Thursday, September 18th, 2014

Agaasimihii Hay’adda Nabadsugida Qaranka oo maanta Iscasilay “Sawirro”

Published on March 25, 2013 by   ·   9 Comments  ·   14,431 views

Eng.Axmed Macalin Fiqi oo ahaa agaasimihii hay,adda nabadsugida qaranka ayaa Maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Muqdisho waxa uu ku Dhawaaqay inuu iska casilay xilka agaasimenimo ee hay’adaasi.

Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay inuu maalinimadii shalay u gudbiyay Madaxweynaha jamhuuriyadda istiqaaladiisa waxa uuna sheegay in xilka uu ka Dagayo isagoo caafimaad qaba inkastoo uusan faahfahin dheer bixin.

Agaasimihii nabadsugida qaranka Soomaaliya ayaa sheegay in mudadii uu xilkan Hayay wax weyn laga qabtay amniga dalka gaar ahaan helida sirta cadowga iyo ka Hortaga falal ay soo agaasimeen isagoo xusay in sidoo kale uu ku guuleystay in Lasoo afjaro shirqooladii joogtada ahaa ee ay Al-shabaab ka geysanjireen Magaalooyinka dalka gaar ahaan magaalada Muqdisho kuwaasoo ay kamid Ahaayeen dilalka qorsheysan,miinooyinka lagelinjiray wadooyinka qaar iyo Weeraro ay ka geystaan saldhigyada iyo xaafadaha qaarkood.

Eng Axmed Macalin Fiqi ayaa xilkan loo magacaabay 24kii bishii 5aad ee sanadkii 2011ka ee aynu soo dhaafnay iyadoo wixii xiligaasi ka danbeeyay uu shaqo weyn Ka qabtay dib u habeynta ciidanka nabadsugida iyo xasilinta amniga dalka iyadoo Dhinaca kalena lagu guuleystay in gacanta lagu soo dhigo horjoogayaal iyo maleeshiyaad katirsan Al-Shabaab halka boqolaal kalena ay isku soo dhiibeen Ciidamada nabadsugida  .

DSC07472

DSC07487

DSC07496

DSC07499DSC07480

 

 

 

Readers Comments (9)

  1. maxamed nur says:

    salan kadib aad ayan ugu xunahay ragii argagixisada dhabarka kajebiyey inla bedelo ama iney is cazilaan waxan ilaah kabaryaa in la helo kuwa kawanagsan in shaa a llah

  2. somali says:

    Eng.Axmed Macalin Fiqi howl muudato ayuu qabtay wuuna dhalin yar yahay sidaas darteed waxaan qabaa in umada somaliyeed u baahan tahay inuu u addego xiligan adag ee lagu juro sidaas darteed dowlada somaliye iyo madaxweyne xasan shiiikh waxaan ka codsanayaa in xil kale loo dhiibo Eng.Axmed Macalin Fiqi si uu umadiisa ugu daago.

  3. puntlander says:

    nacalaa idinkutaal bal intay la egyihiin eega oo ay dalkoda ololinayaan yuud yuhuud dhashay dheh

  4. wakaxumahay taliyaha nabadsogida inno iscasilo xilka qaranka uhayaay isif kanoqo arinas ama shabab miya kula hadashay kutiri wankudilena labamarba waad dhimanesa sharaf kudhimo taliye waxad nohesaa shaqa muhiim ah wcs

  5. maxamed nur says:

    hadal wax mataro hadan dadka hortod lagu gowreceynin argagixisada dadka aylayan kama sharaf badna xaninyaha halaga bixiyo

  6. Cadde says:

    Eng. Fiqi Maashaa Allah Wadani Daacad Ah oo xilkiisii Qaran si sharaf leh u gutay Waxaan Alle uga baryayaa in Meel uga kheyr badan uu geeyo, Engineerku waa nin qun yar socod ah waxaan kala socday website yada tan iyo xilligii maxaakiimtu bilaawatay,Allow Waddanka nabad nooga yeel

  7. Abdul says:

    Thanks, Taariikhda ayaa ku xusaysa, waxqabadkaaga, waddaninimaada shacabkuna way ogyihiin Hay,adda n/sugiddu doorka ay ka ciyaartey Amaan ku soo celinta Magaalada Muqdishu. Thanks for your sincerly.

  8. Abdi wali hassan says:

    Asc dhamaan bahda radio muqdisho iyo tvga qaranka sida wanaagsan oo markasta noogo soo bandhigtan sawrida intaa kadib waa loobahan yahay in markasta lasameeyo isbadal dhanka ciidanka ah

  9. xasan says:

    Taliyaha nabadsugida waa ku mahadsan yahay dadaalka uu ugalay nabadgelyada somaliya.




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

Wanlaweyn+amison4

Kulan lagu taageerayay howlgallada ciidamada oo lagu qabtay Wanlaweyn

Kulan lagu taageeraayay howlgallada Ciidanka XDS ay ka ...
dhuxulow 3

Wasiirka Warfaafinta oo Ammaanay doorka hoggaamineed ee UK

London, 18 September 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-SUBAX-18-9-2014.mp3"][/audio]
jawahir baarqab

Kulan looga hadlayay doorka haweenka oo lagu qabtay Muqdisho

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga caalamiga ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
P1050508

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay xarunta Chatham House ee London(Sawirro)

Warsxaafadeed ....17,09,2014 ... Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa galabta waxaa ...
Rm

Wargelin: Barnaamijka islaamka iyo Bulshada oo berrito marti ku yahay Sheekh Cabdiweli Sheekh Rashiid Ibraahim

Dhammaan Akhristayaasha Radio Muqdisho, waxaa lagu wargelinayaa in ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-HABEEN-17.09.2014.mp3"][/audio]
vlcsnap-2014-09-17-16h40m03s60

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka oo tababar u soo xiray garsoorayaal “SAWIRRO”

Munaasabadaan tababarka loogu soo xirayay 50 garsoore oo ...
DSC05559

Dhalinyaro loo qabtay tababar kor loogu qaadayo aqoontooda “SAWIRRO”

Tababar kor loogu qaadayo aqoonta dhalinyarada, ayna soo ...
DSC01910

Dhibaatada burcad badeedda oo laga hadlay “SAWIRRO”

Kulankaan looga hadlayay aragtida dhalinyarada Soomaaliyeed ay ka ...
astaanta_qaranka11 ok

Akhriso: Wasaaradda Garsoorka oo soo bandhigtay fursado shaqo

Wasaaradda Garsoorka iyo arrimaha dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya ...
Jawaari

Guddoomiyaha baarlamaanka oo ku baaqay in laga qeyb qaato shirweynaha dib-u-heshiisiinta Koonkur Galbeed “VIDEO”

Guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Maxamed ...
astaanta_qaranka11 ok

Muqdisho: In la helo qorsho mideysan oo ay ku shaqeeyaan Wasaaraha oo laga shiray “VIDEO”

Agaasimaha Guud ee Wasaaradaha ee xukuumadda Soomaaliya oo ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WARKA-DUHUR-17.09.2014.mp3"][/audio]
Abaarta_Gedo

Muqdisho: Abaaraha ka taagan deegaannada Maamulka Khaatumo oo laga shiray

Kulan lugu tageraayay hogaanka maamulka cusub ee Khaatumo ...
Shirka Jubbooyinka

Qaramada Midoobay oo soo dhowaysay shirka dib-uheshiisiinta Kismayo

Kismayo, 17 Sebtember 2014 – Ku-xigeenka ergayga-gaarka ah ...
dhalinyaro

Tababar ku saabsan isdhexgalka bulshada oo lagu qabtay degmada Hodan

Tababarkaan oo socon doono muddo labo cisho ah, ...
Muungaab Sawir Hore

Guddoomiyaha gobolka benaadir oo xarigga ka rajay xarunta Waaxda Koowaad ee degmada Shibis

[caption id="attachment_196901" align="aligncenter" width="640"] Muungaab Sawir Hore[/caption] Guddoomiyaha Gobolka ...
Sheekh Nuur Baaruud

Sheekh Nuur Baaruud: Xamaasad iyo Jaahilnimo diineed ayay ku sifoobeen Al-Shabaab

Guddoomiye ku-xigeenka Hay'adda Culimada Soomaaliyeed ahna afhayeenka hay'adda ...
jowhar

Maamulka degmada Jowhar oo walaac ka muujiyay fatahaadda Wabiga (Dhageyso)

Maamulka degmada Jowhar ayaa walaac ka muujiyay fatahaad ...
Maxaas

Ciidamada oo adkeeyay Amaanka degmada Maxaas

Maamulka degmada Maxaas ayaa ka warbixiyay ammaanka iyo ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-SUBAX-17-9-20141.mp3"][/audio]
DSC_9117

R/wasaarha oo sheegay in 2015-ka Shabaab laga ciribtiri doono dalka

R/wasaare C/wali Sheekh Axmed Maxamed, ayaa sheegay in ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/Barnamijka-Bandhiga-Waraysiyada-ee-Caawa-16.09.2014.mp3"][/audio]
DSC01585

Kulan horumarinta Waxbarashada looga hadlayey oo Muqdisho ka dhacay

Ururka Wadaniga ah ee u Dooda Waxbarasho loo ...
MM

Q.M iyo IGAD oo dowladda ku ammaanay hirgelinta dib u heshiisiinta

Ergada ka qeyb-galeysa shirweynaha dib u heshiisiinta deegaannada ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka habeennimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WARKA-HABEEN-16.9.2014.mp3"][/audio]
Psdt

Madaxweyne Xasan Sheekh: “Dadka cabashada qaba waa in la soo dhoweeyo shirka Kismaayana lagu soo biiriyo” (Sawirro)

Kismaayo 16 september 2014-Madxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane ...
DSCN0752

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Baydhabo Kula Kulmay Saraakiisha Ciidammada Xoogga Dalka Ee Gobollada Baay,Bakool Iyo Gedo “SAWIRRO”

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed ...
Sawir Hore

Shaqaalaha Dab-damiska ee gobolka benaadir oo tababar loo soo xiray

[caption id="attachment_145161" align="aligncenter" width="640"] Sawir Hore[/caption] Guddoomiye ku-xigeenka gobolka ...
DSC_9117

Ra’iisul wasaare Cabdiweli oo ka qeyb galaya xaflad lagu qabanayo Birmingham “SAWIRRO”

Ra’iisul wasaaraha dalka iyo wefdi uu hogaaminayo oo ...
7

Bannaanbax lagu taageerayay howlgalka badweynta Hindiya oo ka dhacay Muqdisho “SAWIRRO”

Bannaanbax lagu taageerayay guulaha ay ciidanka dowladda Federaalka ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WARKA-DUHUR-16.09.2014.mp3"][/audio]

Tubta Toosan

Sheekh Nuur Baaruud

Sheekh Nuur Baaruud: Xamaasad iyo Jaahilnimo diineed ayay ku sifoobeen Al-Shabaab

Guddoomiye ku-xigeenka Hay'adda Culimada Soomaaliyeed ahna afhayeenka hay'adda ...
Godane-150x150

Maxaa lagu xasuusan doonaa Axmed Godane ? Dhageyso

Toddobaadkii hore waxaa duqeyn diyaaradeed oo Mareykanku fuliyeen ...
Godane

Taariikhda Godane, Dhageyso oo akhriso

Shalay oo Jimco ahayd ayaa si rasmi ah ...