Wednesday, June 19th, 2013

Aqoonyahano ka digay hoos u dhaca sarifka doolarka iyo sare u kaca cunada qutul daruuriga ah.

Published on January 25, 2013 by   ·   5 Comments  ·   3,005 views

Qiimo dhac aad balaaran ayaa ku yimid qiimaha lagu ka la sarifto lacagta doolarka iyadoo dhinaca kalana sare u kac uu ku yimid maciishada quutul daruuriga

Qaar ka mid ah aqoonyahanada iyo ganacsatada Soomaaliyeed  eek u nool magaalada Muqdisho oo ka qeyb galayay barnaamijka Kulanka Jimacaha ee Warbaahinta Qaranka ayaa waxaa ay sharaxaad ka bixiyeen hoos u dhaca ku yimid lacagta doolarka iyo sare u kaca ku yimid maciishada qutul daruuriga ah.

Cabdullaahi Shiikh Max’ed Muftaax oo ah qabiir ku taqususay arimaha ganacsiga kala qeyb galayay barnaamijka ayaa ka hadlay ugu horeyn sababaha keenay in xiligani hoos u dhac uu ku yimaado doolarka maciishaduna sare u kacdo.

“ Een waxaa keeni kara saabao badan xaalada dhaqaalaha wadanka ,dhoofinta alaabaha aan dibada u dhoofino iyo kuwa aan ka keeno” ayuu yiri Cabdullaahi Shiikh.

Sidoo kale waxaa barnaamijka Aqoon yahan Cabdi Daahir Xasan Shiikh Yuusuf waxaana uu isna dhankiisa ka war bixiyay sababaha keenay hoos u dhaca qiimaha doolarka,waxaana uu sheegay in sababtaasi ay tahay badeecada dibada ka soo gashaa oo aad uga badan tan loo dhoofiyo.

Cabdullaahi Shiikh Max’ed Muftaax ayaa dowalada Soomaaliya ugu baaqay in ay dalka soo galiso shilin Soomaali farabadan si looga badbaado saameynta iyo sare u kaca maciishada qutul daruuriga.

Horaantii todobaadkii tagay ayaa waxaa magaalada Muqdisho si weyn looga dareemayay hoos u dhac weyn oo ku yimid sarifka doolarka halka uu sare u kacay qiimaha maciishada qutul dararuuriga kaasi oo saameyn weyn ku yeeshay bulshada Soomaaliyeed haba ugu sii darnaatee dadka danyarta ah.

Readers Comments (5)

  1. muuse says:

    waxaa ah wax lugu farxo hoos udhaca doolarka waayo waxaa qiima yeelanaaya markasta oo uu hooos u dhoco doolarka lacagteena shilinka waxaase loobahan yahay in la xakameeyo qiimaciishadda taas oo lugu xakameyn karo in dowladda sameyso lacag yar yar oo ah sarif sida 500shilin 100 50shilin 20 shilin waxaan aad ugu farax sanan la haa inan arko 100$ o jooga qiimaha maantay 1$ uu jogo ama ka sii hooseeya doladda waxaa ugu baqaa in gacansatada ay ku amarto ay maciishadda doolarka lasocod siiyaan aduna ay sameyso sarif si shlinkeenu uu qiimo uyeesho inshaa allaaah lana dhiiri galiyo dadka maalgashanaaya dalka muwaadin iyo ajnabi intaba si aan usoo celino dhaqaaleheena iyo qiimaha lacagteena

  2. Sid ahmed osman says:

    Aad baan ugu farxay in qiimaha dolarka hoos u dhoco,dolarka faraha badan ee dalka soo galay ayaa keentay in qiimahiisu hoos u dhoco marka la barbar dhigo shilin soomaaliga lagu sarifto,arintaan waxay keeneysa in shilinka soomali u qimo dheeri ah u yeesho una horsedo in shacabka soomaaliyeed ay awood u helaan in ay wax iibsadaan,waxaa loo baahan yahay in dfs ay xal u hesho sidii qiimaha maciishadda hoos loogu dhigi lahaa.

  3. Sid ahmed osman says:

    Waxaan ku talin lahaa in qimaha maciisada dib loo eego, gaar ahaan quutu daruriga,waxaan dhihi lahaa in banga dhexe oo u idman in uu kontroolo sare u kaca iyo hoos u dhaca shilika soomaliga si deg ah u bilaabo in suqa u soo geliyo lacago dheeri ah ama ka yareeyo lagacagaha suuqa wareega ayado qiimeen lagu sameynayo hadba heerka uu taaganyahay qiimaha shilin soomaaliga.

  4. wadani114 says:

    dowladda weey ineey ka hortagtaa waxna ka qabataa marwalba dalkeena ganacsato ayaa u tashan jiray oo dantooda lee fiirin jiray laakiin maanta waa alle mahadii dowlad baan leenahay waa in doolarka laxakameeyaa loona sameeyaa qiimo go’an oo wax lagu sarifo. dowladda wax beey ka qaban kartaa marka waxaan rajeeynaa ineey arinta soo dhexgasho…

  5. As adbaan ugu faraxsanha qiima dhaca dollar_ka lkn waa lala socodsiiyaa qiimaha raashin si looga badbaado sicir barar




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

DSC04640

Madaxweyne Xasan: Al Shabaab Waxey Dhib ku Hayaan Shacabka Mana Naga Leexin Karaan Howlaha Nabadeynta–WARSAXAAFADEED

Muqdisho, 19 June 2013 – Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka ...
ban-ki-moon

Ban ki Moon oo Cambaareeyay Weerarkii argagaxiso ee Maanta Lagu Qaaday Xarunta Q.M ee Muqdisho

Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay Ban Ki Moon ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeenimo ee Radio Muqdisho

WAR HABEEN 19.06.2013
IMG_7735

DAAWO SAWIRRADA:-Shirweynaha Qaran ee Waxbarashada oo Maanta Galay Maalintiisii Labaad

Shirweynaha qaran ee dib u habeynta waxbarashada dalkeena ...
DSC06099

DAAWO SAWIRRADA:-Weerarkii Argigixisonimo Ee Ay Maanta Fashiliyeen Bartilmaameedkiisa Ciidammada Qalabka Sida

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
IMG_0633

Ra’iisul Wasaare Saacid “Qaraxyada Fulaynimada Ah Nagama Hor Istaagayaan Dib U Soo Celinta Nabadda.”“SAWIRRO”

Muqdisho, 19, June, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
kay

Qaramada Midoobay oo Cambaareysay Weerarkii Argagixiso oo Maanta Lagu Qaaday Xarunta Q.M ee Muqdisho:-WARSAAFADEED

Mogadishu, 19 June 2013 – Wakiilka gaarka ah ...
Annadif

Midowga Afrika oo Cambaareeyay Weerarkii Argagixiso ee Maanta Lagu Qaaday Xarunta Qaramada Midoobay ee Magaalada Muqdisho.

Wakiilka gaarka ah ee midowga afrika u qaabilsan ...
DSC05683

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Q.M Uga Tacsiyadeeyey Weerarkii Argigixiso Ee Maanta…. WARSAXAAFADEED

Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

WAR DUHUR 19.06.2013
saacid

Ra,iisulwasaare Saacid oo Cambaareeyay Weerarkii Argagaxisada ahaa ee Maanta Lagu Qaaday Xarunta UNka ee Magaalada Muqdisho

Ra’iisulwasaaraha xukuumadda soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ...
Sequence 06.Still008

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka oo Faahfaahin ka Bixiyay Weerarkii Maleeshiyaadka Shabaab ku Qadeen Xarunta UNka ee Magaalada Muqdisho

Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda soomaaliya ...
DSC01626

Mashaariic Ururka Iskaashiga Islaamka uu ku Dhisayo Iskuulo oo Maanta Muqdisho Laga Bilaabay“SAWIRRO”

Mashruuc ururka iskaashiga islaamka ee OIC uu ku ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421154

War Deg Deg ah:-Ciidamada Qalabka Sida oo Soo Gabagabeeyay Howlgalkii Xarunta UNka.

Ciidamada qalabka sida ee soomaaliya  ayaa goor dhow ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421

War Deg Deg ah:Ciidamada Qalabka sida oo Gudaha u Galay Xarunta UNDP

Ciidamada qalabka sida  ayaa gudaha u galay xarunta ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421

War Deg Deg ah:Qarax Goor Dhow ka Dhacay Xarunta ay UNDP ku Leedahay Agagaarka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku ...
Galgaduud

Bulshada Ku Nool G/Galgaduud Oo Soo Dhaweeysay Shirka Looga Hadlayo Aayaha G/Dhexe

Iyadoo uu socdo shirka looga hadlayo aayaha gobolada ...
IMG_7595

DAAWO SAWIRRADA:- Shir-weynaha Qaran Ee Waxbarashada Oo Maalinitii Labaad Ka Socda Muqdisho

Akhristayaasha Sharafta Leh waxan halkan idinkugu soo bandhigeynaa ...
Galmudug-Logo

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Galmudug Oo Deeq Lacageed Gaarsiisay Caruur Habeen Ka Hor Aabihii Dhalay Uu Dilay Hooyadood

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
astaanta-warka1

Dhageyso Warka Subax

WARKA SUBAX 19.6.2013
astaanta_qaranka13

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Qaban-qaabineysa Shir-weyne Qaran Oo Looga Hadlayo Ammaanka Dalka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Dhalxa5

Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamanka F.S. Oo Qaahira Uga Qeybgalaya Shirka Baarlamaannada Carabta

Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
shir qaran

Shir-weynaha Qaran Ee Waxbarashada Oo Galay Maalintiisii Labaad

Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...
DSCN6079

Arday Soomaaliyeed Oo Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Dalka South Africa”Sawirro”

Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada ...
US-Taliban

Maraykanka iyo Taliban oo Wada Hadalo Nabadeed oo Fool ka Fool ah ku yeelanaya Dalka Qadar

Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
RadioMogadishu_logo

WARGELIN:-Dhageysiga Tooska Ah Radio Muqdisho Ee Internetka Oo Dib Loosoo Celiyey

Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
DSC01330

DAAWO SAWIRRADA:-Shirweynaha Qaran ee Looga Hadlayo Waxbarashada Dalkeena oo Maanta Ka Furmay Magaalada Muqdisho

Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeenimo ee Radio Muqdisho

WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi Baarlamaanka Midowga Yurub 1

Wafdi Ka Socda Baarlamaanka Soomaaliya Oo Ka Qeybgalay 20 Sano Kadib Shirka ACP-EU Oo Brussels Ka Furmay “SAWIRRO”

Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Sequence 06.Still008

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Maanta Muqdisho Kulan kula Qaatay Odoyaasha Dhaqanka“SAWIRRO”

Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ...
DSC06024

Xaflad Loogu Dabaal Degayey Aas Aasyada Dhalinta Ubaxa Qaranka Oo Lagu Qabtay Degmada Wadajir “DAAWO SAWIRRADA”

Xaflad SI heer sare ah loosoo agaasimay oo ...
Sequence 01.Still008

Hay’adda CCD oo Maanta Kulan Lagu Wacyi Galinayo Dhalinyaradda Ku Qabtaya Degmada Kaaraan“SAWIRRO”

Hay’adda wada Hadalka Bulshada ee CCD ayaa xarunta ...
Sequence 05.Still001

Kulan Looga Hadlayay Arrimaha Jubboyinka oo Maanta Muqdisho Lagu Qabtay“SAWIRRO”

Kulankan oo ay ka soo qeyb galeen waxgarad,siyaasiyiin,aqoonyahano,haween ...

Tubta Toosan

TubtaToosan Logo

Barnaamijka Tubta Toosan Hal-Abuurnimada Soomaalida

 Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
TubtaToosan

Sidee loo heli karaa saxaafad xor ah oo mas’uul ah?

Soomaaiya  sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
TubtaToosan1

Barnaamijka Tubta Toosan talo ka dhiibo-DHAGEYSO

Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...

*