintii lagu laayay Muqdisho oo lagu qabtay magaalada Kampala ee dalka Uganda. (DAAWO SAWIRADA)

Hotelka Good Hope ee magaalada Kampala ayaa waxaa lagu qabtay Kulan loogu baroordiiqayay saxafiyiintii iyo dadkii kale ee dhawaan lagu laayay ...
Warjiid

Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo cabasho ka muujisay dhibaato Soomaalida galeysa Dalkaasi kala kulmaan Garoonka Diyaaradaha ee Uganda.

Safaaradda Soomaaliya ee Uganda ayaa cabasho ka muujisay dhibaato Soomaalida galeysa Dalkaasi kala kulmaan Garoonka Diyaaradaha ee Uganda taasi oo ku ...
Dood madaxweynaha

Madaxweynihii Hore Oo Cambaareeyay Hadalkii Ka Soo Baxay Wasiirka Arrimaha Dibada Ee Dalka Kenya

Madaxweynihii hore ee dowladdi KMG aheyd ee Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa cambaareeyay eedeyntii uu u soo jeediyay wasiirka arrimaha ...
war-deg-deg-ah1-150x150114219

Sadax Mudane oo ka tanaasulay musharaxnimada madaxweynenimo ee dalka Soomaaliya.

Sadax Mudane ayaa ka tanaasulay musharaxnimada madaxweynenimo ee dalka Soomaaliya. Waxaa sheegay in ay ka tanaasuleen xilkii musharaxnimo ee ay isku soo ...
war-deg-deg-ah1-150x150114219

Munaasibada doorashada oo si rasmi ah uga bilaabatay Dugisiga Tababarka Jeneral Kaahiye ee magaalada Muqdisho.

Waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho gaar ahaan Dugisiga Tababarka Jeneral Kaahiye ee magaalada Muqdisho uga bilawday munaasibada doorshada hogaanka dalka,waxaan ...
IMG_4703

Ciidamada dowlada oo gacan ka helaya kuwa AMISOM oo la wareegay gacan ku heynta magaalada Marka ee Xarunta gobolka Sh/hoose.

(RM:-27-08-2012):----- Ciidamada Qalabka Sida Ee Soomaaliyeed oo Kaashanaya kuwa Amisom ayaa maanta si Buuxda ula wareegay gacan ku heynta Magaalada Marka ...
Bahlaawi-iyo-Black

Siminaar kor loogu qaadayay aqoonta saxafiyiinta ee ku aadan soo tabinta doorashooyinka oo maanta Muqdisho lagu qabtay.

(RM:-27-08-2012):----- Golaha Saxafiyiinta Qaranka Ee Nusoj ayaa maanta tababar lagu baranayo Doorka Saxaafadda ee kaga Aadan Tabinta Doorashooyinka U qabataya Qaar ...
Qarax

Qarax ay caruuri ku dhimatay oo manta ka dhacay degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe.

(RM:-27-08-2012):----- Shan Caruur Ah ayaa ku Nafweysay Illaa lix kalana waa ay ku dhaawameen kadib markii ay ku Qaraxday Bambaano ay ...
Dhagaxtuur-4

Agaasimaha Wasaaradda Gaadiidka Cirka dhulka iyo Badda oo kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee wasaaraddaasi.

(RM:-27-08-2012):----- kulankani ay maanta la yeesheen Agaasimaha guud ee wasaaradda gaadiidka cirka,dhulka iyo Bada madaxada kala duwan ee wasaaradaasi ayaa waxaa ...
war-deg-deg-ah1-150x150114219

Ciidamada dowlada oo la wareegay gacan ku heynta xarunta gobolka Sh/hoose ee Marka

Ciidamada dowlada oo gacan ka helaya kuwa AMISOM ayaa la wareegay  guud ahaan gacan ku heynta xarunta gobolka Sh/hoose ee Marka ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho
Xildhibaano7

Xildhibaanadii Hore Oo Soo Dhaweeyay Xildhibaanada Cusub Iyo Ka Bixida KMG-ka

(RM:-26-08-2012):-----Qaar ka mid ah mudanayaashii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa soo saaray war ...
hiiraan

Ciidammada Booliiska Oo Howlgallo Ammaanka Lagu Xaqiijinayo Ka Bilaabay Beledweyne

(RM:-26-08-2012):----- Ciidamada Booliiska Soomaaliya ee gobolka Hiiraan ayaa howlgalo ammaanka lagu xaqiijinayo ka bilaabay magaalada Baladweyne kaasi oo dadka magaaladaasi ay ...
CIMG2032

Madaxda safaarada Soomaaliya ee Uganda oo xildhibaanada Cusub ugu baaqay in ay doortaan qof karti leh dalkana ka bixin kara dhibaatada.

(RM:-26-08-2012):-----Qunsulka Safaaradda Soomaaliya ee dalka Uganda ayaa  soo dhaweyay horumarka dhanka siyaasada ay madaxda dalka ku tilaabsadeen,waxaana uu dhanka kale soo ...

 More »

Xulasho

Sawirka Maanta

Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Wararka Dunida

Keydka Sawirrada

DSC09964

Gudoonka Baarlamaanka Oo Casho Sharaf U Sameeyey Wafdi Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Jaamacadda Carabta “SAWIRRO”

Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho ...
DSC09652

Daawo Sawirrada Gudiga Warfaafinta ee Baarlamanka oo booqday wasaarada warfaafinta

Macaamiisha Sharafta leh waxan halkan idinkugu soo gudbineynaa ...
Borama awdal

DAAWO SAWIRRADA:-Bilicda Iyo Hormarka Dhanka Dhismaha Ah Ee Ay Sameeysay Magaalada Boorama Ee Xarunta Gobolka Awdal

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
dmb_29

DAAWO SAWIRRADA:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Ka Qeybgalay Munaasabad Ka Dhacday Degmada Dayniile

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
image_1

Wasiirka Warfaafinta Isgaarsiinta iyo Gaadiidka oo qudbad uu ku metelayo qaarada Africa ka jeediyay shir caalami ah oo ka socda dalka Turkiga”Sawirro”

Wasiirka Warfaafinta Boostada, Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Cabdullaahi Ciilmooge ...
DSC02612

Madaxweynihii Hore Oo Khudbaddo Ka Jeediyey Jaamacaddo Ku Yaala Dalka Mareykanka “SAWIRRO”

Madaxwaynihii hore ee dalka Soomaaliya  Mudane Shariif Sheekh ...
DSC09831

“Daawo Sawirrada”sagootintii madaxweynaha jamhuuriyadda ee magaalada Garowe

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa ...
IMG_8837

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo La Kulmay Dhigiisa Iyo Madaxweynaha Dalka Turkiga, Booqdeyna Goobo Ku Yaala Ankara “SAWIRRO”

Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh ...
6

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sh. Axmed oo si weyn loogu soo dhaweeyay Atlanta ”Sawirro”

Xaflad aad loo soo agaasimay oo ay diyaariyeen ...
DSC09666

DAAWO SAWIRRADA Kulankii Madaxweynaha Soomaaliya iyo dhigiisa dalka Kenya “war-saxaafadeed”

(Mombasa Kenya, April,27, 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane ...
website-2

Bankiga Dhexe Ee Soomaaliya Oo La Hormariyey Islamarkaana Howlgaliyey Barro Internet Oo Ay Bulshadu Kala Xiriiri Karaan “SAWIRRO”

Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa lagu sameeyey hormarin ...
IMG_0944

DAAWO SAWIRRADA:-Ciidammo Ka Tirsan Booliiska Soomaaliya Oo Tababar Loogu Soo Xiray Jamhuuriyadda Aynu Walaalaha Nahay Ee Jabuuti

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
IMG_1736

DAAWO SAWIRADA:- Wadahadaladii Dowladda Federaalka ah ay la gashay Maamulka Somaliland

Fiidnimadii hore ee caawa waxaa magaalada Ankara ee ...

TOOS U DAAWO SNTV

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

WARGEYSKA DALKA AKHRISO

Maayihii Adkaa Ee SNTV

Tubta Toosan

Aftida Raadiyaha

HABKA UGU FIICAN EE KOOXDA SHABAAB LOOGA HORTAGI KARO WAA:

View Results

Loading ... Loading ...

Polls Archive

Xuska Maalmaha Xoriyadda

DSC00606

Kumanaan Soomaali Ah Oo Koowda Luulyo Ku Xusay Wadooyinka Magaalada Minneapolis Ee Dalka Mareykanka”DAAWO SAWIRRADA”

Dibad bax lagu xusayo 1da Julay oo ah ...
SDC17065

Koowda Luulyo Oo Laga Xusay Magaalada Wuhan ee Dalka shiinaha”DAAWO SAWIRRADA”

Xaflad balaaran oo lagu xusiyey 52 guradii kasoo ...
IMG_6182

DAAWO SAWIRRADA:-Madaxda Ugu Sareysa Turkiga Iyo Safiirrada Dalalka Caalamka U Fadhiya Dalkaasi Oo Soomaalida Kala Qeybgalay Munaasabadda Koowda Luulyo

Ayadoo dadka Soomaaliyeed meel walba oo ay dunida ...
IMG_0038

DAAWO SAWIRRADA:- Kumanaan Soomaali Ah Oo Koowda Luulyo Oslo Ku Xusay Iyo Wasiirro Ka Qeybgalay

Kumanaan dadweyne Soomaaliyeed oo isaga kala yimid dalalka  ...
8

Magaalada Buuhoodle Oo Si Weyn Looga Xusay Munaasabadda Koowda Luulyo”DAAWO SAWIRRADA”

Waxaa saaka ka bilaabatay guud ahaanba magaalada Buuhoodle ...
DSC00159

Dadka Ku Nool Baydhabo Janaay Oo Sanaddo Kadib Si Xornimo Ah Ugu Dabaal Degay Munaasabadda Koowda Luulyo”DAAWO SAWIRRADA”

Shacabka ku nool magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka ...
DSC01598

Munaasabadda Koowda Luulyo Oo Si Weyn Looga Xusay Caasimadda Dalka Zambia Ee Lusaka”DAAWO SAWIRRADA”

Xaflad Balaaran oo lagu maamuusayo xuska sanad guuradii ...

Barnaamijyada

Astaatnta Imaqashii

Dhageyso Barnaamijka Imaqashii Imadadaali Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Imaqashii Imadadaali waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Todobaadleyaasha ah ee maalinta Jimcaha ka baxa Radio Muqdisho ...
Astaanta kulanka-jimcaha

Dhageyso Barnaamijka Kulanka Jimcaha Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Kulanka Jimcaha waa Barnaamij Todobaadle ah oo Todobaadkiiba Maalinta Jimcaha ka baxa Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyada Soomaaliya ...
DSC09799

Wasiirka Warfaafinta Oo Su’aallo Uga Jawaabay Shacbiga Dalka Gudihiisa Iyo Dibadda Ku Kala Nool “Dhageyso+Sawirro”

  Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Boostada,Isgaarsiinta Iyo Gaadiidka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa su’aallo uga jawaabay shacbiga Soomaaliyeed ee ku kala nool ...
DSC07661

Kulanka Jimcaha oo todobaadkan looga hadlay Khilaaf ka dhex oogan horjoogayaasha Shabaab “Dhageyso+Sawirro”

Barnaamijka kulanka Jimcaha oo todobaadkiiba maalinta Jimcaha ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa todobaadkan looga hadlay ...
Astaanta_Barnaamijka_Nasashada

Dhageyso Barnaamijka Nasashada Todobaadka Radio Muqdisho

Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa Barnaamij Todobaadle ah waxaana uu ka baxaa Radio Muqdisho Habeenka Jimcaha ah ayadoo si ...
DSC04810

Ra’isulwasaaraha Dalka Oo Su’aallo Uga Jawaabay Shacabka Soomaaliyeed Ee Ku Kala Nool Dalka Gudihiisa Iyo Dibaddiisa “Dhageyso+Sawirro”

Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa si toos ah su’aallo uga jawaabay shacbiga Soomaaliyeed ...

Tweets by radiomuqdisho


*