Ammaanka Caasimadda Oo Caawa Si Weyn Loo Adkeeyey Iyo Ciidammo Badan Wadooyinka Ka Howlgalaya
Published on September 21, 2012 by Jayte · 24 Comments · 6,139 views
Ammaanka magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa caawa si weyn loo adkeeyey ayadoo wadooyinka magaaladana lagu arkayo ciidammo tiro badan oo ka howlgalaya.
Ciidammada wadooyinka lagu arkayo caawa ayaa howlgalkooda bilaabay wixii ka dambeeyey salaadii maqrib ee caawa waxaana ciidammadu ay ka howlgalayaan guud ahaanba wadooyinka magaalada ayagoo si gaar ahna ugu badan isgoysyada magaalada Muqdisho.
Ciidammada caawa ka howlgallaya magaalada Muqdisho ayaa ka kooban guud ahaanba Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya sida Xoogga Dalka,Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliyeed waxaana ay ciidammadu ay yihiin kuwo si aad ah u feejigan islamarkaana u qalabeysan.
Waxaa la baarayaa gaadiidka isticmaalaya isgoysyada magaalada Muqdisho ayadoo Ciidammaduna ay sidoo kale ku guuleysteen durbaba iney xakameeyaan dhaqdhaqaaqa caasimadda.
Saraakiisha iyo Taliyeyaasha Ciidammada oo aynu la xiriirnay si aan howlgallada caawa socda wax uga ogaano nooma aysan suurta gelin laakiin isbedelkan caawa Caasimadda ka jira iyo howlgallada ayaa imaanaya waxyar uun kadib markii Madaxda sare ee dalku ballan qaadeen in la qaadi doono tallaabooyin lagu xaqiijinayo ammaanka Muqdisho.
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
WAR SUBAX 24.05.2013
Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
WAR HABEEN 23 05 2013
Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
WAR DUHUR 23.05.2013
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
WARKA SUBAX 23.5.2013
Iska hor imaad geystay qasaaro iskugu jira dhimasho ...
Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dalalka South Africa ...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
WAR HABEEN 22.05.2013
Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
waxaan ka codsanayanaa dawlada qaranka inaan caawo uun laga dhigin adkasynta amaan kee maalin walba sidaa loo adkeyo lagana guul gadho inasha alaah balaha daaddka cunayana laga qabto insha alaah waxshiinta dhagar qabayaasha tuugta ah danaha dadkale wada halaga qabto dadka wadanka joogaana ha la shaqeyeen ciidamada amaanka meel kastay joogaan wariyaaashana waxaan leeyahay hha biqina waa dhamaan arintaasiyee waana guulaysayasaan inasha alaah wana la wada dhimanayaa goor la dhintoba
waan so dhaweynyaa in la adkeeyo amaanka caasimada guul ayaan u rajeyay ciidamada amaanka waan in har & habeen sidaas losuga si aan fursad lo siin nabdiidka & dowladiidka
Asc, dhamaan guud ahaan soomaalida gaar ahaan Madaxda Mas uulka ka ah wadanka, Waa fikir wanaagsan In Amniga la sugo laakiin yeysan noqon howsha caawa la qabanayo wax ku eg un Caawa ama Wiigaan.
Masha allah ad ayan ugu faraxsanahay in la adkeyo amanka
maashaa alaah maashaa alaah guuleesta
dadweeynaha waxaan ka codsanyaa hadii eey la kulmaan nabad diidka oo qof dilaayo in xaafadaas dhan eey ku soo yaacaan ilaa laga qabto dhagar qabaha tusaale ahan xaafada ey wax ku dilayaan waxaa ku nool kuma naan mac quul mahan in labo qof eey intaas oo dad eey ku dhax dilaan fadlan sameeya sida maanta loo qabtay oo kale dhagar qabi hii dilay wariyaha iyo askariga dowlada
asc all holwadeenada idaacada qaranka waa wada salaamantihiin waxaan halkaan oga tacsiyey nayaa dhaman qarabadi ay ka geriyoden dhaman wariyayashii iyo shacabkii kudhin qaraxi arxan darada ahaa ee lagula eegtay maqayadi shaha laga cabijiray ina llilahi wa inaa ilayhi rajicuun shacabka hala bad baadiyo waydhamadeen shacabka madaxda dowolada waxaanka codsaneynaa in ay saan wax kabadasho plz hala bad baadiyo shacabka
S.A Haydaha amaanka waxaan u hayaa istiraajiyad adag oo looga hortagi karo
si aan idinku soo gudbiyo Talooyinka iyo waxa laga qaban lahaa 100 days soo socdo email ahaan idinku soo gudbiyo talooyin aad muhiim u ah ila soo xariira emailka
Waar
Reer mugdishow haddii nabadu dhab idinka tahay
Waad ka adkaan kartaan affair gixisada dadkiina gumaadaya.
Ma waxaad garanweydeen inaad sida
kenyatiga intaad qabatiin gubtaan.
a/c anigoo ah yuusuf xasan mohamud
kuna nool wadanka maraykanka gaar ahaan seattle washington waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh halkaan uga dirayaa dhamaan dadkii ku wax yeeloobay qaraxii kadhacay makhaayadii village gaar ahaan wariyaashii ku dhintay sida sxbaday c/sataar iyo liibaan ilaah ha unaxaiirso iyaga iyo kuwa kalaba ehelkoodiina badal khayr qaba sidoo kale wariyaasha kale ee qaranka waxaan leeyahay samra oo u adkaysta u adeegida umadiina waa lawada dhimanayaa waan dareemayaa in aad murogo gaara dareemaysaan maadaama sxbadiin dhinteen insha alah wax wanaagsan ayaan urajaynaynaa gacan ka xaq daran ayaa dishay
wwww mahadsanidin
soomalia saacadba saacada ka danbaysa wax naxdin leh ayaa ka dhacaya waxaana muuqata afduubyo in ay rabaan dadka wadanka in laga dhameeyo waa siday rabaane,,,,, alle hanaga qabto// laakiin soomaaliyeey waa walooy war arintaan wax halaga qabto dadweynoow shacabkoow kaca waxaan caqli qaban yaanaan isku fiirsan maalin walba naxdin ma artaagnaan karno
Caawa kaliya ma ahee cawo iyo maalinkasta ha la foojignaado oo stand-by 100% waa in la ahaado maxaa yeelay :- “cadowgu sokeeya ma leh, midab ma leh, diina ma leh , naxariis iyo damiir ma leh SHICIBKA IYO DAWLADDOO ISKU DUUBAN CAASIMADA WAA IN LA ILAALIYAA . DAWLADU WAA TUMA WAA SACABKOO MADAX LEH .
wry fiican tahay in amaanka la adkeeyo lakiin jogto halaga dhigo waxana ku talinayaa in magaalada la gu sii daayo ciidan dhar cad ah oo wareego xaafadaha maxaa yeelay marka ey rabaan in ey fof dilaan badanaa wey iska ilaa liyaan askasta wadata qoryaha lakiin iskama ilaa lin karaad qof dhar cad ah waa fikir keyga alaha naga qabto shayaadiinta shabbaab allaha duleeyo bay
Waxan leyahay ciidamadu yesan cawa kaliye noqon ee waligiin ku wada guuul ciidamada qaranka al shabab hoos
Ciidamada qaranka guul
Aaad iyo aaad ayaan ugu faraxsanahay hawl galada ey ciidamada ku sugayaan amaanka waxaan leeyahay halkaas ka sii wada xaafada hala baaaro gurigii hub laga helaaaa iyo waxyaabaha qarxa dadka degan hala soo xiro nimanka waxey ku dhuumanayaan carafaat iyo khabuuraha barakaat
kaliya amaanka in la adkeeyo maaha 1 habeen oo qura marka waxaan codsanayaa in adkeenta amaanka ay joogto ahaato oo an marnaba laga caajisin waayo amaanka waa udub dhaxaadka nolosha.
asc dhaman shaqalaha warbahinta qaranka waxaan ugu taxsiyenayaa falkii naxdinta lahaay ee kadhacay maqayadi laga qawenaye anigoo rayigeyga ka dhibanaya cid allaalo cidii la gu arko asagoo fulinayo fallal amini daro ah oo lagu qabto meesha lagu qabtay haba lagu dilo meeshiisa waxaan umaleynayaa dad badan in ee igu raacidonaa
waan idiin baryenaa waan idiin baryenaa habeen iyo malin halaga dhigo yaa la joojinin hal habeen wax ma tarto nimankaan xafadaha ku dhuumanayana hala soo saaro shacabkana yeey qarinin nimankaas wax ay faa ido leeyihin majiraan nabada ayeysan rabin nabad la.aana waa nolol la aan marka hadii aan qarsano goorman farxad kunolanaa gormaan navad heleynaa insha allah guusha waa lagarayaa waqti ayey lee dahay ee madaxda dowlada somaliya waxan ka codsaneynaa in ciidamada mushaar joogta ah la siiyo wlhi ayaga ayaa ka xaqbadan nimanka kalo oo lacagta badan iska qaato lana waar diyeynayo wlh askarta hadii laga farxiyo deg deg ayey u howlgalayaan taas wey iska cadahay wlh wabilahi towfiiq amanka joogto halaga dhigo wcs
aad iyo aad baan u amaanayaa ciidanka ilaalinayo nabad galiyada wax aad i dhimateen dhiig badan ku daadiseen rag qaali ah ku waydiin yaan canug xun qarax la ordayo ama bistoolad yaan loo dulqaadan marna waan ognahay in aadna haysan mushaar ama waxa aad u baahan tihiin qalab ah hadana walaahi dadaal badan baad muujiseen allaha idin dhowro ciidanka xoooga halkaasi ka wada
waxaan kale oo codsan lahaa degmooyinka waa in la isugu xiraa ilaa sedexd sedexd degmo waan ay saldhigyadooda iyo laamahooda isla shaqeeyaan si ay u sahlanayaato in cadowga ummada laga qabto.
tan kale waa in guryaha la galaa jid kaliya xal mahan ninka wax haleynayo ma jidka buu taagan yahay waa maya sida waraahaba buu ka imaanayaa xaafadaha dhexdooda marka uuw ax dilana isla xaafadaha buu galayaa waa qasab in la baaro guryaha cid walbana waa in ay laanta u gudbisaa wax ku nool gurigeeda cida ku soo saa,iidana waa in la geeyo saldhiga ama laanta waayeel hadii uu yahay xitaa mahan guryaha la idin seexda canjeero laga siiyo ama cid aan la aqoon guri laga kireeyo ka dibna dadka leyso xal mahan meelna ha ka tagina marba hadii aad nabada sugaysaan wax awood idinka raabto mahana waana mahadsan ta´hiin
tan kale maxaa keeney in madaxweyna cusub iska dhex fadhiyo filada ma uu sida sh.shariif u tago ciidanka kana wareysta wax ay dhib qabaan war ninka muxuu ahaa war waa in uu ciidanakiisa dhextaagnaadaa si uu wax badan uga ogaado wixii jiro iyo meesha ay ka jecel yahay ciidanka iyo sababtaba madaxweyne xassan howl culsu baa kuu taalo maanta yaan rasalwaare ka dhigaa ku hay taas xal mahan nabada wax ka qabo.
Waxan ugu baqaya dhaman shacabka somaliyeed in ee la shaqeyan ciidamada qaranka sida shacabka somaliland
walahi waxan moda dadka reer mukhdisho lama shakheyan ciidamada amanka dowlada walahi shacabka degan hadi ay ula shakheyan sidi berigi maxakimta islamiga oo kale o shacabaka si weynn ula shakhenayen walalyalow ninka ganacsiga ku haysto mukhdisho wilka waxka barto mukhdisho familiki rabo nabad iyo barwaakho walalayalow aan la shakheno dowlada siba cidamada nabadsugidav ama aan xaafad xaafad u shirno sidii aan iskaaga khaban laheyn mujrimka ku so dhumaleysanayo dadka rayidka ah waana ayan daro in dad isku shego musliminta dabaded ba bi inaya shacabka hawenka ciyalka waxgaradka o manta isaga iyo anaga na anfaci laha maraka rer mukhdisho kaca oo iska kahbta waxa khaska idinka dhexwado wala ogyahay khof weliba malinti bu dhinta lakinse waa la ciribtiri kara ogada nimanka galada ah e isku shegaya in ay muslimyihin ninka muslimka maku fano ruux walkisa ah o muslim ah u dilo ilahayow gey narta ilahayow naga khabo nimanka muslimka isku shega ah
Asc walal, waxaan wali lamurugeysanahay falki foosha xumaa ee lagu dilay madaxdi wararka iyo barnaamijyaga radio, iyo sntvga qaran somalied hdaan usolaabto tankale ee amaanka magalada muqdisho waa lasugi karaa waxaa lobahanyahay in labadiyo darcada dowlada ama s.I.d. Da dowlada ushaqeysaa waliba waxaan kalo sojedinayaa intalada lugu daro qofki inta laqabtoo ay cadaato inuu yahay damir lawayasha marki laxidho cidisa lalaxisabtamo maxaad usoshegiwayseen dhgAr qabaha
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw masha allaahad iyo ad ayaan u kufarax sanahaye amaan cawa laku sugayo waxaan ka lo u tacsiyenayaa dhaan intaa gugereyoteyaa qaraax iyo intaa ku dha wacaan teyaa waxaan kalo u tacsiyenayaa warihaa laku diliyaa intaa dhimateyaa waxaa liyahaa alaah u naxristo intaa ku dha wacanteya naa allaah cafi waxaan kalo u tacsiynayaa xildhibaan ka cawaa laku dilayaa casimad iskanaa allaah u na xaristmada dhiigoda habina iyo maliina banisteyaa kacaan lku sodiyo ra ka laqalteyaa isku so dhibiyaa waxaan kalo u shigeyaa cidamad qalka sido in milkara ahaa laku xanaa niyo rakase siloka dha qomaskaxdoda waxee laku shubiyaa iarxena dareda ofosha xuuna mida kale waxaan u ku habal yenayaa cidamad qalbka sido hulkal ki m quruxdaa badneyaa imaan taa ka fuliyeenaa shabilagh dhaxee higo mida kale waxaan ka cusanayaa dilaad iyo dhamaan masiliyeentaa ina mar walbo amaan ka hikaa lo ahaado si ku damirka iyo danimla anaa i waxmaka rateda u