Thursday, July 10th, 2014

Al-shabaab oo shacabka Baydhabo ka dhiganeysa gabbaad dagaal

Published on January 14, 2012 by   ·   7 Comments  ·   4,279 views

(Muqdisho: 14-janaayo-2012) Muqdisho 14 January 2012 – Wararka laga helaayo dadka ku nool magaalada Baydhabo, oo qiyaastii 200km koofur galbeed kaga beegan magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in argagixisada Al-shabaab ay Odayaasha, dhalinyarada, Ragga iyo Haweenka magaaladaasi, ku amartay in aysan ka bixin magaalada marka uu bilaawdo dagaalka laga filaayo ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya.

 

Amarkan oo ka soo baxay hogaamiyaha ugu sareeya ururka Al-shabaab ayaa loogu hanjabay dadka shacabka ah ee ku nool magaaladaasi in ay wajihi doonaan ciqaab aad u daran ama dil toogasho, hadii ay isaga baxaan magaalada marka uu bilaawdo dagaalka laga filaayo ciidamada qalabka sida.Iyada oo ay jiraan ammaradaan ayaa hadana dadka qaar waxa ay bilaabeen in ay si qarsoodi ah uga baxaan magaalada ka hor inta uusan billaabanin dagaalka, sida ay sheegayaan warbixinada laga helayao dadka deegaanka.

 

Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Cabdullaahi Bile Nuur oo ka warbixiyay maqalka ficiladii ugu dambeeyay ee ururka Al-shabaab ayaa yiri, “Tani waa arin argagax ah. In shacabka ku dhaqan magaalada Baydhabo loo adeegsado gabbaad-dagaal waa arin aysan koox argagixisa ah aysan horay isugu dayin. Waxa ay u muuqataa in Al-shabaab aysan waxba ceebeysaneen, iyaga oo marba marka ka dambeeya anshax xumadoodu ay sii gaareyso meesha ugu hooseysa”.

 

“Hadii uu jiro qof ka shaki qabo habdhaqanka saxda ah ee Al-shabaab, waxaa daliil u ah midaan oo ah ficilkoodii ugu dambeeyay. Arxan darrada ay kula dhaqmayaan shacabka Soomaaliyeed waa mid aan xad lahayn.” Wasiir kuxigeenka ayaa intaasi ku daray.

 

“Jawaab ahaan, dowladda KMG ah waxa ay amartay dhamaan taliyayaasha ciidamada qalabka-sida ee gobollada Baay, Bakool iyo Gedo in ay sameeyaan taxadar dheeraad ah si ay u badbaadiyaan nolosha dadka shacabka ah ee ku xanniban magaalada Baydhabo, kuwaa oo Al-shabaab ay u gafeen xuquuqda bina’aadannimo oo ay ku badbaadinayaan nafsadooda iyo tan qoysaskooda, iyagoo doonaya in ay ka cararaan goob colaadeed”.

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-

Yurub                                            +442035190460

USA & CANADA                         +17124327760

 

Readers Comments (7)

  1. mahdi says:

    AF WAY KAN MAY LAgi AMEE waa maah maah somalieed garo ama hagaran bay iyo bakool way ka xuroobi doonaan iinsha alaah gumaystaha cusub ee diinta islaamka noogu soo ganbaday ama alshabaab hadba sida aad aad utaqaanid mahadsanidiin

  2. asc alow naga qabo gafuurduubtaa umadi eey xaax kasiisayene balmexey umda cuqubo iga gelayan inkar allaaha kuride ciidamada dowlada guuuuuuuuuuul guuuuuuuuuuuuul guuuuuuuuuuuul

  3. mahdi says:

    NIN SACMAALAA SEEXAN WAAYEE SAGAAREESTOOW ADIGU SEED KU NOOSHAHAY GARO AMA HAGARAN waa af somali fog garo ma hagaran

  4. zaki says:

    wax eey ka qaadi karaan shacabka ma jirto shacabka aaba sheegaayo alshabaab meelaha eey ku juraan waaba markii eey ka aarsan lahaayeen

  5. Ciiloowyare says:

    Waw wa arinlayable lkn dadkan shegaya in eydin wadan arinkan walaga filayay arintan godane kuganbo carurta iyo duqowda mardhaw ayada laga sosara

  6. Ascw waxa balan nagu ah in aan shegno meel
    Kasto ey ku dhuuntan alsheeydan wana xaq in
    An dowlada tagerno beydhabo iyo melaha
    Udhaw wa laga saraa itobiya xata wan ushegeyna
    Meyshey galan .anagoo muslimin ah ayey
    Nadileen xuriyada nagaqaden alaha jabiyo
    Aamiiin

  7. ahmed says:

    al haboow al shaydaaan ilaahay hana qabto laakin ku bishaaraysta dheh bayshabo ama bay iyo bakool guud ahaan fadhi idin ma yaaalo waqtigiin wuu dhamaanday ee isaga baxa oo nooga baxa wadankeena .. inaga muslimiin ayaan naahay diinta nabi maxmed ayaan aamisanahay .. diinta godane ma rabto oo ka been sheegaya kitaabka ale .. goormuu wadaad noqday dhawaantan ayuu qaad ka soo xaday hargaysa ,,, war godane nadaa war nooma haysideee … thanks radio muqdisho … guul qarannimo soomaalinimo …




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

beyle 2

Soo qor fikir ama Su’aal Barnaamijka Todobaadka ee beri oo uu Marti ku yahay Wasiirka Arrimaha dibedda

Barnaamijka Kulanka Todobaadka ee berito waxa uu ku ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-HABEEN-10.07.2014.mp3"][/audio]
unnamed

Golaha Wasiiradda oo isku raacay in Wasaaradda Arrimaha Dibadu go’aan ka gaarto cida qaadanaysa Basaboorka diblomaasiga

Muqdisho, July, 10, 2014....Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
gobolka

Maamulka G/Banadir iyo Shirkadaha ka shaqeeya Nafaada oo shir yeeshay

Muqdisho July 10, 2014-Waxa maanta shir ku yeeshay ...
DSC03654

Dhagar-qabihii fududeeyay weerarkii Madaxtooyada oo lasoo bandhigay “Dhageyso+Sawirro”

8eedii  bishaan oo ku beegan habeen hore waxay ...
marwo sahro

Marwada madaxweynaha oo deeq lacageed gaarsiisay arday lixaadkiisa ku waayay qaraxii sayidka

Marwada madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya Sahro Cumar Xassan ayaa ...
jowhar

Saraakiisha Ciidanka Boliiska G/Sh/Dhexe Oo Sheegay inuu Isbedelay Amaanka Gobolka

Taliyaha qeybta booliiska ee gobolka Sh/Dhexe Qaliif C/lle ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WAR-SUBAX-10-7-2014.mp3"][/audio]
IMG_1668-450x300

Allaha U Naxariistee Marxuum Axmed Sh. Jaamac Oo Lagu Aasay Garowe (Sawirro)

Magaalada Garoowe ayaa waxaa ku geeriyooday wasiirkii hore ...
Tartan Cilmiyeedka

Tartamayaasha Degmada Ceeldheer oo si dirqi ah looga badiyay

Tartamayaasha degmooyinka Ceeldheer VS Waaberi oo ka kala ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-HABEEN-09.07.2014.mp3"][/audio]
astaanta.qaranka-300x228

Xukuumadda Soomaaliya oo 24 saac isbaddello waa weyn ku sameysay

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka jawaabeysa rabbitaanka shacabka ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421

War Deg Deg ah C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo loo magcaabay agaasimaha hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa si rasmi ...
TubtaToosan Logo

Ramadaanku waa Fursad Cibaado iyo Towbad Keen-DHAGEYSO

Waxaan ku jirnaa bisha barakeysan ee Ramadaan oo ...
astaanta_qaranka11 ok

Akhriso:- Fursado Shaqo oo ay soo bandhigtay Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka

JAGADA 1aad: ISKU-DUWAHA QARANKA EE DHANKA HESHIISKA XUQUUQDA ...
IMG_1430

Telefishin cusub oo uu yeelanayo Maamulka Puntland oo la hirgeliyay “SAWIRRO”

Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-DUHUR-09.07.2014.mp3"][/audio]
astaanta_qaranka11 ok

Gudiyada Golaha Wasiirada ee u xilsaaran Amniga iyo Siyaasadda oo kulan deg deg ah yeeshay

Gudiyada golaha Wasiirada ee u xilsaaran amniga iyo ...
Wasiirka Warfaafinta

Wasiirka Amniga oo la magacaabay, Taliyeyaasha Booliska iyo Nabad-Sugidda oo Xilalkii Laga Qaaday

Muqdisho, 09 July 2014, Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa ...
Tartan Cilmiyeedka

Tartamayaasha Degmada Garoowe oo xalay laga reebay tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan “Dhageyso”

Tartan CilmiyeedkaTartamayaasha degmooyinka Garoowe VS Heliwaa oo ka ...
dhuxulow

DAAWO VIDEO:- Wasiirka Warfaafinta oo Aqrinaya Isbadal Balaaran oo lagu sameeyay Hay’adaha Amaanka

R/wasaare Dr. C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa magacaabay ...
IMG_7301

Bisha Cas ee Imaaradka Carabta oo raashin Afur ah u qeybisay Qoysas danyar ah “SAWIRRO”

Bisha Cas ee Imaaradka Carabta ayaa shalay gelinkii ...
astanta warka

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WAR-SUBAX-9-7-2014.mp3"][/audio]
IMG_0045

Deg Deg:- R/wasaaraha Oo Magacaabay Wasiirka Amniga Qaranka Isbedelna Ku Sameeyay Laamaha Amniga (Dhageyso Shir Jaraa’id)

R/wasaare Dr. C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa magacaabay ...
Wasiirka warfaafinta

DAAWO VIDEO:- Shirka Jaraa’id Ee Wasiirka Warfaafinta Uu Caawa Qabtay

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
vlcsnap-2014-07-08-23h34m46s168

DAAWO VIDEO:- Shirka Jaraa’id Ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Uu Caawa Qabtay

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Madaxad DFS

Madaxweyne Xasan Sheekh “dowladda Soomaaliya Shabaab goobahooda ayeey ku beegsaneysaa” (Dhageyso)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
cidanjaz1

Seddex nin oo argagixiso ah oo lagu toogtay Alaabka madaxtooyada

Ciidammada Ilaallada madaxtooyada Qaranka Soomaaliya, ayaa caawa ka ...
Magaalada-Beledweyne1-300x233

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Gobolka Hiiraan oo xukun tacsiir ah ku riday askari (Dhageyso)

Maxakamada ciidamada qalabka sida ee Gobolka Hiiraan ayaa ...
astaanta_qaranka11 ok

Wasaaradda Haweenka oo Muqdisho ka hirgelineyso xarumo looga hortagayo xadgudubyada xagga jinsiga

Wasaaradda haweenka iyo hormarinta xuquuqda Aadanaha ee Xukuumadda ...
DSC03507

Hay’adaha amniga oo ku baaqay in la muujiyo dulqaad inta u socdo howlgallada amni xaqiijinta ah “SAWIRRO”

Saraakiisha ciidamada Ammaanka dalka ayaa ka warbixiyay howgallo ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-DUHUR-08.07.2014.mp3"][/audio]
vlcsnap-2014-07-08-12h50m55s10

Arday Lixaadiisa ku waayay qaraxii argagaxa lahaa ee ka dhacay Taalada Sayidka “SAWIRRO”

Qaraxyada kooxda xagjirka ah ee Al-Shabaab ay ka ...

Tubta Toosan

TubtaToosan Logo

Ramadaanku waa Fursad Cibaado iyo Towbad Keen-DHAGEYSO

Waxaan ku jirnaa bisha barakeysan ee Ramadaan oo ...
July

Islaamka iyo Waddaniyadda

Iyadoo loo dabbaaldegayo maalintii xorriyadda iyo Qarannimada Soomaaliya, ...
qarax-miino

AKhlaaqda Dagaalka iyo Diinta Islaamka

Diinteenna Islaamku waxay diiradda saartay nabadda, Erayga Islaam ...