Arday ka qalin jebisay Jaamacadda Muqdisho
Published on June 30, 2011 by Mowliid · 1 Comment · 675 views
Xaflad ballaaran oo shahaadooyin lagu guddoonsiinayay arday ka qalin jebisay Jaamacadda Muqdisho ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Xafladani oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa shahaadooyin lagu guddoonsinayay ku dhawaad 76 Arday oo ka qalin jebisay qeybaha kala duwan ee Jaamacadda Muqdisho ayaa waxaa ka soo qeyb galay waalidiin arday iyo marti sharaf kale.
Maxamuud Sh. Cali oo ka mid ah mas’uuliyiinta Jaamacadda oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in ardaydani ay wax ku soo barteen duruuf aad u adag, isagoo uga mahadceliyay dadaalka ay muujiyeed ardaydaasi mudadii ay ku guda jireen waxbarashada jaamacadda, wuxuuna kula dardaarmay in ay dalkooda ugu adeegaan aqoonta ay ka barteen Jaamacadda.
Ardadan ka qalin jebisay Jaamacadda Muqdisho ayaa looga fadhiyaa in ay dalkooda ugu adeegaan aqoonta wax tarka leh oo ay ka barteen Jaamamacdda Muqdisho, iyadoo Jaamacadani ay qeyb ka qaadatay horumarinta waxbarashada dalka mudadii burburka.
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...
masha allah ardayda rer muqdisho wan idinkugu hambalyeyma guusha ad ka garteen waxbarasha dadalkina sii wada