Al-Shabaab oo kordhiyay cadaadiska ay ku hayaan dadka ku nool deegaanka Buulo-Mareer
Published on January 14, 2013 by Mowliid · No Comments · 1,228 views
Maleeshiyada kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab ayaa deegaano hoostaga magaalada Buulo Mareer ku xir xiray dad xoolo dhaqaato ah kuwaasi oo ay ku eedeeyeen iney ka soo horjeedaan afkaartooda guracan islamarkaana ay taageeraan Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Wixii ka dambeeyay markii dowlada Faransiiska ay weerarka ku qaaday Malleeshiyaadka Shabaab ee ku sugan Deegaanka Buula Mareer ee Degmada Kurtunwaareey G/Sh/Hoose, ayaa waxa ay kordhiyeen cadaadiska ay ku hayaan dadka ku nool deegaanadaasi.
Qaar ka mid ah dadka ku nool deegaanka Buula mareer ayaa Radio Muqdisho u sheegay in malleeshiyaadka Shabaab ay soo qabqabteen 12 ka mid ah dadka xoola dhaqatada ah ee ku nool deegaano hosyimaada Buulomareer, iyagoo dadkaasi ku eedeeyay in ay gacan saar la leeyihiin dowladda Soomaaliya.
Dhinaca kale malleeshiyaadka Shabaab ee ku sugan deegaannadaasi ayaa ku waramaya in malleeshiyaadkaasi ay soo wajahday cabsi aad u weyn wixii ka dambeeyay markii ciidamada Faransiisku ay howlgalka qorsheysan ka sameeyeen deegaanka Buulo Mareer ee G/Sh/Hoose.
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
WAR HABEEN 22.05.2013
Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Bandhig dhaqameed ay kasoo qeyb galeen in kabadan ...
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ...
WAR DUHUR 22.05.2013
Deeq Raashin gargaar ah ayaa maanta loo qeybiyay ...
Bukaannada ku jira Isbitaalka Keysaney ee duleedka magaalada ...
Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka ...
Wasiirka gaashandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji ...
War Subax Arbaco 22-05-2013
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wasiirka beeraha iyo xaanaanada xoolaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ...
Booqashadaan oo ay gudoomiyaha gobolka Hiiraan mudane Cabdi ...
Kulankan oo ay maanta yeelanayaan xubnaha golaha shacabka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Afrika ee ...
War Habeen 21-May-2013
Kulan ay si wada jir ah ugu qeybteen ...
Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
WAR DUHUR 21.05.2013
Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada Sadexdii bilood ee ...
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Gaadiidka Xukuumadda ...
Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
WARKA SUBAX 21.5.2013
Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...