Tuesday, May 21st, 2013

Allaha u naxariistee wariye ka tirsanaa Idaacada Shabeelle oo lagu dilay Muqdisho

Published on January 18, 2013 by   ·   8 Comments  ·   3,323 views

Allaha u naxariistee wariye Xareed Cismaan Aadan oo ka tirsanaa Shaqaalaha idaacada Shabelle oo kooxo hubeysan ay saaka ku weerareen meel aan ka fogeen Gurigiisa oo ku yaalla Degmada WadaJir ee gobolka Banaadir ayaa u geeriyooday dhaawacyo ka soo gaaray weerarkaasi.

Wariye  Cabdi Xareed ayaa la sheegay in kooxaha weeraray ay siteen Bastoolado isagoo xilliga ay weerarayeena ku soo Jeeday Xarunta Idaacadda si uu usoo guto  shaqadiisa, iyadoo ay xusid mudantahay in Saaka uu ku qornaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Shabeelle.

Wariyaha ayaa la sheegay in xabadaha  ay uga dheceen Qoorta,Caloosha Feeraha iyo qaybo ka mid ah qaarka dambe iyadoo markii uu dhaawacmay loola cararay Cisbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho halkaasi oo uu ugu Geeriyoday Dhaawaca soo gaaray.

Readers Comments (8)

  1. Ali says:

    innaa lillaahi wa innaa ileeyhi raajicuun allaha u naxariisto eheladi qaraabadi asxaabti iyo dhamaanba bahda saxaafada uu faarujiyay weriye xareed alaha sabar iyo iimaan ka siiyo, shacabka soomaaliyeedna waxaan ugu baaqaa kooxahaa dilka ka geesto muqdisho mid mid ayaa loo yaqaanaa in ey ka hortagaa eey iska qabtaan najaasiintaas eyna soo war geliyaan ciidamada nabadsugita af iyo adinba kala didriraan kooxhaan aanan diinta leheen ee argagixisada.

  2. jalteey says:

    asc inaa lilaahi wainaa ilayhi raajicuun waxaan leenahay illaah janadii hakawaraabiyo gacan ka gardaran ayaa dishay asc

  3. Innaa lilaahi wainnaa ileyhi raajicuuna wariya xareed haduu nadhaafaf jinadi allaha kawaraabiyo waa arin naxdin iyo murugale wlhi lkn ani waxaan layaabaa saxafiyiinta iyo dadka wax galka ah dadkaan leynaa Ee haddana laleeyaha wey fakadeen oo hadana maalin cad aha shala ayey eheed marki dad tiro badan magaalada laga qab qabanayay dadkaana wey joogaan ani shaqsi ahaan waxaan arintaaan u arkaa habacsanaan ciidamada xaggoodaa iyo feejignaan la aan takale waaxaaba dowlada laga doonayaa dadka xarumaha kashaqeeyo oo idaacadu 1 kataha in amnigooda la ilaaliyo waayoo waa dadki bulshada wax utari lahaa maa daama ow san eheen saxafigi ugu horeeya oo lagu dilay muqdish. ELAAHOW ADAA WEN OO WAXIDA ee naga qabo dad qalatadan aAmiin aamiin

  4. caasha says:

    inali,laah wini,lahrajcun qabrigisa ilaah u waasacyo waxaa ku darsanayaa kuwaan haray war hala ilaaliyo wariyasha gaaladaba waa laga taxdiraaaaaaa markee wadankeena imaadaan wilasheena asigoo hadlaayo aba latooogan karaaa marka hala sameeyo midkiiba nin ilaaliyo oo alaabka ugu hormaro anagana wlh dibada farxd kumajoogno bilaacaleeg doowlada kacodsada in idinla ilaaliyo war ka mudaaharada wlh ciil ayaa i dilooyo waa mahaantahiin

  5. innaa lillaah wa inna ileyhi rajicuun waa geeri naxdin leh allaah u naxariisto waxa uu ka baxay umada somaliyed oo dhan janadi firdawsa allaah ku waraabiyow wanka xumahay wanna canbareyna dad falkan sameyay .

  6. boqorka nabada says:

    inaa lilahi wainaa ileehi raajicun
    ilaahow unaxariiso walaalkeen xareed cfismaan adaan
    ilaahow sabir iyo imaan buxa kasii owladisa iyo walidkiisa iyo ehelkisa oo idil iyo somaliwen
    ilaahow janutul firso kawaraabi
    inaa lilahi wainaa ileehi raajicuun
    waxaan leyahay marxunmaa dilkiisa kuwii kadambeyyana itaqullaah itaqullaaah itaqullaaaaaaah
    walaalayaal aduunyadaan waalagawada tagayaa
    aqirana xisaaayaa tala
    rabigiin kacabsada walaalayaal itaqullaaaaaaaah ittaqullaaaaaaaaah ittaqullaah

  7. ibraahim says:

    Alle ha u naxariisto Mar welba aan is dhaho somalia hadda ayey dhowdahay marka aan maqlo kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa dad masaakiin dishay waa nacaa walaahi.

  8. Baashi deeq says:

    Innaa lillaah wa inna ileehi raajucun gacan ka xaqdaran ayaa dishay nimankaa qawaarijta ah dadaka halaga qabto dadaki dhan kawaan ayii u saaran yahiin maalintii doonana ayii dilan ee dadaka waxa galka ah halaga qabto yaalugu fiirsan qawaarijtan




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

DSC00586

DAAWO SAWIRRADA:- Dibadbax lagu tageerayo waxqabadka ay xukuumaddu muujisay oo maanta ka dhacay Muqdisho.

Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
IMG_3133

DAAWO SAWIRRADA:- dib u dhis xoog leh oo laga dareemayo Gaalkacyo

akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
TubtaToosan1

Shirkii London iyo diidmada Al-Shabaab-DHAGEYSO

Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka Subaxnimo ee radio Muqdisho

WARKA SUBAX 21.5.2013
baladweyne1

Maamulka G/hiiraan oo amar ka soo saaray dadka wata hubka iyo dharka shacabka

Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
images

ciidamada dowladda oo howlgal ka wado qeybo ka mid ah dagmooyinka G/banaadir

Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
BOQASHADA  MAAMULKA GOBOLKA HIIRAAN (1)

Odayaasha dhaqanka gobolka Gedo oo ka soo horjeestay maamulka looga dhawaaqay Kismaayo

Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee ...
shabaab baad

Maleeshiyaadka kooxda shabaab oo sii kordhayo qilaafkooda

Tan iyo markii ay soo shaacbaxday in qilaaf ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
guryaha

Barakacayaal duleedka Bosaaso looga dhisay guryo

qaar ka mid ah barakacayaasha ku dhaqan duleedka ...
DSC00436

DAAWO SAWIRRADA:- Kulankii mudaneyaal ka tirsan Baarlamanka ay Muqdisho ku yesheen

akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkaga soo gudbineyna ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 20.05.2013
DSC00489

Kulan looga soo horjeedo mushinkii laga keenay xukuumadda oo ay Muqdisho ku yesheen mudaneyaal ka tirsan Baarlamanka

Kulan lagu tageerayay horumarka dowladda isla markaana looga ...
hiraan

Maamulka Gobolka Hiiraan oo kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka “sawirro”

kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan ...
Galmudug-wwww

Maamulka Galmudug oo ku baaqay in la taageero horumarka iyo guulaha ay gaartay dowlada Federaalka

Maamulka Galmudug ayaa sheegay iney muhiim tahay in ...
astaanta-warka1

Dhageyso Warka Duhur

WAR DUHUR 20.05.2013
dowlada hoose 1

Maamulka G/Banaadir oo hey’adaha kala hadlay mashaariicda ay ka wadaan Muqdisho

Maamulka gobolka Banaadir ayaa kala hadlay hay’adaha maashaariicda ...
nn

Baarlamanka oo maanta ansixiyay talo soo jeedintii gudiga Maaliyadda ee Baarlamanka”Sawirro”

Fadhigii Baarlamanka ee maanta oo lagu ansixiyay talo ...
Istakiin

Kulan looga hadlay amaanka oo lagu qabtay degmada Boondheere

Kulan looga hadlayay xoojinta amaanka oo uu soo ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax

Warka Subax 20-05-2013
kuku

DAAWO SAWIRO:- Wasiirka Gaashaandhiga oo Kula kulmay Dhigiisa Dalka Sudan Magaalada Khartoum

  Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
BOQASHADA  MAAMULKA GOBOLKA HIIRAAN (1)

Odayaasha deegaanka Beladul-amiin ee Sh/hoose oo ka cabanaya boob iyo cadaadis ay ku hayaan Al-Shabaab

Dadka kunool deegaanka Beledulamiin ee gobolka Shabeelada Hoose ...
Magaalada-Beledweyne1-300x233

Maamulka gobolka Hiiraan oo sheegay in isbedel amaanka ah laga dareemayo Magaalada Baledweyne

Xili magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ay ...
Fowsiyo Yuusuf

Wasaaradda arimaha dibadda Soomaaliya oo sheegtay in lasoo xareyn doono safiirada dalkeena u fadhiya caalamka.

Kuxigeenka ra’isulwasaaraha ahna wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Fowsio ...
mm

Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool Koofur afrika oo dowlada ku amaanay isbedelka ay ka dhalisay dalka.

Qaar kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool dalka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
DSC00480

Wafdi ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ka qeybgalaya Isku-imaatinka 13-aad ee Doha “SAWIRRO”

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
DSC03720

Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga oo Caawa Gaaray Magaalada Khartoum ee Dalka Sudan. Daawo Sawiro

Wafdigan uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
dadka-la-xukumey1-450x342

Maxkamada Gobolka Bari oo Xukunno ku riday dad iskugu jira Soomaali iyo ajaanib

Maxkamada darajada kowaad ee Gobolka Bari ayaa xukuno ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 19.05.2013
k.gacanta doorasho (11)

Gudoonka cusub ee xiriirka kubadda gacanta oo lagu doortey Muqdisho “SAWIRRO”

Shirweynihii 6-aad ee xiriirka kubadda gacanta ayaa maanta ...
daaru shifa

Isbitalka Daarul-shifa oo laga bilaabay qaliimo lacag la’aan ah “sawirro”

Howlahan qaliinka lacag la’aanta ah ee dhaqaatiirta ajaanibta ...
General Bashiir Goobe

Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka Oo Beenisay In Ciidammo Ka Tirsan Ay Xildhibaanno Ka Hor Istaageen Shir

Agaasimaha guud ee hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda ...
madaxweyne xasan

Halkan ka daawo baaqii Madaxweynaha jamhuuriyada ee arimaha Jubooyinka iyo gobalada Waqooyi VIDEO

Halkan hoose ayaad ka daawan kartaan khudbadii qiimaha ...

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Fatwo

Horjoogayaasha Shabaab oo Godane Cambaareeyay!

Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...

*