Thursday, May 17th, 2012

Arday ka qalin jebisay Dugsiga sare ee Axmed Gureey

Published on June 30, 2011 by   ·   3 Comments  ·   1,077 views

Munaasabad ballaaran oo ay ku qallin jabinayeen ku dhowad 120 arday oo dhammeeysatay dugsiga sare ee Axmed Gurey ayaa maanta lagu qabtay degmada wadajir ee Gobolkani Banaadir.

Munaasabadan oo aheyd mid si heer sare ah loo soo agaasimay islamrkaana ay ku qallinajbinayeen ku dhowaad 120 arday oo sanadkan Ka baxaday dugsiga sare ee Axmed Gurey ayaa maanta ka dhacayday Xarunta KMG-ka ah ee dugsigaasi ku leeyahay degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho.

Munaasabadan ayaa waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan Bahda waxbarashada, waalidiin, odyaal, arday iyo martisharaf kale.

Mas’uuliyiintii ka hadashay munaasabadda ayaa waxaa ka mid ahaa Ustaad C/majiid Xasan Nuur oo ah maamulaha sare ee Dugsiga Axmed Gurey, Isagoo kula dardaarmay ardayda qallinjabisay inay sii wataan waxbarashooda si ay heer wanaagsan uga gaaran.

Sidoo kale Ustaad C/Qaadir Cumar Kaatib oo ku hadlay magaca Jaamacadda SIMAD ayaa ballaan qaaday in Jaamacadda SIMAD ay 9-Kursi oo lacag la aan ah ugu deeqdayt ardayda ka qallinjabisay Dugsiga sare ee Axmed Gurey si loogu dhiirogeliyo islamrkaana loogu qeybiyo sida ay ugu kala sareeyaan xagga darajada.

Qaar ka mid ah ardayda oo aan la kulanay ayaa warbaahinta qaranak soomaaliyeed u sheegay in ay si aad ah ugu faraxsanyihin qallinjabintooda, islamrkaana ay sii wadan doonaan waxbarashadooda si ay heer muuqda uga gaaraan waxabarashada.

Intii ay socotay Munaasabadda ayaa waxa ay ardayda Axmed Gureey madasha ku soo bandhigeen majaajilo ay si weyn uga heleen ka qeybgaleyaasha xafladda, waaana dufacdii 13 aad ee ka qallinjabisa dugsiga sare ee Axmed Gurey tan iyo markii la aasaasay sanadkii 1997 dii.

Readers Comments (3)

  1. Ali yare says:

    alfa alfa mabruuk walalayaa, nolasha iftiinkeeda waa waxbarasho, wadankeena waxa uu la burburay waa jahli, marka waxbarashadiina sii wata si aad dib u dhiska uga qeyb qaataan, waxaan xasuusta hoosihii lagu furay dhismaha axmed gurey ee kuyaala miisaanka dhuxusha, (( dadkii waa disheenee ma duul kalaad helaysaan, dhulkii waad gubteene ma cirkaad dageysaan… Somaliyee)) ((beerta badarka tuugsigu waa bilaash ))…

  2. Waddani says:

    alxamdulillaah haddi iyadoo dhibkaa aragtaan lagu jiro eey weli jiraan dad dadaalaaya waxaana leenahay waxaad tihiin iftiinka iyo mustaqbalka ummaddeenna macallimiinta dhabarka u xirtay waxbaridda ubadkeenana Alla ha jiseeyo.

  3. ladiifa says:

    congratulation ardayda soo qalinjebisay
    dugsiga axmed gurey waa schoolkaygi anka-
    qalin jebiyay dhamaan macalimiinta wan
    salaamayaa gaar ahaan ustaad c/majiid
    ustaad kadiye iyo dhamaan macalimiintaydi
    aanjeclaa wan uxiisay schoolki quruxbadnaa
    ilaah hanoo nabadeeyo dhamaan wadanka




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

NATO

Faah faahinno ka soo baxaya duqeyn ka dhacay Xarar dheere

Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX May 17.05.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Dastuurka wasiirka

Wasiirka Dastuurka: shirka odayaasha dhaqan waa gabogebo, Dastuurkuna waa la soo bandhiggayaa

Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Jeesto-300x225

Horjoogge Ka Tirsanaa Al-Qaacidada Soomaaliya Oo Qiray Inuu Alle Uga Towbad Keenay Dhibaatadii Uu Umadda Ku Hayey (Dhageyso)

Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Sawirka Fanaan Lafoole

Fanaan Lafoole”Dalka Horumar Badan Ayaa Ka Jira Waan Imaanaya Dhowaan Si Aan Horumarka Uga Qeybqaato”(Dhageyso)

Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
1

Ciidammo Ka Tirsan Midowga Afrika Oo Fariisimmo Ka Sameystay Baydhabo”DAAWO SAWIRRADA”

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
al-Qaeda Militia

Horjoogayaal Ka Tirsan Al-Qaeda Oo Ku Halaagsamay Qarax Caawa Ka Dhacay Galgaduud

Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 16-May-2012         Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Sawir Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Xiligan

Dhageyso Barnaamijka Daljir Ee Looga Hadlo Dhismaha Ciidammada Qalabka Sida Ee Soomaaliya

Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
xuska-15may13

Suudan oo laga Xusay Sanad Guurada 69-aad ee Asaaskii Ururkii S.Y.L iyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed 15 May”SAWIRRO”

Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Duhurnimo

WARKA DUHUR 16.05.2012
astaanta.qaranka-300x228

Mas’uuliyiin Ka Tirsan He’yadda Maareeynta Masiibooyinka Oo U Ambabaxay Sudan

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Dastuur-qabyo

Kulan Looga Doodayo Xuquuqda Uu Suxufiyiinta Siinayo Dastuurka Cusub Oo Muqdisho Ka Socda

Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
maka maka

Gaadiidleyda Iyo Qeybaha kale Ee Bulshada Oo Soo Dhaweeyay mashruuca Lagu Hagaajinayao Waddooyinka Muqdisho

Dadweynaha iyo  gadiidleyda  magaalada  Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Tarsan

Guddoomiye Tarsan Oo Afhayeen Cusub U Magacaabay Maamulka G/Banaadir

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta  magacaabay afhayeenka cusub ...
1401

Kabakudukade iyo malleeshiyaad kale oo deegaanno ka tirsan Galgaduud isaga cararay

Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX 16.5.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
UN-235x300 (1)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo beesha caalamka ku ammaanay mooqifka Soomaaliya uga aadan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Ex

Saraakiisha Ammaanka” Qarraxyadii Al-Qaeda Muqdisho Ay Keeni Jireen Waan Fashilinay”

Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Madaxweynaha Shirjaraa'id Saxaafadda NEW YORK

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Qodobadii Looga Hadlay Shirkii New York “DAAWO VIDEO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
President Sharif In UN

Shir Ku Aadan Xaaladda Soomaaliya Oo New York Ka Furmay Iyo Nuxurka Khudbadii Uu Madaxweyne Shariif Ka Jeediyey

Magaalada New York ee dalka Mareykanka gaar ahaan ...

Tubta Toosan

tubta-toosan1-150x150151

Islaamka & Faafinta Nabadda

Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Residents gather near the covered remains of a suicide bomber at the scene of an attack along a street in Somalia's capital Mogadishu

Akhlaaqda dagaalka iyo Diinta Islaamka

Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
tubta-toosan1-150x150151

Dowlad Wanaagga sidee loo xoojin karaa?

Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...