Thursday, June 20th, 2013

Afhayeenka G/Banaadir oo sheegay in uu bilaawday Tartanka Ololaha nadaafadda ee dagmooyinka

Published on February 3, 2013 by   ·   3 Comments  ·   1,114 views

Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Maxamed Yuusuf oo lahadlayay Radio Muqdisho ayaa sheegay in 16 kamid ah degmooyinka gobolka ay ka bilowdeen tartanka todobaadka Ololaha nadaafadda ee uu Dhawaan Ra’isul wasaaraha Soomaaliya ku dhawaaqay taasoo lasiin doono degmadii ku guuleysata Kaalinta 1aad lacag dhan toban iyo shankun oo doolarka Mareykanka ah.

Waxa uu afhayeenku xusay in loo saaray gudi kakooban gudoomiye kuxigeenada gobolka qaarkood iyo Mas’uuliyiin kale oo dhinaca gobolka ah iyadoo ay degmooyinkuna u xusulduubayaan sidii ay mid weliba u gelilaheyd kaalinta 1aad maadaama lasiinayo abaalmarin lacageed oo farabadan  degmadii ku Guuleysata.

Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir ayaa tilmaamay in degmooyinku ay boqolaal dadweyne ah kusoo daayeen xaafadaha si ay u nadiifiyaan wadooyinka iyo goobaha ay nadaafad xumidu kajirto si Eysan waxyeelo caafimaad ugu geysan dadka kunool,

Sidoo kale Maxamed Yuusuf ayaa sheegay in la balaarinayo nalalka kushaqeeya Cadceeda kuwaas oo lagelinayo wadada Wadnaha ee magaalada Muqdisho taasoo kulmisa degmooyin badan oo katirsan Magaalada Muqdisho.

Suuqa Bakaaraha ayaa kamid ah goobaha la qorsheeyay in laga hirgeliyo Baalayaasha kushaqeeya Cadceeda iyadoo horay looga hirgeliyay wadada Maka Al-Mukarama oo xiliga habeenkii ah uu siweyn u kala socdo ganacsiga iyo dhaqdhaqaaqa dadweynaha iyo gaadiidka.

 

Readers Comments (3)

  1. wadani says:

    AAD BAN UGU FARXAY TARTANKAN WAYO WA TARTAN ULAJEDADISU TAHAY IN XAMAR BILICDISU KUSOO NOQOTO RA’ISUL WASARAHANA WAN UGA MAHAD CELINEYNA CAQLIGISA IYO XILKASNIMADA UU ULEYAHAY HORMARKA .

    DEGMADA HODAN AYAN URAJEYNA INAY KUGULEYSATO WAYO WAA DEGMADA AN KASO JEDO SIDO KALENA AH DEGMO MUHIM AH OO LEH QURUX IYO BILIC HADI LAGA JARO CALIGAROBKA LANA QASHIMADANA LAGA QADO WADOYINKA .

    WAA HORUMAR IN BALAYAL LAGU XIRO SIDA WADNAHA IYO SODONKA IYO BAKARO LKN WAXA ISWEYDIN MUDAN WADADA MAKKA AL MUKARAMA WAA WADO DHISAN LISHANA BILICDEDUNA TAHAY MID AD USAREYSA DHISANA ,
    WADOYINKAN WADNAHA IYO SODONKA WAA BURBURSAN YIHIIN LAGUMANA XIRI KARO AYADA OO XAL LOOHELIN AMA LADHISIN WELIBA DHISMO GOBOLKA BANADIR GACAN KUSAMAYSA LAMA RABE QALABKA TURKIGA KENAY IN LAGU HOWLGALO OO
    MASHRUC LAGU DHISAYO LAGA HIRGELIYO HADI AYSAN TURKIDU UTABABRAYNA SHINAHA HASHIS HALALA SAXIIXO

  2. Fuad says:

    Waran soo dhaweyneynaa hadalkaaga qiimaha badan ee Aad Nooga soo aruurusasey mad addenda qiimaha badan was had ii ey waxqabad dhab ah kata hay , waxaan kazoo jeedaa AMA Aad ku noolahay degmada abda-ziiz ee 15 dagmo isugu imaadaan was mahadsantihii ma’am ulna gobolka banaadir.




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

Aabe cumar

Aabe Walaac Ka Muujiyay Xaaladda Wiilkiisa Oo Ku Xiran Talyaaniga Daawo Video

Aabaha dhalay Xaashi Cumar Xasan oo muddo 15 ...
DSC01675

Daawo Sawirrada Meydadka Dhagarqabayaashii Shalay Galay Xarunta UNDP Oo Saaka Halkaasi Laga Qaaday

Akhristayaasha Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
galgaduud

Shirkii Looga Hadlayay Aayaha G/Dhexe Oo La Soo Gebagebeeyay

Shirkii wadatashiga ahaa ee looga hadlayay aayaha gobolada ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax

WARKA SUBAX 20.6.2013
AL-Shabaab14

Dagaal Culus Oo U Dhaxeeyay Maleeshiyaad Ka Wada tirsan Shabaab Oo Xalay Ka Dhacay Baraawe

Iska horimaad xooggan o u dhaxeeyay maleeshiyaad ka ...
madiina

Xaalada Caafimaad Ee Dhaawacyadii Shalay La Dhigay Cisbitalka Madiina Oo Soo Hagaageysa

Waxaa ka soo reyneysa xaalada Caafimaad ee dadkii ...
mareykanka calan

Mareykanka Oo Cambaareeyay Weerarkii Argagixiso Ee Shalay Lagu Qaaday Xarunta Hey’adda UNDP

Dowladda Mareykanka ayaa si Kulul u cambaareysay weerarkii ...
Boqashada_baarlmaanka_belgium

Gudoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Iyo Wafdigiisa Oo Booqday Xarunta Baarlamaanka Dalka Belgium “SAWIRRO”

Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee golaha Baarlamaanka Federaalka ...
IMG_9525

Riwaayad lagu wacyigalinayey dadka Muqdisho oo la soo bandhigay “DAAWO VIDEO+SAWIRRO”

Riwaayada oo magaceedu uu ahaa “qarsataye ma adin ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
sawirka wasiirka

Maamulka Puntland oo Cambaareeyey Weerarkii Argagixisadu ay ka Geysteen Xarunta Hay’adda UNDP

Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo shir ...
DSC04640

Madaxweyne Xasan: Al Shabaab Waxey Dhib ku Hayaan Shacabka Mana Naga Leexin Karaan Howlaha Nabadeynta–WARSAXAAFADEED

Muqdisho, 19 June 2013 – Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka ...
ban-ki-moon

Ban ki Moon oo Cambaareeyay Weerarkii argagaxiso ee Maanta Lagu Qaaday Xarunta Q.M ee Muqdisho

Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay Ban Ki Moon ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeenimo ee Radio Muqdisho

WAR HABEEN 19.06.2013
IMG_7735

DAAWO SAWIRRADA:-Shirweynaha Qaran ee Waxbarashada oo Maanta Galay Maalintiisii Labaad

Shirweynaha qaran ee dib u habeynta waxbarashada dalkeena ...
DSC06099

DAAWO SAWIRRADA:-Weerarkii Argigixisonimo Ee Ay Maanta Fashiliyeen Bartilmaameedkiisa Ciidammada Qalabka Sida

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
IMG_0633

Ra’iisul Wasaare Saacid “Qaraxyada Fulaynimada Ah Nagama Hor Istaagayaan Dib U Soo Celinta Nabadda.”“SAWIRRO”

Muqdisho, 19, June, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
kay

Qaramada Midoobay oo Cambaareysay Weerarkii Argagixiso oo Maanta Lagu Qaaday Xarunta Q.M ee Muqdisho:-WARSAAFADEED

Mogadishu, 19 June 2013 – Wakiilka gaarka ah ...
Annadif

Midowga Afrika oo Cambaareeyay Weerarkii Argagixiso ee Maanta Lagu Qaaday Xarunta Qaramada Midoobay ee Magaalada Muqdisho.

Wakiilka gaarka ah ee midowga afrika u qaabilsan ...
DSC05683

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Q.M Uga Tacsiyadeeyey Weerarkii Argigixiso Ee Maanta…. WARSAXAAFADEED

Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

WAR DUHUR 19.06.2013
saacid

Ra,iisulwasaare Saacid oo Cambaareeyay Weerarkii Argagaxisada ahaa ee Maanta Lagu Qaaday Xarunta UNka ee Magaalada Muqdisho

Ra’iisulwasaaraha xukuumadda soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ...
Sequence 06.Still008

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka oo Faahfaahin ka Bixiyay Weerarkii Maleeshiyaadka Shabaab ku Qadeen Xarunta UNka ee Magaalada Muqdisho

Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda soomaaliya ...
DSC01626

Mashaariic Ururka Iskaashiga Islaamka uu ku Dhisayo Iskuulo oo Maanta Muqdisho Laga Bilaabay“SAWIRRO”

Mashruuc ururka iskaashiga islaamka ee OIC uu ku ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421154

War Deg Deg ah:-Ciidamada Qalabka Sida oo Soo Gabagabeeyay Howlgalkii Xarunta UNka.

Ciidamada qalabka sida ee soomaaliya  ayaa goor dhow ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421

War Deg Deg ah:Ciidamada Qalabka sida oo Gudaha u Galay Xarunta UNDP

Ciidamada qalabka sida  ayaa gudaha u galay xarunta ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421

War Deg Deg ah:Qarax Goor Dhow ka Dhacay Xarunta ay UNDP ku Leedahay Agagaarka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku ...
Galgaduud

Bulshada Ku Nool G/Galgaduud Oo Soo Dhaweeysay Shirka Looga Hadlayo Aayaha G/Dhexe

Iyadoo uu socdo shirka looga hadlayo aayaha gobolada ...
IMG_7595

DAAWO SAWIRRADA:- Shir-weynaha Qaran Ee Waxbarashada Oo Maalinitii Labaad Ka Socda Muqdisho

Akhristayaasha Sharafta Leh waxan halkan idinkugu soo bandhigeynaa ...
Galmudug-Logo

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Galmudug Oo Deeq Lacageed Gaarsiisay Caruur Habeen Ka Hor Aabihii Dhalay Uu Dilay Hooyadood

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
astaanta-warka1

Dhageyso Warka Subax

WARKA SUBAX 19.6.2013
astaanta_qaranka13

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Qaban-qaabineysa Shir-weyne Qaran Oo Looga Hadlayo Ammaanka Dalka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Dhalxa5

Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamanka F.S. Oo Qaahira Uga Qeybgalaya Shirka Baarlamaannada Carabta

Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
shir qaran

Shir-weynaha Qaran Ee Waxbarashada Oo Galay Maalintiisii Labaad

Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...

Tubta Toosan

TubtaToosan Logo

Barnaamijka Tubta Toosan Hal-Abuurnimada Soomaalida

 Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
TubtaToosan

Sidee loo heli karaa saxaafad xor ah oo mas’uul ah?

Soomaaiya  sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
TubtaToosan1

Barnaamijka Tubta Toosan talo ka dhiibo-DHAGEYSO

Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...

*