Friday, November 16th, 2018

Ganacsade Xiirey Qaasim Weheliye oo maanta ku Geeiyooday Magaalada Muqdisho.

Published on November 11, 2012 by   ·   30 Comments  ·   8,285 views

Allaha u Naxariistee waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Ganacsade Xiirey Qaasim Wehliye oo si aad ah looga yaqiinay dalka Soomaaliya.

Marxuum Xiirey Qaasim waxa uu ku dhashay Magaalada Muqdisho Sanadka markii uu ahaa 1929-kii

Sanadkii 1956 Ganacsade Xiirey Qaasim Wehliye waxa uu ka qalin jibiyay Jaamacda Geneva kana bartay Siyaasadda iyo Maamulka (political & Public Adminstration).

Isla sanadkii 1956 waxa uu dalka Mareykanka u tagay takhasus jaamacadeed kaas oo ahaa warshadeynta  Wadamada soo koraya.

Sanadkii 1957 waxa uu kusoo laabtay dalka, isagoo intii udhaxaysay 1958- 1967 Guddoomiye Degmo iyo mid Gobol ka noqday Gobolka Banaadir, Jowhar, Aadan yabaal, iyo magaalada Kismaayo ee xarunta  gobolka Jubbada hoose.

Sanadka markii uu ahaa 1967— 1990,  Wuxuu ahaa aasaamihii iyo maamulihii Guud ee warshadda Bayl iyo tan saabunta  sidoo kale waxa uu soo noqday Agaasimihii iyo Aas-aasihii shirkadii Marmarka iyo dhowr shirkadood oo kale.

Marxuunku waxa uu ifka uga tagay 30 carruur ah kuwaas oo isugu jira waxa uu dhalay iyo wixii ay sii dhaleen.

 

Readers Comments (30)

  1. Maxamed Cabdi Aadam says:

    Sorry ! raalli iga ahaada, qoraal aan Copy ku sitey ayaan submit taabtaye waxan halkan isna uga tacsiyeynayaa ganacsadaha soomaaliyeed Marxuum Xiirey Qaasim oo aan aniga iyo intii ila midihi ku xusuusayo magacii iyo taariikhdii uu ku lahaa dalkeenna hooyo, iyo Warshadda Bayl ee lahaan jirtay calaamaddii quruxda badnayd ee lugu yaqaannay.

    Waxan kaloo uga tacisyeynayaa dhammaan ummadda soomaaliyeed iyo ehelkii iyo qaraabadaii iyo asaxaabtii, waxanna si gaar ah uga tacsiyeynayaa Xildhibaanaddeenna qaaliga ah Drs. Maryan Cariif Qaasim, waa gabadha soomaaliyeed ee aan u dhiibi lahaa xil kasta ee nin soomaaliyeed qabto, waxan ku xusuustaa caaddilnimadeedii iyo caddaaladdii ay ku maamuli jirtay SHirkaddii Diyaaradaha Air Salaama, waxa xusid mudan inaan idin xusuusiyo qiso yaab lahayd oo aanan ku illoobi doonin.

    Magaalada Jabuuti ayaa waxaa qaaday daad dartiis loo xiray garoonka caalammiga Jabuuti, maalintii la furay ayaa waxaa soo hadlay xafiiskii shirkadda ee Muqdisho iyaga oo leh diyaaradduu maanta Garoowe ayey leedahay laakiin Garoowe rakaab ma joogo waxa keliya oo jooga hal qof ee diyaaradda muqdisho u soo dir dadkii baa faraha ka batay oo na wareeriyaye. maryan waxay ku adkaysatay inay fulinayso jadwalkii ballanta oo ay halkaas qof oo keliya doonayso, waxayna ku soo celiyeen inay dadkii leeyihiin lacagteenna ha naloo celiyo shirkadaha kale ayaan raacaynaaye, waxayna amartay in dhammaantodod loo celiyo, markiise ay diyaaraddii ka soo laabatay Garoowe ayey soo hadleen muqdisho iyagoo leh dadkii oo dhan way nugu soo laabteen ee diyaaradda noo soo dir, sidii ayeyna ugu dirtay.

    Maashaa allaah, yaa dhawr iyada oo kale ah na siiya !!

  2. Dalmar Haji says:

    Allaha u Raxmado Awoowgeen Dr Xiireey Qasim weheliye waxuu ahaa Ganacsade iyo Sama wado aan Dalkiisa ka bixin 20-ki sano ee la soo dhaafey asagoo awooda maanta inuu banaanka ku noolaado.

  3. abdinasir harbi says:

    Allaha u naxariisto waxuu ahaa nin qaran inata badan wax taray dadka rayadka qabrigiisa allaha u nuuriyo aaaaaamiim

  4. Yussuf Kulmiye king says:

    Allaha u naxariisto Xiireey Qaasim weheliye, waxaa lagu xasuusandoonaa ka sokow xilalkii ow umada usoo qabtay, taariikh la abuuro oo umad looga tago waxaa ugu weeyn fikrad ama shaqo aad umadaas u bilawdid oo horumar dadkaas ama dalkaas u keento. Marxuumka Allaha u naxriistee wuxuu ahaay Aabihii Warshadeeynta dalka Somalia, taas ayuuna Baaldahab ah taariikhda Somaliya uga galidoonaa.

  5. C/raxman says:

    Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun! Waxaan halkan tacsi u gudbinayaa dhamaan shacabka soomaaliyeed gaar ahaan eheladiis, geerida ku timid Ganacsade Xiirey Qaasim Wehliye. Wuxuu ahaa shaqsi gacan ku lahaa dhismihii dalkeena hooyo. Waxaan alle uga baryayaa inuu janadii firdowso ka waraabiyo. Aamiin!

  6. Alaha u naxaristo marxumka alow janatul fardowsa ku sii hadad eheyd ahlo kheyr insha allah

  7. bincof says:

    asw inaalillahi wa inaa raajicuun dhamaan reer adan xubeero iyo reer xaji rage hooyo amina xaji rage eng cabdillahi xaji raage ex mareeyihii wakalada biyaha xamar datooreesa haboon xaji daraan meymuun xaji rage wehliye xaliima xaji rage wehliye cabdirisaq xaji rage wehliye datooreesa safiyo adan xubeero cabdixakiin aaden xubeero cabdirisaaq adan xubeero amal adan xubeero muna adan xubeero ismacil adan xubeero anisa aadan xubeero ramla adan xubeero damaan waxaay sacsi udiriyaa geeridii naxtinta laheed ee kutimid alaha unaxariistee xireey qasim wehliye

  8. saadaq says:

    inaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun marxuum ganacsade xiireey qaasim wuxu ahaa gancsade dalkiisa aan ka bixin oo caan ka ahaa geeska africa ilaahay janadii fardowso haka waraabiyo

  9. allow kuu naxariiso innaa lilahi wa inaa ileyhi raajicun

  10. Abdiqani says:

    Allaha unaxaristo wa nin muslim ah oo misna muwadin somaliya ah qabrigisa allaha u nuuriyo intu katagayna samir iyo iman alaha siyo

  11. Luul M. Gaal says:

    Inaa lilaahi waa inaa ilaahy raajicuun waxaan halkaan ugu tacsidayeenayaa geeridii ku timid Hiiray Qaasim Wehliye. Xaawo Maxamed Cosoble, Daahir Hiiray, Safiya Hiiray iyo dhamaan ilmo Hiiray Qaasim. waxaan ilahayna ugu baryeenaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo asagane naxariistii jano alaaha ka waraabiyo. amiin.

  12. bidhaamiye says:

    allaha u naxariisto xiireey

  13. raha says:

    alaaha unaxarito awoowe xiirey qasim samiir iyo imaan alaha kasiyo eheladisa dhaman umada somaliyet amiin

  14. ABDULLAHI SENDE says:

    inaa lilaahi wa inaa raajicuun kulu nafsu daaiqutulmeyd intaa kadib aniga oo ku hadlaaye magaca reer sende waxaan u tacsiyeynayaa dhamaan reer hiirey qaasim waxaana leyaheyalaha samimr iyo imaan idinka siiyo isaagana janadii fardowsa alaha ka waraabsho amiin

  15. maryan says:

    ma dhinte waa alle waxaan tacsi u dirayaa dhamaan reer xiireey qaasim iyo reer cariif qaasim waxaan kaloo u tacsiyeeynayaa xaawo cosble allaha u naxariisto marxuum xiireey qaasim janadii fardowsana allaha u balaqo albaakeeda qabrigiisana allaha u waasiciyo inuusan dhib gesana waxaan ku gartey inaan magaciisa la maqlin 22 sano oo caawada iigu horeyso inuu dhintey taas waxaad ka garan kartaa inuusan ka mid noqon dadkii dhibta soomaliya ka shaqeynaayey allillahay ayaa ka jasaaisiin doona wanaaga uu sameeyey ceeb kolba maanta malaha oo alaa ka asturey ceebtii soomaliya dhan saameysey waana qaaney waana ku faraxsanahay inuu dhinto asagoon eed ka gelin umadii soomaliyeed taariikhda ayaa dadka kala saareysa.

  16. Ali abukar says:

    Ina lilaahi wa ina ileyhi rajicuun,ilahey ha siiyo naxariista janaad eheladii uu ka tagayna samir iyo iimaan haka siiyo, aamiin ya rabi.

  17. Ijn. Axmed Calasow says:

    Alle Ha u naxariisto Xiirey Qaasim waxaan si toos ah u bartay mar aw nagu soo siyaartay warshadda dalsan ee Oomada mar aan dhiseynay sannadkii 2001. Aad ayow noo dhiiri geliyey waliba warshaddiisii Poly-technoco ku tiilay ayow na soo tusay asaga oo nooga sheekeeyey taariikhda uu soo maray iyo dhibka warshadeynta uu kala kulmay iyo sidii loo ciriiri jiray shaqadiisa. JANNATUL FIRDOWS ALLE HA KELIYO DEMBIGIISANA HA DHAAFO aamiin, aAMIIN.

  18. Ijn. Axmed Calasow says:

    jANNATUL FIRDOWS ALLE HA GELIYO DEMBIGIISANA HA DHAAFO Amiin, Amiin.

  19. Ijn. Axmed Calasow says:

    إنا للَـــــه وإنَا
    إليـــــه راجعـــــــــــــون

  20. Daud says:

    INAALI LAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN, ALLAHA u naxariisto Marxuun XIIREY Janadii fardowsana ka waraabiyo, eheladii uu ka geeryoodayna samir iyo iimaan ALLAHA ka siiyo.

  21. Dibad xassan dhabato says:

    innaa lilaahi wa innaa ileehi raajicuun
    Kullun nafsun daa,iqatul mowti
    waxaan tacsi tiiranyo leh udirayaa dhamaan ehelada iyo qaraabada Allah unaxariite Adeerkey iyo AAbe Dr.Xiirey Qaasim Weheliy RXM laah in illaahey samir
    iyo iimaan nagasiiyo dhamaanteen intii ehel iyo qaraaba ah iyo intii garaneysay AAMIIN YAA RABI

  22. Ina Lilaahi wa inaa Ilaahy raajicuun,waxaan halkan ugu tacsiyeynayaa geeridi ku timiid Allaha u naxariiste Murxuun Xiirey Qasin Weheliye ,Allaha Jannadi fordooso ka warabiyo,dhmaan Ummada somaliyeed wayo waxuu ahaa nin Qaran,gaar ahaan eheladiisa oo ka mid Hooyo Xawo Mahamed Cosoble,Dahir Xirey, Safiya xirey ,Saciid Xirey, Burhaan xirey Dhamaan Ilmo xirey Qasiim ,sido kale waxaan Tacsi uu dirayaa dhamaan Ilmo Cariif Qasim Weheliye,Yusuuf Cariif, Mahamaed Carrif Jaylani cariif ,Asha cariif Qasiim.Hawo cariif Qasiim iyo Marwada Qaaliga ah ee xidiigti Somaliya ah Marwo Mayaan Cariif Qasiim. hooyo Muruyad Abdi Kariin iyo Hassan Mahamed Hassan Barre ,dhamaanteen Samiir iyo Imaan Allaha naga siiyo Murxuun Xiirey Qasiim Weheliye Jannadina Allha ka warabiyo

  23. c/risaaq garjeex says:

    inaa li laahi wa inaa ileeyhi raajicuun DR xiireey qaasim waa halyaay ka baxay umada somaliyeed waxa uuna ka tegay wax aan qabad aan la i loobi karin waxaan ahalkaan uga tacsiyeeynenaa aabe axmed cali faarx garjeex hooyo xasno maxmuud cadaawe fartuun axmed garjeex maxmed axmed garjeex maryan axmed garjeex qadiijo axmed garjeex dhamaan waxaan halkaan uga tacsi uga direynaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay xiireey qaasim weheliye

  24. Inaa Lilaahi wa ina Ilaahay Raajucuun,waxaan halkan tacsi ugu dirayaa Murxuun Xiirey Qasim Weheliye,oo runti ahaa nin Qaran,ummada Somaliyeedna uu ku lahaa magac iyo xishmad weyn iyo qadariin,sida darteed waxuu ahaa nin Somali oo idiin ka geeriyooday ee ma ahaa nin qoys keliya uu ka geeriyoday, waxaan tacsi uu diraya .Hooyo Xawo Mamaxed Cosoble Cade,Dahir xiirey Qasim,Safiya xiirey Qasim,Saciido Xiirey Qasim,Burhaan Xiirey iyo dhmaan Ilmo xirey qasiim,sido kale waxaan Tacsi uu dirayaa ,ilmo Cariif Qasim Weheliye ,Adeerkood xiirey weheliye geeridiisa,Drs Maryaan Cariif Qasiim oo runti ah Marwo weyn oo qadarin ku leh shacaabka Somaliyeed sharaaf weyna ku leh dadka Somaliyeed .Mahamed cariif ,Yusuf cariif,Abdikarin Cariif, JaYLANI CARIIF ,sACDIYO cARIIF, ASHA CARIIF, XAWO CARIIF IYO hOOYO MURAYAAD ABDI kARIN IYO WIILKA UU AWOOwGA U YHAY HASAN MAHAMED HASAN BARRE,DHMAANTEEN SAMIIR IYO IIMAAN ALAHA LAGA SIIYO MURAXUUN XIIREY QASIIM WEHELIYE JANAADI FARDOOSA Alaaha ka warabiyo
    Amiin Amiin Amiin

  25. mohamed says:

    illahow u naxariiso abkoow xiireey qaasim allow janatul fardowso ka waraabi. xiirey qaasim weheliye ciise cisman.

  26. Cayni Khalif says:

    Inaa lillahi wa inaa ilahay rajucuun, Allah samir iyo imaan kasiiyo ehelkii iyo qaarabadii uu kageeriyoodey Dr. Hire Gassem oo kamid ah my dear fried Safia hirey iyo familkeeda. waxaana allah aga baryayaa denbi dhaaf naxariis iyo janadiisa fardowsa inuu ugu bishaareyo Ameen.

  27. fowsia daahir dhuxulow says:

    inaa lilaahi waina ilahi raajucuun waxaan halkaan tacsi ugudirayaa dhamaan reer xiirey qaasin iyo reer cariif qaasin geeridii kutimid adeer xiiray qaasin waxaan ilaah ogabar yeenaa janatul fardowsa aamiin aamiin

  28. inaa li laahi wa inaa ilahi raa jicuun ilaahoow adeer keey u na xa riiso wa xaan utac siyadey naayaa edo xaawo gani cosoble saciidoxiireey daahir sacdiyo socaad safiyo qaasin iyo dhamaan reer xiireey qaasin iyo reer cariif qaasin ilaahey samir hanaga siiyo janatul fardows aloow geey aamiin

  29. ilaahayoow si doow dad ka masaa kiin ta ugu na xa riisan jira ugu naxa riiso yaa rabi

  30. Ismail Xirey Gassem says:

    THANK YOU ……….




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

wasiirada la dhaariyay

Maxaad Ka Xusuusataa Dhacdooyinkii Ugu Waaweynaa Ee Soomaaliya Soo Maray Sanadkii 2014-ka “DAAWO SAWIRRO”

1-dii janaayo ee sanadkii tagay 2014 –ka  Baarlamaanka ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/Warka-habeenimo-31-12-2014.mp3"][/audio]
GOOD39

Qalinjebinta Dafcadi Kowaad ee Jaamcadda Maakhir University”SAWIRO”

Jamacadda Maakhir University ee Magaaladda Badhan ayaa dafcadii ...
astaanta-warka1

Dhegeyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WARKA-DHUR-31.12.2014.mp3"][/audio]
ximan

Wasiirka Amniga ee Ximan iyo Xeeb oo isa soo sharaxay

Wasiirka Amniga ee maamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed ...
DSC00272

Barlamaanka oo meel mariyay Miisaaniyadda sanadka 2015-ka ee dowladda

Kulanka  Barlamaanka oo  uu  maanta  shir guddoominayey gudomiye  ...
omar

R/W. Cumar: “Dagaallada ku soo noq-noqday Deefow iyo deegaannada ku xeeran Xarar-dheere waa kuwo aan loo qiil dayi karin”

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharma’arke, ...
Muungaab

Guddoomiyaha gobolka oo xariga jaray Dugsi laga hirgeliyay degmada C/casiis

Iskuulka Hoose iyo Dhexe degmada C/casiis  ee maqaalada ...
madaxweynaha

Madaxweynaha J. F. S. oo saaka dalka dib ugu soo laabtay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
howlgal

Howlgallo dad lagu qab qabtay oo ka socda deegaanka Ceelasha biyaha

Ciidamada hey’adda nabadsugidda iyo sirdoonka Qaranka ayaa xalay ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WAR-SUBAX-31-12-2014.mp3"][/audio]
barlamanka-somalia-300x224

Baarlamanka oo maanta ka doodaya miisaaniyadda 2015-ka

Barlamanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta fadhi ku leh ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
DSC02681

Marwada madaxweynaha oo  deeq gaarsiisay hooyo dhashay afar mataanno ah(Sawirro)

Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalia, Marwo Sahro Cumar Xasan ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso warka habeennimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WARKA-HABEEN-30.12.2014.mp3"][/audio]
unnamed (3)

Madaxweynaha oo la kulmay Imaamka Guud ee Azhar ” SAWIRO”

Qaahira, 30 Disembar, 2014 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
pm 2

R.Wasaare Cumar C/rashiid oo ka Tacsiyeynaya Geeridii ku timid Marxuum Guuleed Maxamed Siyaad Barre.

Muqdisho, 30, December, 2014... Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. ...
shareeca

Hirgelinta Sharerecada yaa ka mas’uul ah?

Dadka Soomaaliyeed waxa ay Islaamka qaateen wax ka ...
haaaa

Deg deg- horjoogihii Amniyaadka Shabaab oo la khaarijye.

hey'adda Nabad- sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Somalia, ayaa war ...
barlamaanka

Guddiga joogtada ee Barlamaanka oo arrimo muhiim ah kaga hadlay kulankooda

Kulankan guddiga Joogtada  ah ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ...
astaanta-warka1

Dhegeyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WARKA-DUHUR-30.12.2014.mp3"][/audio]
DSCF9059

Guddoomiyaha gobolka oo xariga ka jaray Saldhiga Boliiska ee Shibis”SAWIRO”

Gudomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa maqaalada Muqdisho Xasan ...
naafo

Golaha Naafadda Qaranka uu kulan lagu taageeraayay Ra’isulwasaaraha ku qabta Muqdisho

Kulankan oo lagu taageeraya Ra’isul wasaaraha  Soomaaliya mudane ...
Shariif

Madaxweynaha Koofur Galbeed ayaa Maanta Booqanaya Isbitaalka Baydhabo

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo Ee Xarunta ...
ciidanka

Ciidamada Xooga Dalka oo Maanta Raashin Gargaar ah Gaarsiinaya Degmada Buulo burte Ee G/Hiiraan

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ...
astaanta-warka

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WAR-SUBAX-30-12-2014.mp3"][/audio]
duqeyn5

Diyaaradaha Dagaalka Mareykanka oo Duqeeyay Degaan Horjooge Al shabaab ka tirsan uu ku sugnaa

Diyaaradaha aan cidna wadin ee Droneska ee Mareykanka ...
IB0A9200

DAAWO MUUQAALKA sida uu u dhacay Kulankii Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Masar ee Qaahira

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150 (1)

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
vlcsnap-2014-12-29-17h29m43s128

Kulan Lagu Taageerayay Ra’isul Wasaare Cumar C/rishiid Oo Muqdisho Lagu Qabtay “Sawirro”

Kulankani lagu taageerayay Ra’isul wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WAR-HABEEN-29.12.2014.mp3"][/audio]
IB0A9240

Madaxweyneyasha Soomaaliya iyo Masar oo kulmay iyo madaxweyne Xassan Sheekh oo si heer sare ah loo soo dhaweeyay SAWIRRO

Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa ...
Kulanka Baarlamaanka Maanta (5)

Baarlamaanka oo maanta Su’aalo Weydiiyay Wasiiru Dowlaha Maaliyadda Soomaaliya

Kala fadhiga shanaad ee Baarlamanka Soomaaliya  ayaa maanta ...
DSC01635

Munaasabad lagu furayey shirkad Caymis oo ka dhacday Muqdisho”Sawirro”

Munaasabadaan oo ay ka qayb galeen Mas’uuliyiin ka ...

Tubta Toosan

shareeca

Hirgelinta Sharerecada yaa ka mas’uul ah?

Dadka Soomaaliyeed waxa ay Islaamka qaateen wax ka ...
images

Tilmaamaha Khawaarijta Dhageyso

Khawaarijtu waxa ay ahaayeen kooxdii ugu horreysay ee ...
dagaal

Ma bannaantahay in lala dagaallamo dowladaha? Dhageyso

Dalal badan oo ay Soomaaliya ka mid tahay ...