Agaasimaha guud ee W/Warfaafinta oo ummada uga tacsiyeeyay dadkii ku geeriyooday qaraxyadii shalay
Published on September 21, 2012 by Mowliid · 2 Comments · 1,422 views
Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta Boostada iyo isgaarsiinta ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelada iyo qoysaskii ay ka geeriyoodeen dadkii shalay argagixisadu ku xasuuqday Muqdisho.
Agaasimaha guud ee wasaaradda mudane C/risaaq Cali Yuusuf Bahlaawi oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay dadkii ku geeriyooday qaraxyadii shalay, wuxuuna si gaar ah tacsi ugu diray ehelada iyo qoysaski ay ka geeriyoodeen Sadexdii wariye ee ku nafweysay qaraxyadaasi.
Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu agaasimuhu xusay in arrintani aysan wasaaradda ka hakin doonin howlihii ay u heysay bulshada Soomaaliyeed islamarkaana ay warbaahinta qaranku sii dardar gelindoonto adeegyada ay bulshada u heyso.
sidoo kale agaasimuhu wuxuu rajo wanaagsan ka muujiyay in kooxda Shabaab ee sheegatay mas’uuliyadda weerarkaasi lala xisaabtami doono sharcigana la horkeenidoona,isagoo intii ku dhimatay u rajeeyay in naxariistii Janno uu Alle ka waraabiyo intii ku dhaawacantay uu bogsiiyo.
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa ...
WAR HABEEN 25 05 2013
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Madaxweynaha dalka Kenya Uhura Kenyata ayaa sheegay in ...
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Shiiq Maxamuud ayaa ...
Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka ku dhaqan magaalada Kismaayo ...
War Duhur 25-05-2013
Waxaa ka socda caasimada dalka Kuwait qabanqaabada loogu ...
Wasaarada arrimaga gudaha iyo amaanka qaranka ayaa maanta ...
Hay,adda maaeaynta musiibooyinka qaranka ayaa maanta deeq raashin ...
Ciyaaraha Hidaha iyo dhaqanka, Raashinka ay Soomaalidu dhaqanka ...
WAR SUBAX I 25 05 13
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa ...
Dadka xoolo dhaqatada ah ee ku nool deegaanno ...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Stockholm ee ...
Shir looga looga hadlayo ganacsiga iyo maalgashiga waddankan ...
Kulan looga hadlayay dhibaatooyinkna soo wajaha haweenka soomaliyeed ...
Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa Barnaamij Todobaadle ah waxaana ...
Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa laga ...
Munaasabad lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha maamulka gobolka Gal-gaduud ...
WAR HABEEN 24.05.2013
Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
War Duhur 24-May-2013
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
WAR SUBAX 24.05.2013
Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
inaalilahi wainalilahi rajucun alahunaxaristo dhaman intii kudhimatay masibada arxanlawayasha sabar iyo iman allah hanaga siyo dhaman musliminta melkastoy jogan inalilahi wainalilahi rajucuun madhinte waa allaah
waxaa tihiin geesiyaal mudan in garabkooda la joog dowlada somaaliyeed wiilashaan qoysaskooda ha daryeesho