Sunday, July 13th, 2014

News By Mowliid

DSC08520

Sh. Cismaan Xiddig Oo Dalbaday In Laga Caawiyo Dhameystirka Masjidka Macaarif (Sawirro+Video)

Sheekh Cusmaan Sheekh Cumar Sheekh Daa’uud oo ka mid ah culumaa’udiinka Soomaaliyeed ee ugu caansan dalkeenna ayaa dalbaday in laga caawiyo ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Looga Hadlay Go’aan Ka Gaarista Cidda Qaadankarta Basaporka Soomaaliga

Barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka  ayaa waxa uu ku saabsanaa go’aan ka gaarista dadka loo ...
dani

Wasiirka Qorsheynta “Waxan Rajeynaya Inan Bil Gudaheed Ku Soo Bandhigidoono Tirakoob Hordhac Ah”

Wasaaradda Qordheeynta iyo iskaashiga caalamiga ah ayaa sheegtay iney bil gudaheed kusoo bandhigi doonto tirada rasmiga ah ee dadka Soomaaliyeed. Wasiirka wasaaradda ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-SUBAX-11.7.2014.mp3"][/audio]
jowhar

Saraakiisha Ciidanka Boliiska G/Sh/Dhexe Oo Sheegay inuu Isbedelay Amaanka Gobolka

Taliyaha qeybta booliiska ee gobolka Sh/Dhexe Qaliif C/lle Cabdi ayaa Radio Muqdisho u sheegay in ciidanka booliisku ay howlgallo joogta ah ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WAR-SUBAX-10-7-2014.mp3"][/audio]
IMG_1668-450x300

Allaha U Naxariistee Marxuum Axmed Sh. Jaamac Oo Lagu Aasay Garowe (Sawirro)

Magaalada Garoowe ayaa waxaa ku geeriyooday wasiirkii hore ee warfaafinta Puntland Axmed Sheekh Jaamac, kadib xanuun ka haleelay madaxa oo uu ...
IMG_7301

Bisha Cas ee Imaaradka Carabta oo raashin Afur ah u qeybisay Qoysas danyar ah “SAWIRRO”

Bisha Cas ee Imaaradka Carabta ayaa shalay gelinkii dambe raashin Afurin iyo casho isugu jirta marakale waxa ay deeq gaarsiisay Dad ...
astanta warka

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WAR-SUBAX-9-7-2014.mp3"][/audio]
IMG_0045

Deg Deg:- R/wasaaraha Oo Magacaabay Wasiirka Amniga Qaranka Isbedelna Ku Sameeyay Laamaha Amniga (Dhageyso Shir Jaraa’id)

R/wasaare Dr. C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa magacaabay wasiirka Amniga Qaranka, isagoo xilalkii ka qaaday taliyayaasha ciidamada Booliiska iyo nabadsugidda una ...
astaanta-maamulka-gobolka-banaadir

Maamulka G/Banaadir Oo Qorsheynaya Dib U Howlgelinta Xarunta Dad Dhigista Dowladda Hoose

Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in dhawaan dib loo howlgelindoono xaruuntii dad dhigista ee magaalada Muqdisho kadib markii lagu soo kordhiyay ...
ciidamada-dowlada-395x215

Ciidamada Oo Saaka Howlgallo Ka Wada Degmada Beledxaawo

Ciidamada ayaa saka howlgallo lagu xaqiijinayo amaanka ka wada dagmada Beledxaawo ee gobolka Gado, Iyadoo maalimihii la soo dhaafay ay falal amnidarro ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WAR-SUBAX-7-7-2014.mp3"][/audio]
askar1

Axmed Madoobe Oo Tababar Usoo Xiray Boqolaal Askari (Sawirro)

Madaxa maamulka KMG ah ee Jubba  Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa shalay boqolaal askari tababar ugu soo xiray Magaalada Kismaayo. Ciidamada ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WAR-SUBAX-6-7-2014.mp3"][/audio]
10417573_1503994926496935_6844632958512584397_n

Kulankii Todobaadlaha Ahaa Ee Maamulka G/Banaadir Oo Looga Hadlay Ammaanka Caasimadda (Sawirro)

Kulankii todobaadlaha ahaa oo ay Sabti walba yeelan jireen mas’uuliyiinta maamulka G/Banaadir iyo kuwa degmooyinka ayaa shalay looga hadlay ammaanka magaalada ...
niclos

Nicholas Kay Oo Cambaareeyay Qaraxii Shalay Ka Dhacay Muqdisho

Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya,  Nicholas Kay  ayaa cambaareeyay qaraxii shalay ka dhacay agagaarka xarunta Barlamanka ee ...
DSC02982

Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Looga Hadlay Garsoorka Dalka (Sawirro+Dhageyso)

Barnaamijka Kulanka Todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa todobaadkan looga hadlay adeegga garsoorka dalka iyo sida loo ...
Calanka-Mareykanka-300x225

Dowladda Mareykanka oo Ka Digtay Weerarro Argagixiso Oo Ka Dhaca Garoonka Diyaaradaha Entebbe Ee Uganda

Dowladda Mareynka ayaa uga digtay muwaadiniinteeda  ku sugan dalka Uganda weerarro argagixiso oo ka dhaca  garoonka diyaaradaha  Entebbe ee ku dhow ...
vlcsnap-2014-07-03-12h13m00s236

In Ka Badan 150 Macalin Oo Tababar Uga Furmay Garowe (Sawirro)

In ka badan 150 macalin oo wax ka dhiga dugsiyada sare ee deegaannada Puntland ayaa tababar  uga furmay kulliyadda tababarka macalimiinta ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WAR-SUBAX-4-7-2014.mp3"][/audio]
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WAR-SUBAX-3-7-2014.mp3"][/audio]
dab-qabsaday

Gaadiidka Gurmadka G/Banaadir Oo Ku Guuleystay Deminta Dab Xalay Ka Kacay Garaash Gaadiidka Lagu Hooyo

Gaadiidka Gurmadka dabdamiska ee maamulka gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay daminta dab xalay ka kacay garaash gaadiidka lagu hooyo oo ku ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-DUHUR-2.7.2014.mp3"][/audio]
astaanta_qaranka11 ok

Wasaaradda Owqaafta Iyo Arrimaha Diinta Oo Ka Digtay Iibinta Raashinka Bisil Maalmaha Ramadaanka.

Wasaaradda Owqaafta iyo arrimaha Diinta ayaa soo saartay awaamiir ay ku mamnuuceyso maqaayadaha, baararka iyo goobaha kale ee lagu iibiyo cuntada ...
VIDEO-101-1024x682

Xuska Munaasabadda 1-da Lulyo Oo Lagu Qabtay Dalka South Africa (Sawirro)

Munaasabadan oo aheyd mid lagu maamuusayay 54 afar guuradii ka soo wareegtay markii ay xornimada qaateen gobollada koofur iyo is raacii ...
shil diyaaradeed

Afar Qofood Oo Ku Geeriyootay Diyaarad Qaad U Soo Sidday Muqdisho Oo Bur Burtay

Afar qofood ayaa la xaqiijiyay iney ku geeriyoodeen diyaarad Qaad u Soo Waday Muqdisho oo ku burburtay magaalada Nairobi ee dalka ...
vlcsnap-2014-07-02-09h02m36s187

Dalladda Dhallinyarada SOYOU Oo Muqdisho Ku Qabatay Munaasabadda 1-da Lulyo (Sawirro)

Xafladan loogu dabaal-dagayey xuska 1-da Luulyo oo ah, 54 sano guuradii ka soo wareegtay markii ay xorriyadda qaateen gobollada Koonfur iyo ...
Cabdiweli sheekh axmed

R/wasaaraha Dalka Oo Ku Boorriyay Ummadda Iney Ka Gudbaan Qabyaaladda

R/wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqay ummadda Soomaaliyeed iney gacan ka geystaan dib u dhiska iyo horumarka dalka, ayna ka ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WAR-SUBAX-2-7-2014.mp3"][/audio]

 More »

Xulasho

Sawirka Maanta

Tartan Cilmiyeedka

Wararka Dunida

Keydka Sawirrada

vlcsnap-2014-07-08-12h50m55s10

Arday Lixaadiisa ku waayay qaraxii argagaxa lahaa ee ka dhacay Taalada Sayidka “SAWIRRO”

Qaraxyada kooxda xagjirka ah ee Al-Shabaab ay ka ...
unnamed

R.W Cabdiwali oo furay shirka wadatashiga Xeerka Saxaafadda “SAWIRRO”

Muqdisho, July, 07, 2014....Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
unnamed (19)

Ra’isul wasaare Cabdiweli oo ka qayb qaatay banaabax lagu soo afmeerayey Todobaadka xoriyadda “SAWIRRO”

Muqdisho, 1, Luuliyo, 2014.....Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
DSC02399

Ra’iisul wasaare Cabdiweli oo xarigga ka jaray idaacad ku hadleysa afka ciidamada “SAWIRRO”

Munaasabad kooban oo xariga looga jarayay Radio Muqdisho ...
IMG_4378

Daawo sawirada Xafladdi Xalay ee 1-da Luliyo lagu xusay Ee lagu Qabtay Muqdisho.

...
DSC01967

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi u furay tartan Cilmiyeedka bisha barakeysan ee Ramadaan “Dhageyso+Sawirro”

Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ...
IMG_3598

Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahro oo kulan qado ah u sameysay haween Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Kulankan qada sharafta ah oo Marwada Madaxweynaha Dalka ...
unnamed (1)

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Xalay Khudbad Ka Jeediyey Xafladda 26-ka Jun (Sawirro)

Muqdisho. 26 Juun 2014- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...
vlcsnap-2014-06-26-14h19m25s6

Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahro oo Deeq raashin ah gaarsiisay Naafada Cisbitaal Martini iyo Xabsiga dhexe “Sawirro”

Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta deeq ...
unnamed

Madaxda Dowladda oo ka qeyb gashay heshiis la dhex dhigay labadii garab ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxda ugu sareeysa ee dalka iyo Wakiilada beesha ...
IMG_4942

Shirka Soomaalida Qurbo Joogta ah oo ka furmay Istanbul ee dalka Turkiga “SAWIRRO”

Shirka Soomaalida Qurba joogta ee maanta ka furmay ...
DSC00261

Wasiirka Warfaafinta oo xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socda Midowga Yurub “SAWIRRO”

Wasiirka Warfaafinnta ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Mustaf Sheekh ...
IMG_7949

Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Qamar oo ku baaqday in carruurta agoonta ah la taakuleeyo “SAWIRRO”

Marwadda Madaxweynaha Dalka Marwo Qamar  Cali  Cumar oo ...

TOOS U DAAWO SNTV

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

TOOS U DHAGEYSO IDAACADDA RADIO MUQDISHO

SHIRKA BAARLAMAANNADA OIC TEHRAN

Tubta Toosan

Aftida Raadiyaha

Soomaaliya waxey cagaha ku heysaa Wadada dib u dhiska,hadaba yaa looga baahanyahay?

View Results

Loading ... Loading ...

Polls Archive

Cayaaraha

bliind

Xulka Netherlands oo Ku Soo Baxay Kaalinta Sedaxaad ee Koobka Aduunka “Sawirro”

Xulka Holland ayaa ku soo baxay kaalinta sedaxaad ...
james

Xiriirka Fifa oo Ku Dhawaaqay Liiska Ciyaartoyda u Sharaxan Ciyaaryahanka ugu Wanaagsan Koobka Aduunka “SAWIRRO”

Xiriirka kubadda cagta aduunka ee Fifa ayaa ku ...
suar

Kooxaha Liverpool iyo Barcelona oo ku Heshiiyay Iibka Ciyaaryahan Luis Suarez

Kooxda Liverpool ayaa ogolaatay inay ciyaaryahan Luis Suarez ...
_76135192_76134201

Daawo Sawirada:-Farxada Taageerayaasha Xulka Germany iyo Murugta Taageerayaasha Xulka Brazil

Akhristayaasheena sharafta leh ee dhanka ciyaaraha waxa aan ...
luisss

Xulka Germany oo u Soo Finalka Koobka Aduunka iyo Marti Galiyaasha Brazil oo Haray “SAWIRRO”

Xulka Germany ayaa caawo u soo baxay ciyaarta ...
klooos

Ciyaaryahan Miroslav Klose oo Noqday Ciyaaryahanka ugu Gool Dhalinta Badan Koobka Aduunka

Ciyaaryahan Miroslav Klose ayaa noqday ciyaaryahan ugu gool ...
DSC03994

Marxuum Maxamed Khalaf Aadan Shongole oo lagu aasay duleedka Muqdisho “SAWIRRO”

Allaha u naxariistee Marxuum Maxamed Khalaf Aadan Shongole ...

Barnaamijyada

Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio ...
astaanta_qaranka11 ok

Akhriso:- Fursado Shaqo oo ay soo bandhigtay Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka

JAGADA 1aad: ISKU-DUWAHA QARANKA EE DHANKA HESHIISKA XUQUUQDA CARRUURTA   1.       HAWLAHA IYO WAAJIBAADKA Isku-duwaha Qaranka ayaa la filayaa inuu: Hubiyo isuduwid ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150 (1)

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio ...
DSC02982

Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Looga Hadlay Garsoorka Dalka (Sawirro+Dhageyso)

Barnaamijka Kulanka Todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa todobaadkan looga hadlay adeegga garsoorka dalka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio ...

Tweets by radiomuqdisho