Agaasimaha W/Warfaafinta Boostada Iyo Isgaarsiinta Oo Kormeeray Dhismiha Hotelkii SYL Oo La Dayactirayo
Published on February 22, 2012 by Canab · No Comments · 2,259 views
Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta boostada iyo isgaarsiinta ayaa maanta kormeeyay dhismaha hotelkii SYL oo haatan uu ka socda dacaytir xooggan.
Kormeerkan howleyd oo uu maanta agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta Boostada iyo isgaarsiinta mudane Cabdirisaaq Cali Yuusuf “Bahlaawi” ku tagay xarunta hotelka SYL oo ay haatan ka socota olole xoogan oo dib loogu dayactirayo si loo soo celiyo bilicdii uu lahaan jirtay dhismahaasi maadaama ay xaruntaasi ka mid tahay dhismayaasha ey leedahay dowlada ee laga saaray dadkii degganaa.
Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta boostada iyo isgaarsiinta Mudane Cabdirisaaq Cali Yuusuf “Bahlaawi” oo markii uu soo dhameeystay kormeerkiisa wareysi siiyay warbaahinta dowladda ayaa waa uu ka warbixiyay waxa uu ku saabsan yahay kormeerka uu maanta ku soo sameeyay xarunta SYL isagoo sheegay in dayactirka lagu sameeynayo Hotelka SYL ay waddo shirkad wadani ah oo lagu magacaabo Dhul iyo Guri.
Sidoo kale agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta boostada iyo isgaarsiinta waxaa uu ugu baaqay dadka faro ku tiriska ah ee ku haray dhulka ay leedahay dowladda gaar ahaan dhismayaasha hoos yimaada wasaarada warfaafinta boostada iyo isgaarsiinta in ay isaga guuraan si dayactir loogu sameeyo isla markaasna loogu adeego danta shacabka Soomaaliyeed.
Hotelka SYL ayaa waxaa horay u daganaa jiray dad shacab ah balse dowladdu waxa ay ku guuleysatay in ay dhismayaasha dowlada ay ka saarto dadkii horay u daganaajiray xarumahaasi waxaana inta badan dhismayaasha xarumahaasi ka socoda howlo dayactir ah oo loogu sameynayo xurumahaasi.
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA +17124327760
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada New York ee dalka Mareykanka gaar ahaan ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...