Wednesday, October 1st, 2014
ciidanka

Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo la wareegay degmada Cadale

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed kaashanaya kuwa Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay gacan ku haynta degmada Cadale iyo deegaanno ...

Wararka Dalka

dhalinyaro

Dhalinyarada Soomaaliyeed oo codsaday in loo abuuro fursado shaqo

Munaasabad lagu soo bandhigayay xaaladaha ay ku suganyihiin dhalinyarada Soomaaliyeed oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin ka tirsan ...
Sawir hore Ra'iisul wasaare Cabdiweli

Ra’iisul wasaare Cabdiweli oo Agaasimeyaasha guud ku booriyay tayeenta shaqaalaha

Kulanka dhexmaray Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha dowladda ayey ...
Arday SIU

Wasiiro iyo Xildhibaanno garoonka ku sii sagootiyay arday ay Jaamacadda SIU u dirtay Jaamacadda Makerere

Wasiiro iyo Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku sii sagootiyay qaar ka mid ah ...
KIsmaayo

Kulan looga hadlayay doorka haweenka oo lagu qabtay Kismaayo

Kulan looga hadlayay doorka ay haweenku ka qaadan karaan nabadda iyo dib u heshiisiinta ayaa lagu qabtay magaalada ...
raaga ceele

Saraakiisha ciidanka XDS oo kulamo la qaatay bulshada deegaanka Raaga-ceelle

Saraakiisha ciidanka XDS ayaa kulamo la qaatay odayaasha, waxgaradka ku nool deegaanka Raaga-ceelle oo shalay laga xoreeyay maleeshiyaadka ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-arbaco1-10-2014.mp3"][/audio]
2

Madaxweynaha J. F. S. oo gaaray magaalada Jidda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay ka ambabaxay Muqdisho ayaa gaaray dalka boqortooyada Sucuudiga, ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyarada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio ...
Somali-National-Army-1

Ciidammada Xoogga oo kaabiga ku haya Baraawe

Ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay wehliyaan ciidammada AMISOM ayaa gacanta ku dhigay deegaanno iyo tuulooyin cusub oo ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka habeennimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WARKA-HABEEN-30.9.2014.mp3"][/audio]
DSC03935

Ra’iisul Wasaaraha oo soo xiray shirka New Deal (Sawirro)

Muqdisho, 30, September, 2014……. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta soo xiray ...
1

“Sawirro”Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud oo u amba baxay dalka Sucuudiga

Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa galabta ka amba baxay garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle Cusmaan ...
Luuq dagaal

Ciidamada dowladda iyo AMISOM oo la wareegay deegaanka Raage Ceelle

Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta la wareegay gacan ku ...
Agoonta Gaalkacyo 5

Deeq Lacageed oo la gaarsiiyay Agoon ku nool Gaalkacyo “SAWIRRO”

Deeqdaan lacageed oo aheyd mid ay soo dhiibeen gabdho Soomaaliyeed oo ku nool dalka boqortooyada Sucuudiga ayaa lasoo ...
Wasiir ku-xigenka iyo Safiirka Turkiga Olgan Bekar

Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

[caption id="attachment_207430" align="aligncenter" width="360"] Wasiir ku-xigenka Arrimaha dibadda iyo Safiirka Turkiga Olgan Bekar[/caption] Mogadishu, September 30 , 2014- Ku-simaha ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/War-Duhur-30.09.2014.mp3"][/audio]
w_muqdisho_5

Hirgelinta nidaamka Federaalka oo maanta laga hadlay

Shirka looga hadlayo kobcinta tacliinta sare ee dalka iyo Nidaamka Federaalka oo galay maalintiisa labaad ayaa maanta looga ...
cabdiweli1

R/ wasaare Cabdiweli: “Dowladda Switzerland waxay naga caawineysaa Nidaamka Federaalka”"DAAWO VEDIO”

Wefdigan uu la kulmay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, mudane Cabdiweli Sheekh Axmed, ayaa waxaa hoggaaminayey xoghayaha arrimaha Didbedda ee ...
j7

Boqortooyada Sacuudiga oo Soomaaliya ka caawin doonto arrimaha garsoorka “SAWIRRO”

Wasiirka Garsoorka iyo arrimaha dastuurka ee xukuumadda Soomaaliya mudane Faarax Sheekh Cabdiqaadir Maxamed ayaa magaalada Jidaha ee dalka ...
Wasiirka Arrimaha gudaha Cabdullaahi Goodax (Sawir hore)

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo deeq raashin ah ka guddoomay hay’adda bisha cas ee Turkiga”DAAWO VEDIO”

[caption id="attachment_172844" align="aligncenter" width="640"] Wasiirka Arrimaha gudaha Cabdullaahi Goodax (Sawir hore)[/caption] Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya ...
TubtaToosan Logo

Mowqifka Islaamka & Is-miidaaminta

In qofku gooyo naftiisa waa dambi aad u weyn, waxaana ka sii daran in uu qofku naftiisa jaro  ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subaxnimo

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-SUBAX-30-9-2014.mp3"][/audio]
New Deal

Shirka looga hadlayo hirgalinta New Deal oo maanta la soo gabagabeynayo

Maanta ayaa lagu wadaa in la soo gabagabeeyo shirka looga hadlayo sida looga faa’iideysan lahaa mashruuca New Deal ...
howlgal-ciidamada-xds-515x343

Ciidamada Dowladda iyo AMISOM oo ku dhow degmada Cadale

Ciidamada ammaanka iyo kuwa midowga Afrika ee AMISOM ayaa saakay howl-gallo ka bilaabay degaannada xeebta ah ee gobolka ...
IMG_4315

Madaxweynaha oo la kulmay maamulka iyo shaqaalaha gobolka Banaadir-”DAAWO VEDIO + SAWIRRO, DHAGEYSO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan la yeeshay maamulka iyo howl-wadeennada ...
Magaalada-Beledweyne1-300x233

Sheekh Caan ah oo lagu dilay Beledweyne

Kooxo hubeysan ayaa xalay magaalada Beledweyne ku toogtay Macalin Wardi Saalxeey oo ka mid ah culimada caanka ah ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio ...
gaafow

Soomaali Si Qasab Ah Looga Soo Tarxiilay Norway Oo Dib Loo Celiyay

Waaxda socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa maanta muwaadiniin Soomaaliyeed dib ugu celiyay dalka Norway oo si qasab ah ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka habeennimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-HABEEN-29.09.2014.mp3"][/audio]
Sawirka Gudoomiye Jawaari

Guddoomiyaha Baarlamaanka Dalka Oo Kulan La Qaatay Safiirada Turkiga Iyo Q.M Ee Soomaaliya

Guddoomiyaha golaha shacabka ee Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Muqdisho, Safiirka cusub ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WARKA-DUHUR-29.9.2014.mp3"][/audio]
Al-Shabaab-Somali-Islamist-Group

Khilaafka iyo kala qeyb sanaanta Shabaab oo sii xoogeystay “DAAWO Warbixinta”

Khilaaf iyo kala qeyb sanaan hor leh ayaa soo kala dhexgalay maleeshiyaadka Al-Shabaab, taasi oo soo ifbaxday kaddib ...
ridwan

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka oo furay shir looga hadlayo kobcinta tacliinta sare

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Awqaafta iyo Diinta ee xukuumadda Soomaaliya mudane Ridwaan Xirsi Maxamed iyo xubno ka ...

Xulasho

Sawirka Maanta

DSCN0866

Keydka Sawirrada

WARGELIN1

Wargelin: Shaqo ka banaan Shirkadda Ceymiska Islaamiga ah

Shaqadan banaan ayaa waxa soo bandhigay Shirkadda caymiska ...
DSC03517

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka oo furay shirka hiigsiga cusub oo looga hadlayo amniga “SAWIRRO”

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Awqaafta iyo Diinta ...
wasiirka warfaafinta

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay “DAAWO VEDIO”

  Mogadishu, 27 September 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si rasmi ah u furay kalfadhiga shanaad ee baarlamaanka “Sawirro+Video”

[caption id="attachment_205433" align="aligncenter" width="640"] Madaxweyne Xasan Sheekh[/caption] Munaasabadda furitaanka ...
0

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

Mogadishu, 20 September 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
DSC02381

DAAWO SAWIRRADA:- Sida Jimcahan Loogu Damaashaaday Xeebta Liido Ee Magaalada Muqdisho

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Sawir hore Ra'iisul wasaare Cabdiweli

Ra’iisul wasaaraha oo xaaladda dalka faah-faahiyey (Dhageyso)

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda  Federaalka Soomaaliya oo London ku ...
dhuxulow 3

Wasiirka Warfaafinta oo Ammaanay doorka hoggaamineed ee UK

London, 18 September 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
astaanta_qaranka11 ok

Akhriso: Wasaaradda Garsoorka oo soo bandhigtay fursado shaqo

Wasaaradda Garsoorka iyo arrimaha dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya ...
Psdt

Madaxweyne Xasan Sheekh: “Dadka cabashada qaba waa in la soo dhoweeyo shirka Kismaayana lagu soo biiriyo” (Sawirro)

Kismaayo 16 september 2014-Madxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane ...
Sawir Hore

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si rasmi ah u furay shirweynaha dib-u-heshiisiinta Jubbooyinka “VIDEO”

[caption id="attachment_204705" align="aligncenter" width="660"] Sawir Hore[/caption] Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
IMG_9648

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray dhismaha ka socda garoonka Aadan Cadde “SAWIRRO+MUUQAAL”

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
DSC_2412

DAAWO VIDEO: Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

  Mogadishu, 13 September 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
WARGELIN1

WARGeLIN: Shaqo ka banaan Shirkadda First Somali Takaful iyo Retakaful

Shaqadan banaan ayaa waxa soo bandhigay Shirkadda caymiska ...
DSC01411

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka oo xarigga ka jaray dhismaha xarunta Wasaaradda Tacliinta sare “SAWIRRO”

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ...
Duhuxulow

DAAWO VIDEO: Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

Mogadishu, 06 September 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
Feysal Muuse

Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha oo la dardaarmay guddiga farsamo ee maamul u sameynta gobollada dhexe “DAAWO VIDEO”

kulankan, ayaa ahaa mid dardaaran loogu jeedinayey guddiga ...
IMG_6821

Shirkii Looga Hadlayay Sidii Wax Looga Qaban Lahaa Argagixisada Qaarada Afrika oo Nairobi Lagu Soo Gabagabeeyay “SAWIRRO”

Shirkii looga hadlayay sidii wax looga qaban lahaa ...
wasiirka warfaafinta

DAAWO VIDEO: Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

  Mogadishu, 30 August 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
vlcsnap-2014-08-21-08h42m44s116

DAAWO VIDEO:- Barnaamij Gaar Ah Oo Ku Saabsan Lurkii 20ka Sano Iyo Ladnaanta 20ka August “Qeybta 3aad”

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
astaanta_qaranka11 ok

Halkan ka Akhriso Hindise-shaciyeedka Xeerka Saxaafadda oo dhammeystiran

HINDISE-SHARCIYEED Xeerka Saxaafadda Qaranka Hordhac   Qeexidda Saxaafadda Saxaafaddu waa habka loogu gudbiyo ...

TOOS U DAAWO SNTV

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

TOOS U DHAGEYSO IDAACADDA RADIO MUQDISHO

SHIRKA BAARLAMAANNADA OIC TEHRAN

Tubta Toosan

Aftida Raadiyaha

Soomaaliya waxey cagaha ku heysaa Wadada dib u dhiska,hadaba yaa looga baahanyahay?

View Results

Loading ... Loading ...

Polls Archive

Cayaaraha

Tottii

Man City iyo Roma oo Barbardhac Ku Kala Baxay,Barcelona oo Laga Badiyay iyo Chelsea oo Badisay “SAWIRRO”

Group E Kooxda Manchester City ayaa garoonkeeda Etihad Stadium ...
celeeee

Bayern Munich oo Ka Badisay Kooxda CSKA Moscow “SAWIRRO”

Kooxda CSKA Moscow ayaa waxaa caawo garoonkeeda Luzhniki ...
Celee

Stoke oo Ka Badisay Newcastle iyo Cadaadiska Saaran Macalin Alan Pardew oo Sii Kordhay “SAWIRRO”

Kooxda Stoke City ayaa guusheedii ugu horeeysay ee ...
Tevez

Kooxda Juventus oo Laga Badin La’yahay “Sawirro”

Kooxda Juventus ayaa sii wado guulaha ay gaareyso ...
Raul

Atletico Madrid oo Soo Gashay Kaalinta Labaad ee Horyaalka Spain “Sawirro”

Kooxda Atletico Madrid ayaa soo gashay kaalinta labaad ...
Roma

Kooxda Roma Oo Wali Dhinaceeda Dhulka La Dhigi la’yahay

Kooxda Roma ayaa sii wado guulihii ay ku ...
alex

Tottenham iyo Arsenal oo barbardhac ku kala baxay Kulankii north London derby “Sawirro”

Kooxda Arsenal ayaa waxaa garoonkeeda Emirates barbardhac 1-1 ...

Barnaamijyada

Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyarada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio ...
Al-Shabaab-Somali-Islamist-Group

Khilaafka iyo kala qeyb sanaanta Shabaab oo sii xoogeystay “DAAWO Warbixinta”

Khilaaf iyo kala qeyb sanaan hor leh ayaa soo kala dhexgalay maleeshiyaadka Al-Shabaab, taasi oo soo ifbaxday kaddib ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150 (1)

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio ...

Tweets by radiomuqdisho