Arday Ka Qallin Jebisay Barashada Computerka Oo Shahaadooyin La Guddoonsiiyay “Sawirro”
Published on January 26, 2012 by Canab · 20 Comments · 4,769 views

Munaasabad ballaaran oo shahaaddooyin lagu guddoonsiinayay in ka badan 70 Arday oo ka qallinjabisay barsahada Computerka ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Munaasabaddan oo aheyd mid si heer sare ah loo soo agasimay islamarkaasna shahaaddooyin lagu guddoonsiinayay 75 Arday oo ka qallin jabisay barashada Computerka ee machadka Omega ayaa maanta lagu qabtay qeybta sare ee Masjidka Maarwas ee degmada Xamarweyne.
Munaasabadda ayaa waxaa ka soo qeybgalay mas’uuliyiin ka socota bahda waxbarashada sida Jaamacadaha, iskuullada, Aqoonyahanno, waalidiin, waxgarad iyo marti sharaf kale oo lagu cesuumay munaasabaddaasi.
Ustaad Siidow Cusmaan Cabdi maamulha machadka barashada Computerka Omega oo khudbad ka jeediyay munaasabadda ayaa tilmaamay in dufcadda qallin jabisay ay tahay tii ugu badneyd ee qallin jabisay islamarkaasna ay dhammeystireen barashada Computerka.
Qaar ka mid ah ardadii qallin jabisay ee shahaaddooyinka la guddoonsiiyay ayaa ka warbixiyay dareenkooda iyo sida ay ugu faraxsanyihiin inay xilligan ku qallin jabiyaan gudaha dalkooda iyagoo ballan qaaday in ay sii wadanayaan waxbarashadooda.
Qaar ka mid ah ardayda ayaa intii ay socotay xafladda waxaa la guddoonsiiyay abaalmarinno kala duwan oo ay maamulka sare ee machadka Omega ugu talogalay ardaydaasi.




































Photo By:-Maxamed C/qaadir Daahir(MCD)
Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada oo habeen walba ka baxa ...
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/xakiin ...
Ra'isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu hambalyeeyey Ciidammada ...
Xaalada magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay oo ...
R/wasaaraha Soomaaliya Prof. C/weli Maxamed Cali Gaas iyo ...
War Habeen 22-February-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya ...
Ciidamada XDS ayaa la wareegay magaalada Beydhabo iyadoo ...
WAR DUHUR 22 02 12
Qaraar ka soo baxay golaha amaanka ee qaramada ...
Ciidamaad qalabka sida ayaa maanta howlgallo ballaaran oo ...
Malleeshiyaadja Shabaab ayaa billaabay in ay maanta ka ...
Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta boostada iyo isgaarsiinta ...
Munaasabad lagu maamuusayay xuska 42 guuradii ka soo ...
Wararkii ugu danbeeyay ee aynu ka heleyno magaalada ...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo soo gabagabeeyay socdaal ...
WARKA SUBAX 22.2.2012 Janaury
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo wafdi ballaaran oo uu ...
Malleeshiyaadka kooxda Al-Qaacidda ayaa isaga baxay degmada Bardaale ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Ayado hal malin oo qur aay ka harsantahay ...
War Habeen 21-February-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Sanadahan dambe waxaa dalkeenna Soomaaliya ku soo kordhay ...
Qof kasta oo ka mid ah bulshada Waxaa ...
Falalka Afduubka Shaqaalaha Gargaarka ee Soomaaliya u yimid ...
Waa arin wanaagsan in intaas ardey la eg ay hal ka qalan jabiyana hal school oo ay wada barteen Computer waane ugu hambalyenaya Balse masjid in lagu qabto xalfado aan diini aheyn waxaan u arkaa wax aan habooneyn marka yaan sidaas la sameyn mar kale walahu cmal
Waxaan halkaan ugu hambalyeynayaa dadkii qalinjebiyey iyo maclinkii tababaray.
Laakiin Walaal Abdulghani warbixintaada ma xumo, waxaanse anigu kaa xumaaday markii wax farxad leh dadka ay sameeyaan maxaa markasto loo dhaliilaa???
maasha.allaah,aqoon la.aan waa iftiin la.aan.
Mansha allah waa ku faraxsanahay shahaadooyinka la gudoonsiiyay ardayda qalin jabisay dhanka kale wasaarada waxbarashada ee dowlada kmg somalia waxaan ka codsaneynaa inay xooga saaraan waxbarashada
HALA BADIYO WAX BARIDA DHALAANKA, JAHLIGEY SUULINEYSAA AQOONTU NOOCAY DOONTO HANOQOTO, NABADANA WEY SOO DADAJINESAA.
waxaan halkaan oga hanbalyeynayaa school ka soo ababa buley xafladaan qalinjabinta waxaan dhahayaa sidaan iyo so kafii can WA u bar u madame soomaliyeed. si ey bari San u la socono aduunka. waa mahadsantiin kuligeen.
maasha alaah waa wax lagu farxo oo maanta ka dhacay caasimadeena muqdisho dadka dibeda ku nool qaarkii wax ma bartaan seegseeg ayey hayaan
aad ayan ugu farax sanahay anigoo kamid ah ardayda ka qalin jibinaayen iskulka omega kana galay kalinta 1 aad in aaanu ku dhigana masjidka xaflad dan aya no geesay lkn waxan ogahay in lagu samen waxan diintu qabin sida sacabka iyo majaajilo
Asc walalayaal haanbalyo haanbalyo haanbalyo, waxaan u han balyeyna dhamaan intii waxa baratay iyo dhaman intii waxa bartay
aqoon la aan waa iftiin la aan .waxbarta aan barwaaqo gaarnee
Maasha-Allaah. Wa wax aad loogu farxo. Ilaahey ajar iyo xasanaat ha ka siiyo inta wax tartay barnaamijkan.
HAMBALYO DADAALKIINA WADA.. MEEL MASJID EHEEN MARKII SHAHAADDO QALINJEBIN LAGU SAMEEYO ALSHABAAB OO LID KU AH WAXBARASHADA AYAA QARXIS IYO WAX LAMID AH SAMEEYAAN.. MARKA MASAAJIDKA WAA MEESHA UGU FIICAN.
masha,laah ilaah ha ka dhigo shadada ay heleen mid shaqo ay ku hilan dalkana ay ku badbadshaan insha,laah somaliya waxa ay u bahantahay manta in lahilo dad so bartay sida wax loo kala xukumo iyo in lahilaha dad sharci yaqano ah bulshadana si fudud ugu gudbin kao insha,laah dhanka garsoorka aat ayan ugu lidana dad garsoorka su bartay aat ba lugu bahanayahay insha,laah sida taqatirta camal aya lugu bahanahan yahay
maash alah waa wax lugu farxo lakin kuma farxi karo ruux an soo arkin wadankiisa hooyo oo nabad iya kala danbeyn eyka jirto walhi waxan soo xasuustay xiligi an ahan jiray ilmihi yar yaraa ee ubaxa kacaanka masha alah ilaaho nabadan nooga bilaabatay caasimada wadanka oo dhan noo wada gaarsii
aad ayan ugu hanbalyeenaya
waaaaaaaaaaaaaaw cajaaib ahaa sanaa la rabaa ha isku dhacdo wax barashada
asc arinta waa arin fiican waan wax lagu farxo runtii waxaan leenahay hambalyo noqda kuwo anfaco dalka iyo dadka
Walaahi waa farxad aan lasoo kobi karin ilaahow nabad nasii aan ku nalono kuwaan dhalinta ku haaya dawar goa illaahow naga qabo malin kasta soo gasha naya shaati cusub isku shegaya siyaasi u adegaya reer galbeed ama jeeb kiisa
mashaa allah waxaad tihiin maclimiin fiican
waan idin salaamey dhamaan maclimiinta iskuulka omega waa iarin fiican madaama aad intaas arday oo aad shahaado wada siiseen maasha allah guul ayaan idin rajeynayyaa