Allaha U Naxariistee Fanaan Axmed Heybe Caraalle Oo Ku Geeriyooday Muqdisho
Published on December 5, 2012 by Jayte · 2 Comments · 2,760 views
Allaha u naxariistee Fanaan Axmed Heybe Caraalle ayaa ku geeriyooday magaalada Muqdisho goor dhow.
Fanaanka ayaa u geeriyooday xanuun deg deg ah oo kusoo booday sida ay Radio Muqdisho u sheegeen ehellada iyo asxaabta fanaanka qaarkood.
C/risaaq Axmed Heybe oo ah wiil uu dhalay Fanaanka oo isna goor dhow la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in Allaha u naxariistee Aabihiis Axmed Heybe Caraalle uu u geeriyooday xanuun deg deg ah oo galabta kusoo booday.
Allaha u naxariistee Axmed Heybe Caraalle ayaa waxa uu ka mid ahaa fanaaniinta Qaranka ee Waaberi.
TAARIIKHDA IYO FAAH FAAHINTA GEERIDA FANAANKA DIB AYAAN IDINKAGA SOO GUDBIN DOONNAA.
Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa laga ...
Munaasabad lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha maamulka gobolka Gal-gaduud ...
WAR HABEEN 24.05.2013
Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
War Duhur 24-May-2013
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
WAR SUBAX 24.05.2013
Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
WAR HABEEN 23 05 2013
Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
WAR DUHUR 23.05.2013
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
WARKA SUBAX 23.5.2013
Iska hor imaad geystay qasaaro iskugu jira dhimasho ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Alaha yarxam fananka samir iyo iman ilah hakasiyo ehel ki u kageriyoday alaha janadi geyo
Inaa lilahi waa inaa ilayhi raajicuun. Allaha unaxariisto sabar iyo iimaana hakasiiyo ehelkiisa iyo qoyskiisa. Amin.