Alshabaab Maxay u jabeen? Dhegeyso
Published on August 31, 2011 by Liibaan · 17 Comments · 8,718 views

Shacabka Soomaaliyeed waxay mar qura ku soo baraarugeen Alshabaab oo mar qura isaga guuray dibna uga gurtay goobihii ay sanadihii la soo dhaafay ku dhibaataynayeen shacabka Soomaaliyeed, ka dib markii ay la kulmeen guul darrooyin siyaasadeed, dhaqaale iyo ciidan oo is daba joog ah.
waxay gadaalkooda uga tageen muuqaallo murugo leh, Guryo iyo waddooyin ay burburiyeen, Suuqyo ay kaymo u rogeen iyo dad ay dhibaatooyin laxaad leh u geysteen oo dhammaantoodba lacnadaya, kuna faraxsan jabkooda.
Waa mowduuca toddobaadkan ee barnaamijkeenna Tubta Toosan, waxaana noogu marti ah Sheikh Muuse Cagawayne.
Halkan ka dhegeyso TOBTA TOOSAN 29 08 11
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada New York ee dalka Mareykanka gaar ahaan ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...
bismillah
soomaali nuurka ilaah oo maalint u taagan
ayaan u rajaynaynaa mustaqbalka mugdi
waa diidnay
aad ayaa u mahadsan tihiin ciid mubarak
salama
Waa run nimanka dhibkey shacabka ku hayen maha mid laso kobi karo cidanka xoga dalka haso ceshan amniga wadanka
Waxan ahay wil somaliyet o joga konfur afirika waxana ikenay shabab habalyo melkasta aktan somaliye
al, shabaab waa shido nabeee
waxaan ahay wadani jecel dowladnimada iyo inlaga xuroobo gumeysiga shabaab dadka ku hayaan marka hada wexey mareysaa waa jabeenee jabiya kuwaay hala waayo islaankey dhibeene walaalayaal meel halooga soowada jeesto duulkaan waalan ee ku qaraabanaya diinta islaamka waxaan ala ka beryeynaa in ilaahey dhibaatada naga saaro meel walba aan dunida ka joogno aamiin aamiin yaa rabi
alle ayaa mahad iska leh hadii oo al shabab ka waday muqdisho iyo waxii dhib wado oo dhan gooblada dalka eey haystaan weli waxaan rajeyn iney dhowan ka bixiyan dowaladu insh allah waan ka bixi doonaa ee aan gacamah is qabsano walal yaalo hadii aa nahay somali
Alah aya ka qaday mupdisho ku wan midakale ahlusuna way iska qaden somaliyed iska qada khawarirta alaweyn alaweyn
Asc Alxamdulilah Alah Ayaa mahad iskaleh Nakasaaray shabab Wadankeyka dartood Ayaan uka haajiray intey hada wadanka kaheystan oo Ay kumeysanayaan inshaa Alah WAALAKA XUREYN SOOMALIYA NABAD
run ahanti wa wax lala yabo fool xumada meleeshiyada alshabab ey soo ban dhigeen marka ad iyo ad ayaan uga xumahay fool xumadaas wadna mahad san tihiin dhaman radiyaha muqdisho iyo shacabga dheystaan ok
waxaan ahay wiil ku nool wadanka Australia waxaan aad ugu farxsnahay baxitanka dhalinta halaysan ay magca dimedka dadka ku dilaayo waxaan aad ugu maroogad shacbki ay ay barkiciyeen
Taariikh doodii ayaa dhacday
SHABAAB ARINTOODU WAA TILKA BI TILKA,WAXAAN ULA JEEDDAA QOFKII SI XUN UMMAADDA ULA DHAQMA WAXA UU SUGAA WAA DHAQANKII UU SAMEEYAY OO KALE(NIN TIIN ABUURAY TIMIR MA GURTO)
shabab weeye baxeen ee dalka horumarkis aan ka shaqeyno soomaaliyeey nabad waxaa keeno shacabka ee shacbow aan nabad rajino
ilaahow shabaab naga qabo adigaa wax qabo karee
Allow Adaa Caadil Ah Oo Nawada Uu MAy Naga Qabo Wixii Dadkaaga Islaamka dilka Ku wadaan