Tuesday, September 2nd, 2014

Ardayda Soomaaliyeed ee Malaysiya Oo Soo Dhawaysay Magacabista Safiirka Cusub Ee Soomaaliya Ugu Wakiil Noqon Doona Dalka Malaysiya

Published on June 22, 2013 by   ·   No Comments  ·   2,120 views

Bayaan ka soo baxay xafiiska jaaliyada soomaaliyeed iyo midka ardayda soomaaliyeed ee dalka Malaysiya ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magacabista iyo ansixinta ay golaha wasiirada ansaxiyeen shan ka mid ah safiiro Soomaaliya ugu wakiil noqonaya calamka oo uu ku jiro safiirka soomaaliya ugu wakiil noqonaya dalka Malaysiya Ambasador Nuur Faarax Xirsi.

Bayaanka ayaa lagu qeexay heerka uu gaarsiisan yahay xiriirka labada dowladood ee Soomaaliya iyo Malaysyia, oo aan xiriir diplomaasi oo qoto dheer aan lahayn, balse dowlada Malaysiya ay shacabka soomaaliyeed u ogolatay dalkeeda, wax shuruud adagna aysan ku xirin, marka loo barbar dhigo ajaaniibta kale ee ku sugan dalkaan oo aan viso la’aan ku soo gali Karin.

Gudoomiyaha midowga ardayda soomaaliyeed ee dalka Malaysiya Cabdullahi Maxamed Cali “Sultan” oo mid ka mid ah bayanada ku saxiixna ayaa ku xusay bayaankiisa in ay soo dhawaynayaan safiirka cusub ee wakilka ugu noqonaya Soomaaliya dalka Malaysiya Ambassador Nuur Faarax Xirsi, kana rajaynayaan in uu noqdo mid garab istaag dhalinyarada wax ka baranaysa dalkan iyo waliba soomaalidda kale ee deegaan ahaanta iyo caafimaad ahaanba u jooga.

Sidoo kale wuxuubayaanka ku xusay in ay aad u soo dhawaynayaan shirka dhawaan ay wasaarada Horumarinta iyo adeeg bulshada ay soo gabagabeysay ee tayeynta waxbarasho dalkasoomaaliya, kaasi oo uu ku tilmaamay talaabo ay wasaarada horumarinmta iyo adeega bulshada hore u qaaday,si waxbarashada dalka tayo ahaan ay aad u sareyso.

Dhanka kale bayaan midkaas la mid ah oo soo dhawaynta safiirka cusub ah ayaa waxa uu ka soo baxay xafiiska jaaliyada soomaaliyeed ee dalka Malaysiya waxaana ku saxiixnaa Aqoonyahan Abdirahman Cemow oo ka mid ah gudiga jaaliyadda soomaaliyeed,

Jaaliyadda soomaaliyeed ayaa ugu baaqday safiirka cusub ee Soomaaliya in uu ka shaqeeyo xiriirka labada dal ee Soomaaliya iyo Malaysiya, sidoo kale in uu maalqabeenada u dhashay dalka malaysiya ee doonaya malgashiga soomaaliya uu ugu faa’ideeyo dalka madama Malaysiya ay ka mid tahay wadamada hore u maray ee qaniga ku ah xaga warshadaha, laguna xasuusto gurmadkii ay la soo garab istaageen shacabka soomaaliyeed xilliga ay abaarta adagi ku dhufateen gobolladda konfureed ee dalka ilaa hadana hay’ado laga leeyahay dalka Malaysiya ay ka howl galaan gudaha dalka soomaaliya.

Mohamed Abdirahman Ismail “Timo”

Radio Muqdisho: Malaysia

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

SHIRKA7

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Siminaar loogu soo gabagabeeyay Magaalada Kampala ee Dalka Uganda ”SAWIRO”

Siminaarkan oo ay ka qeyb galeen ku dhawaad ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/Bandhiga-Waraysiyada-Mustaf-Warcadeeye-01.09.2014-ok.mp3"][/audio]
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka habeennimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-HABEEN-01.09.2014-ok.mp3"][/audio]
DSCN0150

Ku Simaha Madaxweynaha Dalka Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Baydhabo “SAWIRRO”

Ku simaha Madaxweynaha Dalka ahna Gudoomiyaha Golaha Shacabka ...
01 (12)

DAAWO VIDEO:Taliyaha ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay taliyaha ciidanka Mareykanka ee Geeska Afrika (Sawirro)

Taliyaha ciidammada Mareykanka ee dalalka Geeska Afrika Jeneral ...
1

Maamulka Gobolka oo gaadiid loogu adeegayo bulshada guddoonsiiyay shan Degmo(Sawirro+Muuqaal)

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta 5 gaadiid ah ...
somali-president-hassan-sheikh-mohamud

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kenya uga qeyb galaya shir looga hadlayo argagixisada

Madxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WARKA-DUHUR-01.09.2014.mp3"][/audio]
DSC08902

Jaamacadaha Soomaaliya iyo Jamhuuriya oo soo bandhigay arday cusub oo ay qaateen “SAWIRRO”

Munaasabaddaani dib loogu furayay Jaamacadda Jamhuuriya oo ay ...
unnamed (2)

Daawo Golaha Wasiirada oo meel-mariyay hindise sharciyeedka xeerka saxaafadda “SAWIRRO”

Muqdisho, September 01, 2014—Ra’iisul Wasaare-ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ...
Sawirka Gudoomiye Jawaari

Ku-simaha Madaxweynaha Dalka oo Baydhabo kula shiraya odoyaal dhaqameed

Ku-simaha Madaxweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ...
DSC00796

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo soo bandhigay warqado been abuur ah “SAWIRRO”

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane Axmed Cali ...
vlcsnap-2014-09-01-13h44m54s131

Wasiirro Iyo Xildhibaano Ka Qeybgalay Xaflad Lagu Furayay Shirkada Duulimaadka Som Air(Sawirro+Muuqaal)

Wasiirro ka tirsan xukuumadda ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
heshiis

Dibadbaxyo Lagu taageerayay Heshiiski Barre Hiiraale Iyo Axmed Madoobe Oo Ka Dhacay Deegaanno Ka Tirsan G/Jubbada/Hoose

Dibadbaxyo lagu taageerayay heshiiskii lagu soo afjaray khilaafkii ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka SUbax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-SUBAX-1-9-2014.mp3"][/audio]
IMG_65111

Ambasador Cali Americo oo Xalay Kulan La Qaaday Soomaalida Ku Nool Xaafada Islii iyo Saraakiisha Ammaanka “SAWIRRO”

Safiirka Dowlada Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamed ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
vlcsnap-2014-08-31-16h39m16s249

Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo la wareegay deegaanno hor leh oo ka tirsan labada Shabeelle iyo Hiiraan “SAWIRRO”

Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo kaashanaya kuwa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WARKA-HABEEN-31.08.2014.mp3"][/audio]
dhalinyaro

Guddiga maamul u sameynta Gobollada Mudug iyo Galgaduud oo la taageerayay

Kulankani lagu taagerayay magacabista guddiga maamul u sameynta ...
waali6

Wakiilada beesha caalamka ee joogo Soomaaliya oo soo dhaweeyay horumarka laga gaaray dib-u-heshiisiinta Kismaayo

Muqdisho, 31 Agosto 2014 – Qaramada Midoobay, Urur ...
wasiirka warfaafinta

Weerarakii gaadmada ahaa ee Al-shabaab ku qaaday xabsiga Jilicow oo guuldaro ku dhamaaday War-saxaafadeed

Agosto 31, 2014....Ciidamada amniga ayaa gaashaanka u daruuray ...
astaanta_qaranka11 ok

Wasaaradda Caafimaadka oo daah furtay shir looga hadlayo horumarinta adeegyada caafimaadka “DAAWO”

Wasiirka Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta daah ...
IMG_0458

Majmaca Culimada Soomaaliya oo Muqdisho ka hirgeliyay xafiis loogu adeegayo bulshada “SAWIRRO”

Majmaca Culimada Soomaaliya ayaa maanta furay xafiska la ...
Dagaal-1

DAAWO: Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo la wareegay deegaanka Dhiin-garas ee G/Sh/Dhexe

Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya gaar ahaan kuwa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WARKA-DUHUR-31.08.2014.mp3"][/audio]
howlgal

DAAWO VIDEO:Ciidamada nabad sugidda oo ka hortaggay weerar ay Al-Shabaab ku qaadeen xarunta Nabadd sugidda ee Gobolka Benaadir

Ciidamada Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa ...
Marwo Khadiijo

Wasaaradda Haweenka oo gaadiid ku wareejisay arday agoon ah “DAAWO VIDEO”

Wasiirka Haweenka iyo xaquuqul insaanka Xukuumadda Soomaaaliya  Khadiijo  ...
2

Xiriirka Kubadda cagta Soomaaliyeed oo guddoon cusub yeeshay “SAWIRRO”

Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtey Doorashadii 6-aad ee ...
howlgal ciidamada xds

Ciidamada XDS Iyo Kuwa AMISOM Oo La Wareegay Deegaano Ka Tirsan G/SH/Dhexe

Iyadoo howlgalka Badweynta Hindiya uu shalay ka bilowday ...
waali2

Bulshada Ku Dhaqan Jubbooyinka Oo Si Diirran U Soo Dhaweeysay Dadaalada Dib U Heshiisiineed Ee Dowladda (Dhageyso+Sawirro))

Dhadka ku nool gobollada Jubbooyinka ayaa si weyn ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WAR-SUBAX-31-8-2014.mp3"][/audio]
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150 (1)

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
1

R. W. Cabdiwali: “Go’aanka Bare Hiiraale uu qaatay, waa mid dhiiri galinaya nabadaynta Jubooyinka” “DAAWO VIDEO”

Wafdiga Wasiirada ahaa iyo Barre Hiiraale ayaa caawa ...

Tubta Toosan

Sh Cali Wajiiz

Sheikh Cali Wajiiz oo si qoto dheer uga hadlay taariikhda kooxaha xag jira

  Taariikhda Islaamka kuma cusba kooxaha xag jirka ah ...

Islaamka iyo Xagjirnimada Dhageyso

Shareecada Islaamku waa diin dhex dhexaadnimo waxayna ka ...
Dhallinnyaro

Maalinta Caalamiga ah ee dhallinyarada, Waa side xaaladda dhallinyarada Soomaaliyeed?

  Maanta oo ay taariikhdu tahay 12 August waa ...