Friday, May 24th, 2013

News By Liibaan

Fatwo

Horjoogayaasha Shabaab oo Godane Cambaareeyay!

Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u dhexeeya  madaxda Alshabaab  ee Soomaalida iyo Ajaanibta isugu jira. Waxaa jiray farriin uu hoggaamiyaha ...
Isqarxin

Diintu maxay ka qabtaa isqarxinta iyo gumaadka dadka?

  Shalay magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay qaraxyo ay dad badani ku dhinteen, ka dib markii ay maleeshiyada Shabaab toban nafti hallig ...
TubtaToosan

Tilmaamaha Khawaaijta-DHAGEYSO

Khawaarijtu waa kooxdii ugu horreysay ee inta la xasuusanyahay taariikhda Islaamka ka hor timid waxa ay ummaddu heshiiska ku tahay. Waa ...
al-qacida

Argagixiso Malaayiin Doollar lagu raadinayo

Dowladda Mareykanka ayaa min Shan Milyan oo Doollar dul dhigtay  madaxyada labo dagaalyahan oo Ameerikaan ah oo ka tirsan kooxda argagixisada ...
tubta-toosan1-150x150151

Askareynta Carruurta & Haweenka. Shareecadu maxay ka qabtaa?

Bar Tubta Toosan 07.01.2013 Shareecada Islaamku si weyn ayay u reebtay in la dagaal geliyo ama la dilo dumarka carruurta iyo dadka ...
Alqaacidda

Ajnabi Soomaaliya ka cararay oo Yemen lagu xiray

Wararka ka imaanaya dalka Yemen ayaa sheegaya in ciidammada ammaanka dalkaasi ay  gacanta ku dhigeen dagaalyahan ka tirsan Alqaacidda, xilli uu ...
Kismayo1

Kismaayo Maxaa ka cusub?

Wararka  naga soo gaaraya magaalada Kismaayo waxay sheegayaan in ciidammo Kenyaati ah ay soo gaareen dekadda magaalada oo ay gacanta ku ...
Shabaab

Shabaab maxay uga horyimaaddaan dowlad kasta oo dalku yeesho?

Toddobaadkii tagay 10-kii September, Somalia waxa ay yeelatay madaxweyne cusub  oo aan KMG ahayn , kaas oo loo doortay mudane Xasan ...
tubta-toosan1-150x150151

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya maxaa laga filayaa?

Soomaalia waxay yeelatay madaxweyne Cusub oo  ah mudane Xasan Sheikh Maxmuud oo ay doorteen baarlamaanka Soomaaliyeed ee dhawaan la soo dhisay, ...
Janaqow

Sheikh Janaqow oo ka tacsiyeeyay geeridii Sheikh Dhicisow

  Sheikh Cabdiraxmaan Maxamuud Faarax Janaqow, Wasiirkii hore ee Garsoorka iyo Arrimaha Diinta ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Allaha u naxariistee ...
tubta-toosan1-150x150151

Dambiyada ka dhanka ah Bani’aadminada

Xadgudubyada dadka lagu dhibaateeyo way fara badan yihiin, waxaase jira kuwo  kuwo ka mid ah oo diimaha iyo xeerarka caalamiga ah ...
tubta-toosan1-150x150151

Islaamka iyo Isxushmeynta

Diinteenna Islaamku waa diin Nabadeed oo ku dhisan Is xushmeyn iyo wada noolaasho dhex marta aadanaha oo dhan . Shareecada Islaamku kuma ...
tubta-toosan1-150x150151

Dilka Saxafiyiinta yaa ka dambeeya

Muddooyinkii u dambeeyay waxaa soo kordhayay dilalka iyo dhaawacyada loo geysanayo saxafiyiinta iyo guud ahaan dadka adeegyada wanaagsan u haya bulshada. Waxaa ...
tubta-toosan1-150x150151

Doorka Odayaasha dhaqanka iyo soo xulista Xildhibaannada Baarlamaanka

Waxaa meel sare gaaray tartanka iyo xusul duubka loogu jiro ka mid noqoshada baarlamaanka cusub ee Soomaaliya yeelaneyso, kaas oo  soo ...
slave

Alshabaab iyo Addoonsiga Carruurta!!!

Maalmo ka hor Ciidammada qalabka sida ee Sooomaaliyeed iyo kuwa kaabaya ee AMISOM, ayaa la wareegay goobo hor leh oo ay ...
tubta-toosan1-150x150151

Dustuurka iyo Diinta

Dhawaan waxaa saxiixayaasha Road Map-ku qalinka ku duugeen dastuurka qabyo qoraalka ah ee Soomaaliya, kaas oo kmg ahaan doona inta looga ...
Jees jees

Masar:Masiibooyinka Soomaaliya oo lagu maadsanayo

Mid ka mid ah Wargeysyada dalka Masar ayaa lagu daabacay war aflagaaddo iyo jeesjees ah oo dad badan oo damiir leh ...
tubta-toosan1-150x150151

Islaamku waa diin Nabadeed

                                Diinta Islaamku kuma faafin seef, Waran iyo Qori  afkii , ee waxay meel kasta ku gaartay xikmad iyo baaq aan gacan ...
Canug hubaysa

Islaamku muxuu ka qabaa Marin habaabinta Carruurta?

               Shareecada Islaamku way karaamaysay aadanaha, waxa ayna reebtay in si macno darro ah naftiisa loo ...
tubta-toosan1-150x150151

Laylatul Micraajka

Mid ka mid ah suuradaha Qur’aanka ayaa lagu magacaabaa  Israa’ ama suuraddii Dheelminta, si loo sugo dhabnimada dhacdadii dheelminta nabigeenna NNKH. Meelo ...
Khawaarij

Horjoogayaasha Shabaab oo Malaayiin doollar lagu raadinayo

Waxaa malaayiin doollar lagu baadi goobayaa hoggaamiyayaasha ugu sarreeya maleeshiyada Argagixisada ah ee Alshabaab,  kuwaas oo mas’uul ka ahaa qaraxyo dhiig ...
Karbaash

Shabaab oo sii kordhiyay ciqaabta Shacabka markii ay jabeen

Muddooyinkii u dambeeyay  maleeshiyada Alshabaab waxaa la soo gudboonaaday guul darrooyin is daba joog ah oo keenay in goobo iyo gobollo ...
Democracy

Islaamka iyo Dimoqraadiyaddu Ma is diidayaan?

Maxaa loola jeedaa Dimoqraadiyad, Maxayse ka qabtaa Shareecada Islaamku? Maxaa ka jira in Dimoqraadiyaddu ay ka hor jeeddo Shareecada Islaamka? Mabaadi’da Shareecada ...
Ina shongole

Nabi Iska yeelka Fu’aad Shongole!!!

Waxaan aad uga helay hadal uu beri dhawayd bartiisa Facebook-ga ku faafiyay mid ka mid ah Culimmada ugu caansan Caalamka Islaamka ...
tubta-toosan1-150x150151

Dustuurka Maxaa ku jaban?

Maalmihii u dambeeyay waxaa jiray guux iyo doodo kulul oo la xiriira Dastuurka Qabyo Qoraalka ah ee Soomaaliya oo ay soo ...
tubta-toosan1-150x150151

Islaamka & Faafinta Nabadda

Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan karo Magaca Islaam oo asalkiisu ka yimid nabad ama salaam. Muslim ama Muslimiin marka ...
Residents gather near the covered remains of a suicide bomber at the scene of an attack along a street in Somalia's capital Mogadishu

Akhlaaqda dagaalka iyo Diinta Islaamka

Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada aadanaha oo dhan, waana wax soo jireen ah, laga soo bilaabo markii uu ...
tubta-toosan1-150x150151

Dowlad Wanaagga sidee loo xoojin karaa?

Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ku gaareen dalalka horumaray, waxayna leedahay waddooyin loo maro iyo qaaciddooyin ay tahay ...
Karbaash

Guurka Qasabka ah ee Maleeshiyaadka Shabaab

Maleeshiyaadka Shabaab ee xoogga iyo xaq darrada ku jooga meelo ka mid ah gobollada dalka,waxay bulshada Soomaaliyeed ku hayaan dhibaato xoog ...
tubta-toosan1-150x150151

Shareecadu maxay ka qabtaa in dumarka loo adeegsado dagaallada

Maleeshiyaadka Alshabaab ee naf la caariga ahi waxay bilaabeen tabo fool xun ka dib markii ay ku guul darreysteen ujeeddooyinkii gurracnaa ...

 More »

Xulasho

Sawirka Maanta

Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Wararka Dunida

Keydka Sawirrada

DSC_0432

DAAWO SAWIRADA:- Wasiirka gaashaandhiga Xarumihii uu tagay iyo Madaxdii uu la kulmay intii uu Sudan joogay oo dhamaystiran.

Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
DSC00908

DAAWO SAWIRRADA;-Sida Ay Shacabku Ugu Damaashaadaan Xeebta Liido Maalmaha Aan Jimcaha Aheyn

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
kuku

DAAWO SAWIRO:- Wasiirka Gaashaandhiga oo Kula kulmay Dhigiisa Dalka Sudan Magaalada Khartoum

  Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
DSC09964

Gudoonka Baarlamaanka Oo Casho Sharaf U Sameeyey Wafdi Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Jaamacadda Carabta “SAWIRRO”

Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho ...
DSC09652

Daawo Sawirrada Gudiga Warfaafinta ee Baarlamanka oo booqday wasaarada warfaafinta

Macaamiisha Sharafta leh waxan halkan idinkugu soo gudbineynaa ...
Borama awdal

DAAWO SAWIRRADA:-Bilicda Iyo Hormarka Dhanka Dhismaha Ah Ee Ay Sameeysay Magaalada Boorama Ee Xarunta Gobolka Awdal

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
dmb_29

DAAWO SAWIRRADA:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Ka Qeybgalay Munaasabad Ka Dhacday Degmada Dayniile

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
image_1

Wasiirka Warfaafinta Isgaarsiinta iyo Gaadiidka oo qudbad uu ku metelayo qaarada Africa ka jeediyay shir caalami ah oo ka socda dalka Turkiga”Sawirro”

Wasiirka Warfaafinta Boostada, Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Cabdullaahi Ciilmooge ...
DSC02612

Madaxweynihii Hore Oo Khudbaddo Ka Jeediyey Jaamacaddo Ku Yaala Dalka Mareykanka “SAWIRRO”

Madaxwaynihii hore ee dalka Soomaaliya  Mudane Shariif Sheekh ...
DSC09831

“Daawo Sawirrada”sagootintii madaxweynaha jamhuuriyadda ee magaalada Garowe

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa ...
IMG_8837

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo La Kulmay Dhigiisa Iyo Madaxweynaha Dalka Turkiga, Booqdeyna Goobo Ku Yaala Ankara “SAWIRRO”

Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh ...
6

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sh. Axmed oo si weyn loogu soo dhaweeyay Atlanta ”Sawirro”

Xaflad aad loo soo agaasimay oo ay diyaariyeen ...
DSC09666

DAAWO SAWIRRADA Kulankii Madaxweynaha Soomaaliya iyo dhigiisa dalka Kenya “war-saxaafadeed”

(Mombasa Kenya, April,27, 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane ...

TOOS U DAAWO SNTV

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

WARGEYSKA DALKA AKHRISO

Maayihii Adkaa Ee SNTV

Tubta Toosan

Aftida Raadiyaha

HABKA UGU FIICAN EE KOOXDA SHABAAB LOOGA HORTAGI KARO WAA:

View Results

Loading ... Loading ...

Polls Archive

Xuska Maalmaha Xoriyadda

DSC00606

Kumanaan Soomaali Ah Oo Koowda Luulyo Ku Xusay Wadooyinka Magaalada Minneapolis Ee Dalka Mareykanka”DAAWO SAWIRRADA”

Dibad bax lagu xusayo 1da Julay oo ah ...
SDC17065

Koowda Luulyo Oo Laga Xusay Magaalada Wuhan ee Dalka shiinaha”DAAWO SAWIRRADA”

Xaflad balaaran oo lagu xusiyey 52 guradii kasoo ...
IMG_6182

DAAWO SAWIRRADA:-Madaxda Ugu Sareysa Turkiga Iyo Safiirrada Dalalka Caalamka U Fadhiya Dalkaasi Oo Soomaalida Kala Qeybgalay Munaasabadda Koowda Luulyo

Ayadoo dadka Soomaaliyeed meel walba oo ay dunida ...
IMG_0038

DAAWO SAWIRRADA:- Kumanaan Soomaali Ah Oo Koowda Luulyo Oslo Ku Xusay Iyo Wasiirro Ka Qeybgalay

Kumanaan dadweyne Soomaaliyeed oo isaga kala yimid dalalka  ...
8

Magaalada Buuhoodle Oo Si Weyn Looga Xusay Munaasabadda Koowda Luulyo”DAAWO SAWIRRADA”

Waxaa saaka ka bilaabatay guud ahaanba magaalada Buuhoodle ...
DSC00159

Dadka Ku Nool Baydhabo Janaay Oo Sanaddo Kadib Si Xornimo Ah Ugu Dabaal Degay Munaasabadda Koowda Luulyo”DAAWO SAWIRRADA”

Shacabka ku nool magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka ...
DSC01598

Munaasabadda Koowda Luulyo Oo Si Weyn Looga Xusay Caasimadda Dalka Zambia Ee Lusaka”DAAWO SAWIRRADA”

Xaflad Balaaran oo lagu maamuusayo xuska sanad guuradii ...

Barnaamijyada

Astaatnta Imaqashii

Dhageyso Barnaamijka Imaqashii Imadadaali Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Imaqashii Imadadaali waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Todobaadleyaasha ah ee maalinta Jimcaha ka baxa Radio Muqdisho ...
Astaanta kulanka-jimcaha

Dhageyso Barnaamijka Kulanka Jimcaha Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Kulanka Jimcaha waa Barnaamij Todobaadle ah oo Todobaadkiiba Maalinta Jimcaha ka baxa Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyada Soomaaliya ...
DSC09799

Wasiirka Warfaafinta Oo Su’aallo Uga Jawaabay Shacbiga Dalka Gudihiisa Iyo Dibadda Ku Kala Nool “Dhageyso+Sawirro”

  Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Boostada,Isgaarsiinta Iyo Gaadiidka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa su’aallo uga jawaabay shacbiga Soomaaliyeed ee ku kala nool ...
DSC07661

Kulanka Jimcaha oo todobaadkan looga hadlay Khilaaf ka dhex oogan horjoogayaasha Shabaab “Dhageyso+Sawirro”

Barnaamijka kulanka Jimcaha oo todobaadkiiba maalinta Jimcaha ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa todobaadkan looga hadlay ...
Astaanta_Barnaamijka_Nasashada

Dhageyso Barnaamijka Nasashada Todobaadka Radio Muqdisho

Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa Barnaamij Todobaadle ah waxaana uu ka baxaa Radio Muqdisho Habeenka Jimcaha ah ayadoo si ...
DSC04810

Ra’isulwasaaraha Dalka Oo Su’aallo Uga Jawaabay Shacabka Soomaaliyeed Ee Ku Kala Nool Dalka Gudihiisa Iyo Dibaddiisa “Dhageyso+Sawirro”

Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa si toos ah su’aallo uga jawaabay shacbiga Soomaaliyeed ...

Tweets by radiomuqdisho


*