Ajnabi Soomaaliya ka cararay oo Yemen lagu xiray
Published on October 19, 2012 by Liibaan · 5 Comments · 3,625 views

Wararka ka imaanaya dalka Yemen ayaa sheegaya in ciidammada ammaanka dalkaasi ay gacanta ku dhigeen dagaalyahan ka tirsan Alqaacidda, xilli uu ka soo degay xeebaha Yemen isagoo la socday doonni yar oo ka qaadday Soomaaliya.
Warbaahinta Yemen ayaa ku warrantay in ninkaasi lagu xiray dekadda la yiraahdo “Dabba” ee gobolka Xadramuud. Howl galka lagu soo xiray waxaa lagu tilmaamay mid lagu guuleystay.
Laakiin dowladdu wali ma aysan shaacin magaca ninkaasi oo mid ah hoggaamiyayaasha Alqaacidda ee sanadihii dambe qaska iyo gumaadka ka waday Soomaaliya.
Mas’uuliyiinta Puntland ayaa sheegay in ay dhowr maalmood ka hor gacanta ku dhigeen hub iyo walxaha qarxa oo fara badan, balse ay ka baxsatay doonni ay saarnaayeen rag loo badinayo in ay Alqaacidda ka tirsanaayeen.
Wixii ka dambeeyay jabkii Alshabaab iyo Alqaacidda ka soo wajahay furumaha dagaalka, waxay dagaalyahannada Shisheeye bilaabeen in ay dalka isaga baxsadaan, iyadoo qaarkoodna doomo ugu carareen Yemen oo Alqaacidda ay qalalaaso ka waddo.
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa ...
WAR HABEEN 25 05 2013
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Madaxweynaha dalka Kenya Uhura Kenyata ayaa sheegay in ...
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Shiiq Maxamuud ayaa ...
Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka ku dhaqan magaalada Kismaayo ...
War Duhur 25-05-2013
Waxaa ka socda caasimada dalka Kuwait qabanqaabada loogu ...
Wasaarada arrimaga gudaha iyo amaanka qaranka ayaa maanta ...
Hay,adda maaeaynta musiibooyinka qaranka ayaa maanta deeq raashin ...
Ciyaaraha Hidaha iyo dhaqanka, Raashinka ay Soomaalidu dhaqanka ...
WAR SUBAX I 25 05 13
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa ...
Dadka xoolo dhaqatada ah ee ku nool deegaanno ...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Stockholm ee ...
Shir looga looga hadlayo ganacsiga iyo maalgashiga waddankan ...
Kulan looga hadlayay dhibaatooyinkna soo wajaha haweenka soomaliyeed ...
Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa Barnaamij Todobaadle ah waxaana ...
Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa laga ...
Munaasabad lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha maamulka gobolka Gal-gaduud ...
WAR HABEEN 24.05.2013
Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
War Duhur 24-May-2013
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
WAR SUBAX 24.05.2013
Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
KHOFA XEEBTA YEMEN LA QABTAY WAA IN LOO CELIYA SOOMAALIYA LOONA GELIYA GACAN JENERAL MUUNGAAB,CIQAABKIISA HALAGU XOKOMO NSUURATUL MAAIDA,SIDEG YAA LAGU XOKMIN,WAA IN SIFIICAN LOO BAARO WAXYAALAHA HADDA KA HOR OO UU KU KACAY.DAMBIILAHA WAA IN LA HOR KEENA MAXKAMADDA MEEL FAGAAR AH,OO KA MID AH STADIO COONI,IN HORTA LA GEEYA MEELAHA AMA DEGMOYIINKA DAMBIGA OO KA GALAY,HA LA WEREESTO MAGACYADA OO UU YAQAANO KUWA XIJAABTA KU DAWOOLA WAJIGOODA XABLAHA OO KALE.WASSAALAAM
doowlada yaman waxaan kacodseeynaa ninka eyqabatay in ey udhiibto doowalada soomali sababtuna waxeey tahy in mudo ah ayuuw waxoow qaskawaday soomali maxkamada sharaf tale eeciidamad qalabkasi waa in lahor geeyo ninika umada somaliyeed is ku jabbiyay kalajbaiyay
Ala ciil badanaa aad baan u jeclaan lahaa in somalia lagu dhex maxakamadeeyo balse sharci ahaan baysan suurto gal ahayn inay yeman nin kaas somalia u soo gacan galiso marka sidaas buu somalia oga bad baaday balse yeman baa maxakama dey naysa oo sharciga inay marsiiso ay waajib ku tahay
Wamahad alle
dawladu hasoo qabqabato raga waxbaa baxsaday war manoqonayo waa sheeko jaban