Arday Ka Qalinjebisay Dugsiga Mujamac Umul Quraa Oo Shahaadooyin La Guddoonsiiyay
Published on June 25, 2012 by Canab · No Comments · 2,013 views
in kabadan 50 arday oo ka qalinjibisay Dugsiga Hoose/Dhexe iyo Sare ee Mujamac Umul Quraa ayaa maanta Xaflada shahaadooyin lagu guddoonsiinayay loogu qabtay Muqdisho.
munaasabadii shahaadooyinka lagu guddoonsiinayay arday ka qalinjibisay dugsiga Mujamac Umul Quraa ayaa ah Dufcadii 18 waxaana xaflada ka qeyb galay mas’uuliyiin ka socoto bahda waxbarashada waalidiin Arday iyo martisharaf kale.
Guddoomiyaha Jaamacada Salaama Universty Prof Cabdi Xasan oo hadal ka jeediyay xaflada ayaa sheegay in mudooyinkii ugu dambeeyay ay sii kordhayaan ardayda ka qalinjibineyso Dugsiyada Sare iyo Jaamacadaha ku yaala Muqdisho waxa uuna arrintaasi ku tilmaamay in ay tahay mid muujineysa in laga gudbay dagaalkii waxa uunta xusay in uu jiro loolan loogu jiro waxbarashada.
sidoo kale Guddoomiyaha Jaamacada Salaama ayaa intaa kudaray in ay jiraan wasaarado aan gabin howlahooda kuwaas oo kala ah wasaaradda waxbarashada iyo wasaaradda Caafimaadka waxa uuna ugu baaqay dadka in ay hormariyaan waxbarashada dalka.
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
WARKA SUBAX 21.5.2013
Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee ...
Tan iyo markii ay soo shaacbaxday in qilaaf ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
qaar ka mid ah barakacayaasha ku dhaqan duleedka ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkaga soo gudbineyna ...
WAR HABEEN 20.05.2013
Kulan lagu tageerayay horumarka dowladda isla markaana looga ...
kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan ...
Maamulka Galmudug ayaa sheegay iney muhiim tahay in ...
WAR DUHUR 20.05.2013
Maamulka gobolka Banaadir ayaa kala hadlay hay’adaha maashaariicda ...
Fadhigii Baarlamanka ee maanta oo lagu ansixiyay talo ...
Kulan looga hadlayay xoojinta amaanka oo uu soo ...
Warka Subax 20-05-2013
Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
Dadka kunool deegaanka Beledulamiin ee gobolka Shabeelada Hoose ...
Xili magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ay ...
Kuxigeenka ra’isulwasaaraha ahna wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Fowsio ...
Qaar kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool dalka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wafdigan uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
Maxkamada darajada kowaad ee Gobolka Bari ayaa xukuno ...
WAR HABEEN 19.05.2013
Shirweynihii 6-aad ee xiriirka kubadda gacanta ayaa maanta ...
Howlahan qaliinka lacag la’aanta ah ee dhaqaatiirta ajaanibta ...
Agaasimaha guud ee hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda ...
Halkan hoose ayaad ka daawan kartaan khudbadii qiimaha ...
Warsaxaafadeedka Oo English ah hoos ka akhriso
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...