Friday, November 16th, 2018

Imagareeshinka Cusub ee Garoonka Cadaado oo Maanta Xariga Laga Jaray “SAWIRRO”

Published on September 3, 2013 by   ·   No Comments  ·   5,219 views

Munaasabadda xariga looga jarayay Imagareeshinka cusub ee uu yeelanayo garoonka diyaaradaha ee magaalada Cadaado ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka mid ah dawlad goboleedka Ximan iyo Xeeb, ganacsato iyo qaybo ka mid ah ururada bulshada.

Imagareeshinka oo ay hirgalisay shirkadda leh garoonka diyaaradaha ee walaalaha ayaa waxaa xariga ka jaray madaxwayne ku xigeenka dawlad goboleedka Ximan iyo Xeeb Kornel Cabdi Maxamed Suldaan.

Axmed Warsame Qeyliye oo xubin ka ah shirkadda walaalaha ee Imagareeshinka hirgalisay ayaa ka waramay taariikhdii uu soo maray garoonka cadaado iyo Imagareeshinkan cusub ee maanta xariga laga jaray.

Qaar ka mid ah ganacsatada magaalada Cadaado ayaa soo dhaweeyay hirgalinta Imagareeshinka cusub, iyagoo sheegay inay qeyb weyn ka qaadan karto koboca dhaqaalaha iyo maalgashiga deegaanka.

Ugu dambeyntii madaxweyne ku xigeenka Ximan iyo Xeeb Kornel Cabdi Maxamed Suldaan oo munaasabada soo xiray ayaa sheegay in muddo badan lagu taamayay in garoonka diyaaradaha Cadaado laga dhigo mid heer caalami ah maantana la rumeeyay riyadaasi.

Imagareeshinkan cusub ee Airport-ka magaalada Cadaado ayaa ka kooban qeybo kala duwan oo loogu adeegayo dadka ka soo degaya ama ka duulaya garoonka, waxaana hirgalintiisu ay ku soo aaday waqti duulimaadyada garoonka ay kordheen.

1

2

3

4

5

6

 

Sawir Qaade:Maxamuud Cabdi Diirshe,Cadaado

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

wasiirada la dhaariyay

Maxaad Ka Xusuusataa Dhacdooyinkii Ugu Waaweynaa Ee Soomaaliya Soo Maray Sanadkii 2014-ka “DAAWO SAWIRRO”

1-dii janaayo ee sanadkii tagay 2014 –ka  Baarlamaanka ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/Warka-habeenimo-31-12-2014.mp3"][/audio]
GOOD39

Qalinjebinta Dafcadi Kowaad ee Jaamcadda Maakhir University”SAWIRO”

Jamacadda Maakhir University ee Magaaladda Badhan ayaa dafcadii ...
astaanta-warka1

Dhegeyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WARKA-DHUR-31.12.2014.mp3"][/audio]
ximan

Wasiirka Amniga ee Ximan iyo Xeeb oo isa soo sharaxay

Wasiirka Amniga ee maamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed ...
DSC00272

Barlamaanka oo meel mariyay Miisaaniyadda sanadka 2015-ka ee dowladda

Kulanka  Barlamaanka oo  uu  maanta  shir guddoominayey gudomiye  ...
omar

R/W. Cumar: “Dagaallada ku soo noq-noqday Deefow iyo deegaannada ku xeeran Xarar-dheere waa kuwo aan loo qiil dayi karin”

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharma’arke, ...
Muungaab

Guddoomiyaha gobolka oo xariga jaray Dugsi laga hirgeliyay degmada C/casiis

Iskuulka Hoose iyo Dhexe degmada C/casiis  ee maqaalada ...
madaxweynaha

Madaxweynaha J. F. S. oo saaka dalka dib ugu soo laabtay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
howlgal

Howlgallo dad lagu qab qabtay oo ka socda deegaanka Ceelasha biyaha

Ciidamada hey’adda nabadsugidda iyo sirdoonka Qaranka ayaa xalay ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WAR-SUBAX-31-12-2014.mp3"][/audio]
barlamanka-somalia-300x224

Baarlamanka oo maanta ka doodaya miisaaniyadda 2015-ka

Barlamanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta fadhi ku leh ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
DSC02681

Marwada madaxweynaha oo  deeq gaarsiisay hooyo dhashay afar mataanno ah(Sawirro)

Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalia, Marwo Sahro Cumar Xasan ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso warka habeennimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WARKA-HABEEN-30.12.2014.mp3"][/audio]
unnamed (3)

Madaxweynaha oo la kulmay Imaamka Guud ee Azhar ” SAWIRO”

Qaahira, 30 Disembar, 2014 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
pm 2

R.Wasaare Cumar C/rashiid oo ka Tacsiyeynaya Geeridii ku timid Marxuum Guuleed Maxamed Siyaad Barre.

Muqdisho, 30, December, 2014... Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. ...
shareeca

Hirgelinta Sharerecada yaa ka mas’uul ah?

Dadka Soomaaliyeed waxa ay Islaamka qaateen wax ka ...
haaaa

Deg deg- horjoogihii Amniyaadka Shabaab oo la khaarijye.

hey'adda Nabad- sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Somalia, ayaa war ...
barlamaanka

Guddiga joogtada ee Barlamaanka oo arrimo muhiim ah kaga hadlay kulankooda

Kulankan guddiga Joogtada  ah ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ...
astaanta-warka1

Dhegeyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WARKA-DUHUR-30.12.2014.mp3"][/audio]
DSCF9059

Guddoomiyaha gobolka oo xariga ka jaray Saldhiga Boliiska ee Shibis”SAWIRO”

Gudomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa maqaalada Muqdisho Xasan ...
naafo

Golaha Naafadda Qaranka uu kulan lagu taageeraayay Ra’isulwasaaraha ku qabta Muqdisho

Kulankan oo lagu taageeraya Ra’isul wasaaraha  Soomaaliya mudane ...
Shariif

Madaxweynaha Koofur Galbeed ayaa Maanta Booqanaya Isbitaalka Baydhabo

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo Ee Xarunta ...
ciidanka

Ciidamada Xooga Dalka oo Maanta Raashin Gargaar ah Gaarsiinaya Degmada Buulo burte Ee G/Hiiraan

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ...
astaanta-warka

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WAR-SUBAX-30-12-2014.mp3"][/audio]
duqeyn5

Diyaaradaha Dagaalka Mareykanka oo Duqeeyay Degaan Horjooge Al shabaab ka tirsan uu ku sugnaa

Diyaaradaha aan cidna wadin ee Droneska ee Mareykanka ...
IB0A9200

DAAWO MUUQAALKA sida uu u dhacay Kulankii Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Masar ee Qaahira

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150 (1)

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
vlcsnap-2014-12-29-17h29m43s128

Kulan Lagu Taageerayay Ra’isul Wasaare Cumar C/rishiid Oo Muqdisho Lagu Qabtay “Sawirro”

Kulankani lagu taageerayay Ra’isul wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WAR-HABEEN-29.12.2014.mp3"][/audio]
IB0A9240

Madaxweyneyasha Soomaaliya iyo Masar oo kulmay iyo madaxweyne Xassan Sheekh oo si heer sare ah loo soo dhaweeyay SAWIRRO

Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa ...
Kulanka Baarlamaanka Maanta (5)

Baarlamaanka oo maanta Su’aalo Weydiiyay Wasiiru Dowlaha Maaliyadda Soomaaliya

Kala fadhiga shanaad ee Baarlamanka Soomaaliya  ayaa maanta ...
DSC01635

Munaasabad lagu furayey shirkad Caymis oo ka dhacday Muqdisho”Sawirro”

Munaasabadaan oo ay ka qayb galeen Mas’uuliyiin ka ...

Tubta Toosan

shareeca

Hirgelinta Sharerecada yaa ka mas’uul ah?

Dadka Soomaaliyeed waxa ay Islaamka qaateen wax ka ...
images

Tilmaamaha Khawaarijta Dhageyso

Khawaarijtu waxa ay ahaayeen kooxdii ugu horreysay ee ...
dagaal

Ma bannaantahay in lala dagaallamo dowladaha? Dhageyso

Dalal badan oo ay Soomaaliya ka mid tahay ...