Askareynta Carruurta & Haweenka. Shareecadu maxay ka qabtaa?
Published on January 9, 2013 by Liibaan · 2 Comments · 1,617 views

Bar Tubta Toosan 07.01.2013
Shareecada Islaamku si weyn ayay u reebtay in la dagaal geliyo ama la dilo dumarka carruurta iyo dadka da’da ah, kuwa cibaadada u go’ay, socotada iyo dadka magaca dheer leh ee aan sinaba colaadaha ugu lug lahayn.
Dhaqankeenna suubbani, sidaas oo kale ayay ceeb ugu tahay in la dilo ama la baqdin geliyo dadkaas aan soo sheegnay.
Laakiin sanadihii dambe aad ayaa loo jebiyay amarradii diineed iyo dhaqankii faca weynaa ee aan lahayn. Haween ayaa la dilay, la kufsaday, Odayaal iyo carruurna waxaa kas iyo kama’ba loogu laayay dagaallo dhacay.
Laakiin gefafkii la galay oo dhan waxaa isku fuuqsaday burcadda Alshabaab oo carruurtii askareeyay, haweenkiina u adeegsaday in ay eheladooda isku qarxiyaan.
Damiir xumida Shabaab waxaa kaloo daliil u ah, waxay qiima tireen dhiigga haweenkii is qarxiyay oo ay iska fogeeyeen markii ay ku dan gaareen.
Qarixii Tiyaatarka ee Afartii April waxaa fulisay haweeney ay Shabaab bam ku soo xireen, Wasiirkii arrimaha gudaha Gudahana waxaa isku qarxisay gabar Shabaab lumiyeen.
Inta badan qaraxyadii dalka ka dhacay waxaa fulinayay dhallinyaro Alshabaab marin habaabiyeen.
Shareecada Islaamku maxay ka qabtaa dagaal gelinta carruurta iyo haweenka iyo dilka biri-mageydada,w aa mowduuca toddobaadkan ee barnaamijka Tubta Toosan, oo uu marti noogu yahay Sheikh Cali Sheikh Maxamuud Sheikh Cali Dheere).
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
WAR HABEEN 22.05.2013
Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Bandhig dhaqameed ay kasoo qeyb galeen in kabadan ...
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ...
WAR DUHUR 22.05.2013
Deeq Raashin gargaar ah ayaa maanta loo qeybiyay ...
Bukaannada ku jira Isbitaalka Keysaney ee duleedka magaalada ...
Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka ...
Wasiirka gaashandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji ...
War Subax Arbaco 22-05-2013
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wasiirka beeraha iyo xaanaanada xoolaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ...
Booqashadaan oo ay gudoomiyaha gobolka Hiiraan mudane Cabdi ...
Kulankan oo ay maanta yeelanayaan xubnaha golaha shacabka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Afrika ee ...
War Habeen 21-May-2013
Kulan ay si wada jir ah ugu qeybteen ...
Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
WAR DUHUR 21.05.2013
Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada Sadexdii bilood ee ...
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Gaadiidka Xukuumadda ...
Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
WARKA SUBAX 21.5.2013
Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee ...
Tan iyo markii ay soo shaacbaxday in qilaaf ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...
walaalayaalow waaidin salamay,s.kadib ragiina somaliyeed yaa idin aaminayo ? waxaad tihiin kuwii dagaalka nagu haligay hadaan nahay haweenka somaliyeed ,kufsi,dhac iyo wax walbo bini,aadan u daran .waxaad tihiin niman inta garwada daystay quraanka kariimka meel uga dhacay waxna qorin waxna aqrin dhibaato u taagan burburiyey magac iyo sharafta ummadda somaliyeed ee dhaqaale doon ah si walba .Hadda waxaad ku qaraabataan magac diinta waxaana dooneysaan in aad dhulkii hooyo gacanta u galisaan keny iyo ethopiya marka sidaas soconmayso ee taa qalbiga galiya dumarkaan idiin talinayo taaogaada
Al shabab hada muslimin ma lagu tilmami kara misa khawarijti xilig cusman binu cafan iyo cali binu abi dhalib ilahay ha ka rali ahade